#wasiirka macdanta somaliland
Explore tagged Tumblr posts
berberanews · 2 years ago
Text
Somaliland oo xaqiijisay in Genel Energy qodayso shiidaal laga helay dalka
Somaliland oo xaqiijisay in Genel Energy qodayso shiidaal laga helay dalka
Somaliland-(Berberanews)-Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xaqiijisay in shidaal laga helay deegaanka Salaxley ee ka tirsan gobolka Maroodi jeex, sida uu shaaciyay wasiirka tamarta iyo macdanta ee Somaliland, Cabdillaahi Faarax Cabdi. Wasaaradda waxay sheegtay in baaritaan ay sameeyeen ay ku ogaadeen shidaalka. Waa shidaalkii ugu horreeyay ee laga helo deegaanka. Wasaaradda tamarta iyo macdanta…
Tumblr media
View On WordPress
1 note · View note
codkasomaliland · 5 years ago
Photo
Tumblr media
Waraysi Xiiso Badan Taabanaya Oo Laga Qaaday Wasiirka Macdanta Somaliland Jaamac Maxamud Cigaal
0 notes
warganenews · 6 years ago
Photo
Tumblr media
Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Jaamac Maxamuud Cigaal, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in macdan lag soo saaro degaannada dalka Somaliland
0 notes
saxafimedianetwork · 6 years ago
Text
Meeqaamka Sare ee Dawladda Imaaraatka Carabtu ku soo dhaweysay Madaxweynaha Somaliland Iyo weftigii uu hoggaaminayey waxay ka turjumaysaa in Xidhiidhka Somaliland Iyo UAE u gudbay Marxalad Sare
Hargeysa, Somaliland, March 10, 2019 (Saxafi) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayay ayaa gaadhay waddanka Imaaraatka Carabta ka dib marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay wadankaas.
Noqo kan ugu horeeya ee hela xog – Ku Biir Boggayaga Facebook-ga
Weftiga Madaxweynaha ayaa ka degay madaarka Albateen Airport ee magaalada Abu dhabi ee caasimada wadanka UAE, waxaana weftiga Madaxweynaha halkaasi ku soo dhaweeyey Wasiirka Caddaaladda ee Imaaraatka, Sultan bin Saeed Al Badi Al Dhaheri iyo Masuuliyiin ka tirsan dawladda Imaaraatka. Madaxweynaha iyo weftigiisu waxa ay laga bilaabo maanta (shalay) guda gali-doonaan kulamaddii rasmiga ahaa ee ay la qaadanayeen masuuliyiinta sar sare ee dawladda Imaaraatka Carabta.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa shalay safar shaqo ugu ambo-baxay dalka isu-tagga Imaaraatka Carabta oo ay marti-qaad rasmi ah ka heleen una soo diray diyaar khaasa.
This slideshow requires JavaScript.
Madaxweynaha waxaa safarkiisa ku wehelinaya wasiirrada wasaaradaha Macdanta iyo Tamarta, Diinta iyo Awqaafta, Ganacsiga Wershedaha iyo Dalxiiska, Mudane Jaamac Maxamuud Cigaal, Mudane Khaliil Cabdilaahi Axmed iyo Maxamuud Xasan Sacad oo isagu kaga sii horeeya weftiga Imaaraatka, waxana uu safarkani qaadan doonaa muddo maalmo ah oo aanay cayimin madaxtooyaddu.
Noqo kan ugu horeeya ee hela xog – Ku Biir Boggayaga Twitterka
Af-hayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamuud Warsame Jaamac, ayaa warbaahinta uga xog-warramay ujeeddada uu salka ku hayo safarka ay Madaxweynaha iyo weftiga uu hoggaaminayaa ugu ambo-baxeen dalka Imaaraatka Carabta, waxana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi,“ Waxa uu safarka madaxweynuhu salka ku hayaa xoojinta xidhiidhka soo jireenka ah ee ka dhexeeya waddamada Imaaraatka carabta iyo Jamhuuriyadda Somaliland oo wadaaga xidhiidh siyaasadeed iyo mid ganacsi, islamarkaana ay ka dhexeeyaan hawlo horumarineed oo aad u waaweyni, waxaana uu dardargelin doonaa xidhiidhka labada dal.”
Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo weftiga uu hoggaaminayaa ugu ambo-baxeen dalka isu-tagga Imaaraatka Carabta, ayaa ah kii labaad ee uu dalkaas ku tago tan iyo intii uu hoggaanka dalka qabtay.
Xidhiidhka u dhexeeya dalalka Somaliland iyo UAE ayaa hadda u gudbay marxalad cusub, waxaana taas dadka siyaasadda iyo arrimaha dublamaasiyadda la socdaan markhaati uga dhigeen meeqaamka sare ee weftiga Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi loogu soo dhaweeyay dalka Imaaraatka Carabta, taas oo la odhan karo waxay u muuqataa wakhti dhow ay labada dhinac u sii horumarin doonaan xidhiidhka taariikhiga ah ee labada shacab ka dhexeeya.
youtube
Xidhiidhka Somaliland Iyo UAE Oo Marxalad Cusub U Gudbay
0 notes
berberanews · 3 years ago
Text
Wefti ka socda Somailand oo shirweyne caalami ah kaga qaybgalaya Nigeria
Wefti ka socda Somailand oo shirweyne caalami ah kaga qaybgalaya Nigeria
Lagos -(Berberanews)-Wefti sare oo ka socda Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa magaalada Lagos ee caasimadda waddanka Nigeria kaga qaybgalaya shirweynaha caalamiga ah ee shidaalka (SAIPEC- Sub Saharan Africa International Petroleum Exhibition Conferenc, 6th Edition 2022), kaas oo lagaga hadlayo sidii dalalka Afrika u dardargelin lahaayeen ka faa’iidaysiga khayraadka…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years ago
Text
Masuulliyiin ka socda Shirkadda Shidaalka ee Genel Energy oo Berbera soo gaadhay
Masuulliyiin ka socda Shirkadda Shidaalka ee Genel Energy oo Berbera soo gaadhay
Berberanews(Berberanews)-maamulaha Shirkadda Shiidaalka ee Genel Energy Mr. Bill Higgs, ayaa safar shaqo ku yimi magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil. Wasiirka Wasaaradda Macdanta Somaliland Md. Cabdilaahi Faarax Cabdi , ayaa hoggaaminayay masuulliyiinta ka socda Shirkadda Genel, waxaana Berbera kusoo dhaweeyay Maayarka Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan iyo Maareeyaha Dekedaha Somaliland Sicìid…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years ago
Text
Somaliland: Nooca Shidaalka Laga Helay Ceelka Salaxlay oo La Soo Bandhigay
Somaliland: Nooca Shidaalka Laga Helay Ceelka Salaxlay oo La Soo Bandhigay
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Shidaal ka soo burqaday Ceel-biyood laga qodayey deegaanka Bahadhamal oo ka tirsan degmada Sallaxley ee gobolka Maroodijeex. Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas, ayaa faahfaahin ka bixiyey nooca uu yahay Shidaalka laga helay deegaankaas. Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years ago
Text
Somaliland iyo Taiwan oo kala saxeexday Heshiis cusub
Somaliland iyo Taiwan oo kala saxeexday Heshiis cusub
Hargeysa-(Berberanews)-Wasiirka Arrimaha Dhaqaalaha ee Taiwan iyo Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Somaliland, ayaa kala saxeexday heshiis ku saabsan macdanta iyo Tamarta. Ambassador Maxamed Xaaji, ayaa faahfaahin ka bixiyay nuxurka heshiiska dhexmaray Somaliland iyo Taiwan. “Waxa farxad ii ah in Jamhuuriyadda Somaliland iyo Taiwan ay kala saxeexdaan heshiiska Tamarta iyo Macdanta oo in…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years ago
Text
Somaliland oo fursad maalgashi oo u weyn u bandhigtay Taiwan
Somaliland oo fursad maalgashi oo u weyn u bandhigtay Taiwan
Typie -(Berberanews)-“Somaliland waxay leedahay maalgashi weyn oo ay ku samaynayso kaydka shidaalka iyo gaaska aan weli laga faa’iidaysan.” Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland ayaa sidaasi u sheegay Madaxweynaha Taiwan, Tsai Ing-wen, isagoo soo bandhigay fursado maalgashi oo booqasho heer sare ah ku timi, sida lagu daabacay wakaaladda wararka ee Reuters. “Dhinaca macdanta Somaliland waxa ay…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years ago
Text
Taiwan oo ka caawinaysa Somaliland ilaalinta xeebaha
Taiwan oo ka caawinaysa Somaliland ilaalinta xeebaha
Berberanews-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Taiwan Mr. Joseph Wu, ayaa daboolka ka qaaday in dalkiisu ka caawinayo Jamhuuriyadda Somaliland ilaalinta xeebaha, taas “oo xoojin doonta ayuu yidhi la dagaallanka budhcad badeedda, isla markaana gacansiin doonta maraakiibta kalluumaysiga ee Taiwan oo ku sugan mandaqaddaasi.” Taageeradan ayaa ku biiraysa iskaashigii hore ee dhinacyada macdanta iyo…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 4 years ago
Text
Somaliland oo laga mastaafuriyay macdan baadhayaal
Somaliland oo laga mastaafuriyay macdan baadhayaal
Hargeysa (Berberanews) – Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay qab-qabatay isla-markaana ay dalka ka Mastaafurisay Shaqsiyaad si sharci-darro ah dalka u soo galay isla-markaana waday hawlo Macdan baadhis ah. Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal, ayaa sheegay inay Xukuumad ahaan dalka ka mastaafuriyeen Dad waday Macdan baadhis sharci-darro ah. Wasiirka oo…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 5 years ago
Photo
Tumblr media
Somaliland oo xidhay goob uu ka shaqaynayay nin Chine ah oo Corona laga helay Hargeysa (berberanews)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa sheegay in la xidhay goob macdanta laga qodo oo ah meeshii uu ka shaqeynayay ninkii laga helay xanuunka Covid19 ee u dhashay dalka Shiinaha, halka la karantiimeeyay qofkii muwaadinka ahaa ee cudurkani soo ritay.
0 notes
warganenews · 8 years ago
Photo
Tumblr media
#Somaliland: Wasiirka #Macdanta Oo Ka Hadley #Arrimaha Ololaha Xisbiga #Kulmiye Iyo Xidhiidhka #Siyaasadad Wasiirka wasaaradda macdanta yo tamarta Somaliland Xusen Cabdi Ducaale ayaa waxaa uu markii ugu horreysay uu banaanka soo dhigay sababata uu uga dhex muuqan waayey olalaha xisbiga KULMIYE iyo Murrashaxa Madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi…
0 notes
warganenews · 4 years ago
Text
Somaliland: Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Laascaanood
#Somaliland: Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta #Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay #Laascaanood
Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland iyo wefdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga magaalada Laascaanood ayaa kormeeray xarunta cusub ee shirkadda Sool Power ee korontada siisa magalaada Laascaanood.
Wasiirka waxa wehelinayay maamulka gobolka Sool iyo wasiirka hawlaha guud iyo masuuliyiin kale.
Wasiirka waxa warbixin ka siiyay shirkadda Korontada Sool Power iyo sida ay u shaqayso…
View On WordPress
0 notes
berberanews · 6 years ago
Text
Somaliland oo Tamarta laydhka gaadhsiinaysa deegaannada Miyiga
Somaliland oo Tamarta laydhka gaadhsiinaysa deegaannada Miyiga
Hargeysa-(Berberanews)-Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Md Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa daahfuray mashruuc balaadhan oo laydhka loogu fidinayo meelaha Miyiga ah ee aanu laydhku gaadhin. Masuuliyiinta ugu sareeya wasaaradda ayaa sheegay in uu wax badan ka tari doono mashruucani baahida laydhka ee Waddanka gaar ahaana meelaha aanu laydhku gaadhi jirin.Wasiirka Macdanta iyo Tamarta…
View On WordPress
0 notes
warganenews · 6 years ago
Text
Somaliland: Shirkadda Korantada INDHO-BIRTA Oo Mar Kale Cabasho Ka Muujiyey Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta
#Somaliland: Shirkadda #Korantada_INDHO-BIRTA Oo Mar Kale Cabasho Ka Muujiyey Wasiirka Macdanta Iyo #Tamarta
Khilaaf Wali Ka Dhex Jira Shirkaddaha Bixiya Adeega Korantada Oo Lagu Xidhiidhiyey Dhexdhexaadnimo La’aan Dawladdeed Iyo Wasiirka Tamarta Oo Jilaa Ka Noqday
Markii ay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi talada la wareegtay waxa Shirkaddaha bixiya adeega korantada ka dhex qarxay Khilaaf xooggan oo aan wali xal loo helin, sababtana waxa loo aanaynayaa Masuuliyiinta Wasaarada Macdanta iyo Tamarta…
View On WordPress
0 notes