#Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Somaliland
Explore tagged Tumblr posts
Text
Somaliland oo xaqiijisay in Genel Energy qodayso shiidaal laga helay dalka
Somaliland oo xaqiijisay in Genel Energy qodayso shiidaal laga helay dalka
Somaliland-(Berberanews)-Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xaqiijisay in shidaal laga helay deegaanka Salaxley ee ka tirsan gobolka Maroodi jeex, sida uu shaaciyay wasiirka tamarta iyo macdanta ee Somaliland, Cabdillaahi Faarax Cabdi. Wasaaradda waxay sheegtay in baaritaan ay sameeyeen ay ku ogaadeen shidaalka. Waa shidaalkii ugu horreeyay ee laga helo deegaanka. Wasaaradda tamarta iyo macdanta…
View On WordPress
1 note
·
View note
Text
Shir saddex Geesood ah oo laga yeeshay Qodista Shidaalka Dalka
Shir saddex Geesood ah oo laga yeeshay Qodista Shidaalka Dalka Waxaan aaaminsanahay in Somaliland Shidaal ka buuxo, lana Maal-gashan karo” madaxda GENEL ENERGY. Hargeysa-(Xogside):-Shir saddex geesood ah ayaa shalay laga yeeshay sahaminta iyo qodista shidaalka ku jira Somaliland, kulankaa s oo ay wada yeesheen Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland shirkadda GENEL ENERGY iyo shirkadda dalka…
View On WordPress
0 notes
Text
Shirkadda INDHA BIRTA Oo Cabasho Xoogan Ka Muujisay Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta, Kuna Eedeeyay Inaanu Wasiirku Dhex U Ahayn Shirkadaha Laydhka Ee Uu Dhinac U Xaglinayo.
#Shirkadda INDHA BIRTA Oo Cabasho Xoogan Ka Muujisay Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta, Kuna Eedeeyay Inaanu Wasiirku Dhex U Ahayn #Shirkadaha Laydhka Ee Uu Dhinac U Xaglinayo.
“Wasiirka Macdantu Wakhtigii Uu Ahaa Guddoomiyaha Sompower Wuxuu Si Badheedh U Jarjaray Xadhkahii Laydhka Shirkadda Indhabirta, Taas Oo Khatar Galisay Nafo Iyo Hanti Badan”.
Warsaxaafadeed ay soo saartay Shirkadda INDHO-BIRTA qaybteeda laydhka ayaa cabasho xoogan iyo jariimado dhinaca awooda fulinta ah ka tirsanaysa Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland, waxay Warsaxaafadeed ay…
View On WordPress
0 notes
Text
Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Oo Shaaciyey Qorshe Lagu Nidaamminayo LAYDHKA, Beeniyeyna In Shirkad Gaar Ah Kooto Loogu Xidhayo
#Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Oo #Shaaciyey Qorshe Lagu Nidaamminayo LAYDHKA, Beeniyeyna In #Shirkad Gaar Ah Kooto Loogu Xidhayo
Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Eng. Xuseen Cabdi Ducaale oo Shalay hor-tagay Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada, ayaa beeniyey in Wasaaraddiisu Shirkad gaar ah Kooto ugu xidhayso Laydhka Dalka, waxaanu sheegay inay wadaan Qorshe lagu Nidaamminayo Shirkadaha Laydhka siiya Magaalooyinka Dalka.
Wasiir Xuseen Cabdi Ducaale oo Guddiga Dhaqaalaha Golaha Wakiilladu ugu yeedheen…
View On WordPress
0 notes
Text
Hargeysa, Somaliland, September 7, 2016 (Saxafi) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) ayaa shalay xadhiga ka jaray dhismaha wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland, dhismahaas oo noqday dhismihii ugu quruxda badnaa guud ahaan wasaaradaha dalka ka hirgalay intuu Madaxweyne Siillaanyo hoggaaminaayey talada dalka.
Munaasibadan oo ahayd mid aad loo soo agaasimay waxa hadalo ka jeediyey masuuliyiin kala duwan oo isugu jiray muwaadiniin iyo xubno ka socday shirkadaha xidhiidhka la leh wasaarada Macdanta, waxaana halkaasi madaxweynuhu uu ka jeediyey khudbad, waxaanu shahaadooyin gudoonsiiyey xubno lagu sharfay sida ay uga qaybqaateen dhismaha quruxda badan ee halkaasi laga bineeyey. Waxaanu yidhi madaxweynuhu “Waxaynu ka wada dheregsanahay halka uu dalkeenu marayey (dhaqaale ahaan iyo horumar ahaanba) markii ay Xukuumadda aan gadh-wadeenka ka ahay talada dalka qabatay iyo halka uu maanta dalkeenu marayo marka dhan walba laga eego. Waxa marag ma doon ah in Xukuumaddaydu ay xaqiijisay is-beddel laxaad leh iyo horumar balaadhan oo la taaban karo oo dhinacyo badan leh Kaasoo uu ugu dambeeyey Heshiiskii Casriyeynta iyo Balaadhinta Dekeda Berbera oo Shalay ay kala saxeexdeen dawlada Imaaraadka Carabta iyo Dawlada Somaliland, waana guul u soo hoyatay qarankeenna.
This slideshow requires JavaScript.
Mudanayaal iyo Marwooyin,
Waxa sharaf iyo maamuus ii ah in aan maanta xadhiga ka jaro Dhismahan Bilicda San ee Casriga ah ee loo dhisay Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta. Waxaan halkan si mug leh ugu mahad naqayaa Wasiirka Macdanta iyo Tamarta, mudane Xuseen Cabdi Ducaale iyo Shaqaalaha Wasaaradiisa, maadaama ay suurto geliyeen dhismaha ugu quruxda badan dhismayaasha ay ilaa haatan Xukuumaddu yeelato. Waa dhisme tusaale iyo ku dayashaba u ah qaabka casriga ah ee loo baahan yahay in loo dhiso Xarumaha Dawladda.
Wasiirka Macdanta iyo Tamarta waxa kale oo aan uga mahad-celinayaa dedaalka iyo kartida uu muujiyey ee uu Shirkadaha Baadhista Shidaalka ku qanciyey inay inaga caawiyaan Kharashka ku baxaya dhismaha iyo qalabaynta Dhismahan Bilicda San ee Casriga ah, taasoo uu culayskii kaga dulqaaday in ay Xukuumaddu bixiso wixii kharash dhisme iyo qalaba ku bixi lahaa Xarunta Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta.
Sidoo kale, waxaan jecelahay in aan iyagana halkan si weyn ugu mahad naqo Shirkadihii Baadhista Shidaalka ee iyagu ajiibay codsigii Wasiirka Macdanta iyo Tamarta, kuwaasoo Xukuumad ahaan naga caawiyey kharshka ku baxay dhismaha iyo qalabaynta Dhismahan Casriga ah ee ay yeelatay Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta.
Waxa kale oo aan jecelahay inaan halkan ka bogaadiyo Shirkadda Dhismaha ee NAJAX oo iyagu Xaruntan dhisay iyo Shirkadda Rio Architects oo iyagu lahaa Naqshadaynta Dhismahan Casriga ah.
Guntii iyo geba-gabadii, Xaruntan loo dhisay Wasaaradda Macdanta iyo Tamartu waxay kor u qaaday Bilicda iyo Quruxda Caasimadda, cid kasta oo gacan ka geysatayna waan uga mahad naqayaa”.
ILAAHAY BAA MAHAD LEH,
GUULNA QARANKEENAA LEH,
Madaxweyne Axmed Siillaanyo Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Hargeysa, Somaliland, September 7, 2016 (Saxafi) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) ayaa shalay xadhiga ka jaray dhismaha wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland,
#Madaxweynaha Somaliland#Madaxweyne Axmed Siillaanyo#Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Somaliland#Xadhig ka jaris
0 notes
Text
"Waxaan Idiinku Bushaaraynaynaa In Aanu Dirnay Qalabka Lagu Baadho Macdanta" - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta
“Waxaan Idiinku Bushaaraynaynaa In Aanu Dirnay Qalabka Lagu Baadho Macdanta” – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta
Hargeysa (Berberanews)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macanta iyo Tamarta ee Somaliland Foosi Maxamed Faarax, ayaa sheegay in Wasaaraddu dalka dibaddiisa ka dalabtay dhawaanna la keeni doonto Qalabka lagu baadho Macdanta. Agaasime Foosi waxa uu sheegay kaddib markii ay arkeen inay Shacabku fahmeen Ka Faa’idaysiga kheyraadka dabiiciga ah oo dalkeennu qani ku yahay ay wasaarad ahaan ku dhiirradeen…
View On WordPress
0 notes
Text
Somaliland: Nooca Shidaalka Laga Helay Ceelka Salaxlay oo La Soo Bandhigay
Somaliland: Nooca Shidaalka Laga Helay Ceelka Salaxlay oo La Soo Bandhigay
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Shidaal ka soo burqaday Ceel-biyood laga qodayey deegaanka Bahadhamal oo ka tirsan degmada Sallaxley ee gobolka Maroodijeex. Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas, ayaa faahfaahin ka bixiyey nooca uu yahay Shidaalka laga helay deegaankaas. Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose
View On WordPress
0 notes
Text
Somaliland oo ku dhawaaqday in shidaalkii ugu horreeyey dalka laga qodi doono dhowaan
Somaliland oo ku dhawaaqday in shidaalkii ugu horreeyey dalka laga qodi doono dhowaan
Hargeysa-(Berberanews)-Saraakiil khubaro ah oo ka socota shirkadda Genel Energy oo dhowaan qodaalkii shidaalka ka bilaabaysa Somaliland ayaa Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta la wadaagay qorshayaasha hawleed ee ay shirkaddu samaysay ee la xidhiidha qodaalka shidaalka. Qorshayaasha ay shirkaddu soo bandhigtayayaa waxaa ka mid ahaa qaabka farsamo ee qodaalka ceelka, arimaha uga qorshaysan xaga…
View On WordPress
0 notes
Text
Somaliland iyo Taiwan oo kala saxeexday Heshiis cusub
Somaliland iyo Taiwan oo kala saxeexday Heshiis cusub
Hargeysa-(Berberanews)-Wasiirka Arrimaha Dhaqaalaha ee Taiwan iyo Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Somaliland, ayaa kala saxeexday heshiis ku saabsan macdanta iyo Tamarta. Ambassador Maxamed Xaaji, ayaa faahfaahin ka bixiyay nuxurka heshiiska dhexmaray Somaliland iyo Taiwan. “Waxa farxad ii ah in Jamhuuriyadda Somaliland iyo Taiwan ay kala saxeexdaan heshiiska Tamarta iyo Macdanta oo in…
View On WordPress
0 notes
Text
Wefti ka socda Somailand oo shirweyne caalami ah kaga qaybgalaya Nigeria
Wefti ka socda Somailand oo shirweyne caalami ah kaga qaybgalaya Nigeria
Lagos -(Berberanews)-Wefti sare oo ka socda Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa magaalada Lagos ee caasimadda waddanka Nigeria kaga qaybgalaya shirweynaha caalamiga ah ee shidaalka (SAIPEC- Sub Saharan Africa International Petroleum Exhibition Conferenc, 6th Edition 2022), kaas oo lagaga hadlayo sidii dalalka Afrika u dardargelin lahaayeen ka faa’iidaysiga khayraadka…
View On WordPress
#6th Edition 2022)#Berbera news#SAIPEC- Sub Saharan Africa International Petroleum Exhibition Conferenc#shirweynaha caalamiga ah ee shidaalka#wasiirka macdanta somaliland#wasiirka macdanta somaliland shirka nigeria
0 notes
Text
Wefti ka socda Shirkadda GENEL ENERGY oo booqasho gogol xaadh soo saarida Shidaalka Hargeysa Ku yimi
Wefti ka socda Shirkadda GENEL ENERGY oo booqasho gogol xaadh soo saarida Shidaalka Hargeysa Ku yimi Xogside – Agaasimaha guud ee wasaaradda tamarta iyo macdanta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Mukhtaar Maxamed Cali oo ay weheliyaan xubno kamida agaasime-waaxeedyada Wasaaraddaasi, ayaa madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport ku soo dhaweeyey wefti sare oo ka socda Shirkadda Genel Energy…
View On WordPress
0 notes
Text
Xog ku saabsan heshiiska cusub ee shidaal qodista Somaliland
Xog ku saabsan heshiiska cusub ee shidaal qodista Somaliland
Hargeysa-(Berberanews)-Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixisay heshiis shiidaal qodisa oo ay wada galeen Opic Somaliland Corporation iyo Genel Energy. Xogta oo wasaaraddu ku baahisay boggeeda, ayaa isagoo dhammaystiran u qornaa sidan. “Heshiiska Shidaal qodista Somaliland ee Shirkaddaha Genel Energy iyo Opic Somaliland Corporation (OSC)Shirkaddaha Opic Somaliland…
View On WordPress
#Berbera news#Genel Energy#heshiiska cusub ee shidaal qodista Somaliland#OPIC Somaliland Corporation#shiidaalka somaliland#Xog ku saabsan
0 notes
Text
Somaliland oo laga mastaafuriyay macdan baadhayaal
Somaliland oo laga mastaafuriyay macdan baadhayaal
Hargeysa (Berberanews) – Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay qab-qabatay isla-markaana ay dalka ka Mastaafurisay Shaqsiyaad si sharci-darro ah dalka u soo galay isla-markaana waday hawlo Macdan baadhis ah. Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal, ayaa sheegay inay Xukuumad ahaan dalka ka mastaafuriyeen Dad waday Macdan baadhis sharci-darro ah. Wasiirka oo…
View On WordPress
#berberanews wararka somaliland muqdisho qarax#Berberanews#Somaliland oo laga mastaafuriyay macdan baadhayaal
0 notes
Text
Wasaaradda Tamarta Somaliland oo hood u dhigtay qiimaha laydhka
Wasaaradda Tamarta Somaliland oo hood u dhigtay qiimaha laydhka
Hargeysa (Berberanews)-Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa qiimo dhimis ku samaysay qiimaha laydhka ee dadweynaha laga qaadi jiray. War ka soo baxay Wasaaradda, ayaa lagu sheegay in qiimo dhimis lagu sameeyay qiimaha laydhka dadweynaha iyo goobaha ganacsiga. Warsaxaafadeedka ka soo baxay Xafiiska Wasaaradd ayaa u dhignaa sidan:- “Guryaha dadweynaha halkii yunit waxa hore looga qaadi…
View On WordPress
0 notes
Text
Golaha Wakiillada oo ansixiyay Xeerka Sahaminta Shiidaalka
Golaha Wakiillada oo ansixiyay Xeerka Sahaminta Shiidaalka
Hargeysa (Berberanews)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel-mariyey Xeerka Sahaminta iyo Soo-saaridda Shidaalka oo in muddo horyaallay Golaha Wakiillada. Xeerka oo muddooyinkii u dambeeyey horyaallay Golaha, mudaneyaashuna ka doodeen, isla markaana wax-ka-beddel iyo kaabis lagu sameeyey, waxa golaha u soo gudbiyey Wasaaradda macdanta iyo Tamarta ee…
youtube
View On WordPress
#Berberanews#Golaha Wakiillada oo ansixiyay Xeerka Sahaminta Shiidaalka#Hargeysa#kaas oo ay ka dooddi doonaan Xildhibaannadu maalmaha soo socda. Xildhibaan Maxamuud Axmed Obsiiye oo ka mid ah guddoomiye ku xigeenka guddid#Youtube
0 notes
Text
Somaliland oo Tamarta laydhka gaadhsiinaysa deegaannada Miyiga
Somaliland oo Tamarta laydhka gaadhsiinaysa deegaannada Miyiga
Hargeysa-(Berberanews)-Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Md Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa daahfuray mashruuc balaadhan oo laydhka loogu fidinayo meelaha Miyiga ah ee aanu laydhku gaadhin. Masuuliyiinta ugu sareeya wasaaradda ayaa sheegay in uu wax badan ka tari doono mashruucani baahida laydhka ee Waddanka gaar ahaana meelaha aanu laydhku gaadhi jirin.Wasiirka Macdanta iyo Tamarta…
View On WordPress
0 notes