Tumgik
#falastiin
Text
ya allah, please grant the people in falastiin peace ya allah, please make fasting easier on them and their families ya allah, please provide them with a plentiful iftaar اللَّهُمَّ مُنْزِلَ الْكِتَابِ سَرِيعَ الْحِسَابِ مُجْرِيَ السَّحَابِ هَازِمَ الأَحْزَابِ اهْزِمْهُمْ وَزَلْزِلْهُم وَانْصُرْنَا عَلَيْهِمْ
Transliteration Allahumma munzil al-kitabi saree’ al-hisabi mujriya as-sahaabi hazim al-ahzaabi ihzimhum wa-zalzilhum wansurna ‘alayhim
Translation [Oh Allah, the revealer of the Book, and the swift in reckoning, the mover of the clouds, and the defeater of the clans; defeat them, and shake them, and grant us victory over them]
ameen
58 notes · View notes
taariikh24 · 2 months
Text
Taariikh nololeedka Yaxya Sinwaar
Ururka Xamaas ayaa maalin talaado 6 August 2024 Yaxya Sinwaar u magacaabay madaxa siyaasadda urur, Sinwar waxa uu bedelay Ismail Haniyeh oo 31 July 2024 lagu dilay caasimadda Iran ee Tehraan ka dib markii uu ka qayb galay xafladda dhaarinta madaxweynaha Iran. Yaxya 2017 ilaa August 6, 2024 wuxuu ahaa madaxa ururka Xamaas ee Gaza wuxuu ka mid yahay kuwa Israel ay ugu doondoonis badantahay, 7…
0 notes
berberanews · 1 year
Text
Guutada Al-Qassam oo sheegtay inay ku filanyihiin dagaalka Dhulka
Palsetine–(Berberanews)-Garabka militari ee Xamaas, guutada al-Qassam, ayaa sheegtay inay awood u leeyihiin inay ka hortagaan duullaan dhulka ah oo Israel ay kusoo qaado Gaza. “Waxaan dib u xaqiijineynaa diyaargarowgeena – annagoo kaashanayna Ilaahay – dhinaca difaaca. Soo jeedinta cadawga ee ah in la balaadhiyo gardarrada dhulka ayaa nagu riixi doonta in aan dhaqaajino doorashooyin cusub oo…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
heile886 · 11 months
Text
Tumblr media Tumblr media Tumblr media
International Journalism Week 2023: Xoghayaha Guud Somali Journalists Syndicate - SJS Mr. Abdalle Ahmed Mumin ayaa maanta hadal ka jeedin doona shirka toddobaadka saxaafadda caalamiga ee ka socda xarunta Jaamacadda Sheffield, oo sidoo kale ah xarunta UNESCO ee warbaahinta, dhaqanka iyo sayniska.
Shirka oo maalintii 2aad galay ayaa looga hadlaya weerarada lagu hayo saxaafadda caalamka: Ukraine, Falastiin iyo Soomaaliya.
Abdalle Ahmed Mumin ayaa hadalkiisu bilaaban doonaa saacadda 10.am (waqtiga GMT). Wuxuuna cinwaankiisu yahay weerarada saxaafadda ee Soomaaliya.
0 notes
maxamedmubaarig · 1 year
Text
وَلَا تَحْسَبَنَّ اللَّهَ غَافِلًا عَمَّا يَعْمَلُ الظَّالِمُونَ ۚ إِنَّمَا يُؤَخِّرُهُمْ لِيَوْمٍ تَشْخَصُ فِيهِ الْأَبْصَارُ )
Allow Ugargaar Reer Falastiin 🇵🇸
Tumblr media
0 notes
haldoornews1 · 2 years
Text
Taageerayaal Koox Faransiis Ah oo Xalay Falastiin Taageero U Muujiyey Kana Cadhaysiiyey Israel
Taageerayaal Koox Faransiis Ah oo Xalay Falastiin Taageero U Muujiyey Kana Cadhaysiiyey Israel
Paris(Haldoor News):-Fiidnimadii xalay, garoonka weyn ee ‘Beerta Amiirrada’ ee ku yaalla caasimadda waddanka Faransiiska ee Paris oo ay ka dhacsayay ciyaar ka tirsanayd koobka naadiyada horyaallada qaaradda Yurub ee Champion-ka oo ay isku haleeleen kooxda Faransiiska ah ee PSG iyo Koox ka dhisan Maamulka Israel oo lagu magacaabo Makaabi Xayfa waxa ka dhacday arrin cadho galisay Israel. Kumannaan…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
nacaybtire · 7 years
Photo
Tumblr media
Qadiyada #Qudus iyo #Falastiin
1 note · View note
tamamita · 3 years
Text
Good night!
Marg bar Amerika
Marg bar Israel
Marg bar Inglees
Falastiin Zindabad 🇵🇸🇵🇸
134 notes · View notes
saxafimedianetwork · 6 years
Photo
Tumblr media
Israel Oo Ka Cadhootay Buug Arday Reer Belgium Ah Qoray Oo Ka Hadlaya Dhibaatada Yuhuudu Ku Hayso Falastiiniyiinta
0 notes
calisaxafi2 · 7 years
Link
3 notes · View notes
Photo
Tumblr media
Waxa ay bogga hore ee wargayska Jarmalka ku soo bandhigeen sawirka ninkaan odayga ah ee Tariinka saaran kaasi oo asal ahaan ka soo jeedo dalka Suuriya balse waqti xaadirkaan qaxooti ku ah wadanka Jarmalka oo qeyb ka ah xulufada reer Galbeedka ee burburinta ka gaystay Suuriya. Haddaba qormada xanuunka leh ee sawirka odayga lagu lifaaqay ayaa waxaa lagu soo gaabiyay in odayga uu joogo meel nabad ah laakiin aysan wejigiisa ka muuqan wax farxad ah maadaama dadkiisa iyo dalkiisa intaba la gumaaday. Waa hubaal in farxadda nafsiga ah ay timaado marka aad si nabad ah ugu nooshahay wadankaaga Hooyo waayo qurbaha iyo dhibaatooyinka yaallo marnaba kuu horseedi maayaan inaad xasilooni ku noolaato. Allaha caawiyo shacabka reer Suuriya, Soomaaliya, Ciraaq, Falastiin, Afgaanistaan, Yemen, Burma, Afrikada dhexe iyo guud ahaan caalamka Islaamka oo lagu abtaleeyay cadaawad iyo isir naceyb iyaga dhexdooda ah. Xg: G.dufle https://www.instagram.com/p/BsUNXZ7FhEZ/?utm_source=ig_tumblr_share&igshid=1m4xzdmfc92s8
0 notes
taariikh24 · 10 months
Text
Ismaaciil haniya hogaamiyaha ururka xamaas
May 6, 2017, Xamaas  ayaa Ismail Abdulsalam Ahmed Haniya u doortay madaxa xafiiska siyaasadda ee kooxda isagoo bedelay Khaled Meshaal, waa iyaasi Falastiini ah wuxuu soo noqday ra’iisul wasaaraha maamulka Falastiiniyiinta (PA) 2006-2007 ka dib markii ururka Xamaas uu ku guuleystay inta badan kuraasta doorashadii sharci dejinta ee Falastiin 2006, Haniyeh waxa kale uu noqday hoggaamiyaha dawladda…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 6 months
Text
Israel oo 5 qof ku dismay weerar ay ku qaaday Falastiin
Shan qof ayaa ku dhaawacantay weerar cirka ah oo ay Israa’iil ku qaaday meel u dhow isbitaalka Yurub ee koonfurta magaalada Khan Younis,sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Wafa oo soo xiganaysa ilo caafimaad. Wakaaladdu waxay sheegtay in ciidamada Israa’iil ay sidoo kale nadiifinayeen dhul beereed ku yaalla xaafadda Al-Manara oo koonfur-bari kaga beegan Khan Yuunis. Waxa ay intaa ku…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
warganenews · 4 years
Text
Somaliland Oo Ku Biirtay Dawladaha Soo Dhaweeyay Heshiiska Isreal Iyo Imaaraadka
Somaliland Oo Ku Biirtay Dawladaha Soo Dhaweeyay Heshiiska Isreal Iyo Imaaraadka
Dawladda Somaliland ayaa ku biirtay Dawladaha Caalamka ee soo dhaweeyay Heshiis Toddobaadkii hore dhex maray Dawladaha Imaaraadka Carabta iyo Isreal.
Heshiiskan Isku-tagga Imaaraadka Carabta iyo Israel ayaa waxa ugu muhiimsan oo ay Israel ogolaatay inay joojiso deegaamayntii ay ka wadday Dhulka Falastiin, taasi oo horseedday inuu Khamiistii la soo dhaafay hirgelo heshiiskan oo uu Maraykanku muddo…
View On WordPress
0 notes
codkasomaliland · 4 years
Text
Somaliland Oo Ku Biirtay Dawladaha Soo Dhaweeyay Heshiiska Isreal Iyo Imaaraadka
#Somaliland Oo Ku Biirtay Dawladaha Soo Dhaweeyay Heshiiska Isreal Iyo Imaaraadka
Dawladda Somaliland ayaa ku biirtay Dawladaha Caalamka ee soo dhaweeyay Heshiis Toddobaadkii hore dhex maray Dawladaha Imaaraadka Carabta iyo Isreal.
Heshiiskan Isku-tagga Imaaraadka Carabta iyo Israel ayaa waxa ugu muhiimsan oo ay Israel ogolaatay inay joojiso deegaamayntii ay ka wadday Dhulka Falastiin, taasi oo horseedday inuu Khamiistii la soo dhaafay hirgelo heshiiskan oo uu Maraykanku muddo…
View On WordPress
0 notes
haldoornews1 · 5 years
Text
Xildhibaan Ilhan Omar Oo Cambaraysay Qorshaha Madaxweyne Trump Ee Xalinta Colaadda Falastiin iyo Yuhuuda.
Xildhibaan Ilhan Omar Oo Cambaraysay Qorshaha Madaxweyne Trump Ee Xalinta Colaadda Falastiin iyo Yuhuuda.
Xildhibaan Ilhan Omar Oo Cambaraysay Qorshaha Madaxweyne Trump Ee Xalinta Colaadda Falastiin iyo Yuhuuda.
View On WordPress
0 notes