#daraawiishta
Explore tagged Tumblr posts
berberanews · 2 years ago
Text
Dad ku dhintay weerar Alshabaab ku qaadday Xero Ciidan
Kismaayo-(Berbernews)-Kooxda Al-Shabaab ayaa saaka weerar ku qaaday xerada ciidamada Daraawiishta Jubbaland iyo Xoogga Dalka ay ku leeyihiin deegaanka Baarsanguuni ee waqooyiga magaalada Kismaayo. Weerarka iyo dagaal xigay ayaa waxaa ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyadoo wararka laga helayo deegaanka ay sheegayaan in Al-Shabaab ay saacado kooban gacanta ku hayeen xerada,…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
nomadsomali · 5 years ago
Text
Tumblr media
This is Taleex castle; Home of the Dervish movement ( Daraawiishta).
Now located in the Taleex district of Sool, Somalia/ Somaliland.
The Somali Dervishes fought the colonial empires from 1899 to 1920. The British empire had to employ the use of aircraft in 1920 (still a novel invention at the time) to squash this resistance. Nomads riding horses armed with rifles and spears.
The Daraawiish were led by Sayid Mohamed Abdulla Hassan, nicknamed The Mad Mullah by the british press.
Tumblr media
Many books were written about the Dervishes both by Somalis and Westerners.
Tumblr media Tumblr media
Aerial survey by British aircrafts before the British campaign. Circa 1919.
Tumblr media Tumblr media
Statues of the sayid (leader of daraawiish) right pic in Mogadishu and left in Jigjiga
Tumblr media
Ruins of taleex castle, present day.
Tumblr media
Tabloid news of the Sayid in 1908
24 notes · View notes
fahadjoy · 4 years ago
Text
👉 21 December 1920 waxaa geeriyooday Aa Saasihii Daraawiishta Halgamaa Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. 👉Afka iyo dhegtu mar mawada shaqeeyaan.
👉Marka Runta sheegisteedu yaraato, Hubsiimadu waa hubka kaliya ee aad kaga badbaadi karto inaad beenta rumaysato.
👉Si fiican u ilaali sumcadaada sababto ah waxay noolaaneysaa inta aad nooshahay in ka badan.
👉Mararka qaarkood habdhaqankaaga iyo dabeecadahaaga ayaa diidaya in lagu caawiyo.
👉In guurku kaa daaho waxay Ka kheyr badan tahay inaa guur khaldan samaysid. Bulshadu waa inay fahantaa midaas, dad badan oo waxaa jira khaatiyan Ka taagan suaal aakhiraad ; goorma guursan iyo maxaad la guursan la'dahay.
👉Ragga 8 ilbiriqsi ayey  jaceyl ugu qaadi karaan dumarka halka dumarka ay ku qaadato 15 bari .
👉Hadii aad raadinaysid, gabadh qurux badan, Akhlaaq leh, Asturan, Aqoon leh, Shaqaysato, Reer Fiican ka soo jeedo , saaxiib waxa kuu sheegayaa in aadan hal qof raadinaynine aad raadinayso naago badan oo kala duwan.
Noole walbaa wuxu xasinooli daremaa markuu Nabad heysto
👉Qaladka soo noqnoqda wax ka badan 3 jeer, waa go'aan cad.
👉Dumar la'aantii noloshu raaxo maleh.
👉Marka uu saygaagu guriga kusoo laabto si diiran u soo dhaweey, weliba iridka uga hortag oo ku dheh xabiibi Alle ayaa ku mahadsan kusoo nabadceliyay, habsii oo labada daan ka dhunko& meesha aad jeceshahay, wax qabow ku qabo una riix riix inta uu ka nafisayo. Ragga buuqa ma jeclo.
👉Aad baay u wacan tahay marka aad guriga ka baxaysid in aad xaaskaaga dhunkato, habsiiso welibana aad garbaha kasii salaaxdo kuna dheh, noloshayda ayaa qurxisay, waa aan kuu xiisi doonaa inta aan kaa maqanahay, waa aanku jeclahay Qaali Alle ayaa ku mahadsan iigu kaa deeqay
👉Badanaa ragga caatada ahi waa ka naago jecel yihiin ragga kale, halka hablaha cayilani ka niman jecel yihiin haweenka kale. Ku darsoo kooxdani si gaar ah ayaa ay isusii jecel yihiin.
👉"Sida wiilku u rabo gabadhii uu jeclaado in uu helo, ayaa ay inantuna xaq u lee dahay wiilkii ay ka hesho in ay hantiso."
👉"Dumarku waa sida qunbaha oo kale waxa ay lee yihiin madax adag balse Gudahooda waxaa ku jira qalbi cad oo qurux iyo wanaag badan." Si aad u hesho, baro habka loo hanto.
👉Dumarku waxa ay qarsadaan dareenkooda, ragguna waxa ay qarsadaan daruuftooda."
👉Qofka ugu badan ee niyaddaada ku soo dhaca, ayaa ah ruuxa kaliya ee aad jacayl baaxad wayn u hayso.
👉Islaan 70 jir ah baa lagu yidhi “haweenku goormay guurka ka quustaan? Markaasay ku jawaabtay “kuwa iga waaweyn hala weydiiyo”.
👉Bal qiyaas, gabadhii nin oday ah guursata si ay hantidiisa u dhaxasho, haddana isaga hortiis geeriyoota! Sacab ayey mudan yihiin dadka isku guursada isfahan , dabeecadda wanaagsan, dulqaadka iyo diinta.
👉Minyaro wax la qaadan karo maaha, isna wax la diidi karo maaha kkkk.
👉🙍Gabareey noqo mid Adeegto ka ah guriga Aabaheed una diyaar garoobaysa gurigeedi.
👉Aqoon-yahannimadaada waxaa ka horraysa in aad leedahay ixtiraam. Waayo ixtiraamku waa aqoonta barkeeda.
👉Nin xaaskiisu ka adagtahay majiree, nin xaaskiisa ixtiraamaa ayaa jira.
👉Dadka waxaa ugu xun, qof markii uu kaa xanaaqo wanaaggaaga inkira, sirahaadana faafiya, wax aadan aheyna kaa sheega!
👉Weligaa qof aadan si dhab ah u jecleyn, si kaftan ah ha ugu oran, “waan ku jeclahay”. Waxaa laga yaabaa, in qofkaasi uu horey qalbiga kuugu haayay ee uu aad kuugu farxo, adiguna aad iska dheeleyso.
👉Waxa kala jira, qof isla markii kugu oranay, “waan ku jeclahay" iyo mid ku dareensiinaya in uu ku jecel yahay ama jeceshahay. Qofka dambe fursad sii, qalbigaagana u fur.
👉Haweenku duunyo uun ma doonan ee dhaqan iyo dadnimo ayey u baahanyiin.
👉Sida uu nooluhu ugu baahan yahay daryeel iyo xanaano, uyuu jacaylkuna ugu baahan yahay dhowritaan maxaa yeelay haddii uu jacaylku waayo fursad uu ku noolaado ama uu ku kobco, waa uu dhimanayaa.
👉Geeridaada waxa ay ku bixiyaan hanti badan, waxa ay sheegaan wanaaggaagii iyo waayahaagii nololeed, mana xasuustaan in aad nolosha uga baahneed caawimaad iyo aqoonsi.
👉Intaad keligaa qol jiiftay Maxaa jimcayaal ku seegay.? Aniga iyo kuwa ila midka ahiba, dib ayaa aan ka qalayn doonnaa insha'Allaah.
👉"Jacaylkasta waa uu xiiso beelaa haddii uu dhaafo xilligiisa.
👉Quruxda iyo deggennida jacaylka waxaa si rasmi ah u dareentaa markii aad gacanta qabsato lammaanahaaga oo aad ku tiraa adiga waaye ruuxa dunidan oo dhan iga kaafiyay.
👉Carruurta quluubtooda waa nadiif laakiin dharkooda ayaa wasakh ah, dadka waaweyna dharkooda ayaa nadiif ah, balse qalbiyadoodu waa wasakh, illaa kuwa Eebbe badbaadiyay maahane.
👉Haddii aad isku mashquuliso fikradaha ay dadka kale kaa aaminsan yihiin, waligaaba maxbuus ayaad u ahaan doontaa.
👉Aduunku waa "guri kiro ah" su walba ood u aaminsantahay inaad adigu leedahay, waad ka tagi maalin uun.. Aakhiraduna waa "gurigaaga  rasmiga ah" hada ayaad ku haysaa gacanta dhismihiisa, su fiican u dhiso.
👉Haasaawaheenii, Ma usoo hilawdaa? Habeenkii markay tahay, Ma lay kaa hor keenaa?
👉Adna aamuskaygaad, isla wayni mooddaa; Anna eray ku deeqaan, afka kaaga goobaa.
       .👉Qalbiga waxaa qurxiya ama foolxumeeya hadba indhuhu waxaay arkaan  maadaama aragtida   dhabta ahi ku xidhantahay qalbiga.
0 notes
codkasomaliland · 6 years ago
Photo
Tumblr media
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Codsaday In Halgankii Daraawiishta SOOL Lagu Daro Xusaska Somaliland Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax oo Ka Hadlay kulan afur aha oo lagu qabtay Madaxtooyada ayaa codsaday In Hlgankii Darawiishta Lagu daro Xusaska Somaliland
0 notes
raadeeronline · 6 years ago
Text
Sawirro: Afhayeenka Golaha Shacabka oo la Hadlay Ciidanka Daraawiishta ee Xuddur
Sawirro: Afhayeenka Golaha Shacabka oo la Hadlay Ciidanka Daraawiishta ee Xuddur
Gudoomiyaha Golaha shacabka BJF soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta meel fagaara ah kula hadlay ciidamadda daraawiishta ee ku sugan degmada Xuddur ee Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed.
Gudoomiye Mursal ayaa isagoo la hadlayay boqolaal ka tirsan ciidamadda daraawiishta Koonfur-Galbeed waxaa uu soo hadal qaaday sida geesinimada leh ee ay u difaacayaan dadka iyo…
View On WordPress
0 notes
yusufaliadam · 7 years ago
Text
Dowladdu dulqaad yaraa.
1985 muddo ku beegan ayaa waxaa rabshado, qalaanqal iyo dhagaxtuur ka billowdey gobolka togdheer u dhaxeeya ciidamadi nabadgelyada iyo dadweynaha magaalada gaar ahaan dhallinyarada.
Markii dhagaxtuurkii socday saacad ayaa waxaa qabsaday, wadddooyinka waaweyn ee magaalada ciidamada sida gaarka ah u tabo baran ee daraawiishta iyo koofiyad cas, kuwa xoogga, magaaladiina waxaa lagu soo saarey…
View On WordPress
0 notes
berberanews · 6 years ago
Text
Agaasimaha Guddida Qandaraasyada Qaranka, oo lacag badan ku bixiyay Xaflad shaki weyn ka abuurtay Magaalada Laascaanood oo bulshada kala qaybisay
Agaasimaha Guddida Qandaraasyada Qaranka, oo lacag badan ku bixiyay Xaflad shaki weyn ka abuurtay Magaalada Laascaanood oo bulshada kala qaybisay
Maxay daarantahay “Xusuustii  aasaaskii Dhaqdhaqaaqii  Daraawiishta” ? Laascaanood-(Berberanews)-Agaasimaha Guddida Qandraasyada Somaliland. Jabarti Axmed Xasan ayaa lacag badan ku kharash gareeyay sidii ay u qabsoomi lahayd  xaflad aan hore uga dhicin Somaliland. Xafladan oo lagu qabtay magaalada laascaanood ee magaalo-madaxda Gobolka Sool, ayaa waxaa loogu magac daray “Xusuustii  aasaaskii…
View On WordPress
0 notes
warganenews · 8 years ago
Text
Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sawirada Iyo Qaabkii Uu U Dhacay Dagaalkii Ay Dhawaan Ku Qaadeen Ciidamada Puntland
#Al_Shabaab Oo Soo #Bandhigay Sawirada Iyo Qaabkii Uu U Dhacay Dagaalkii Ay Dhawaan Ku Qaadeen Ciidamada #Puntland
Ururka Al-Shabaan Ayaa Waxaa Ay Ayaa Soo Bandhigtay Sawiro Iyo Muuqaal Laga Soo Qaada Weerarkii Dhawaan Ee Ku Qaadeen Xero Ciidanka Daraawiishta Maamulka Puntland Ku Lahaayeen Deegaamka Af Urur Ee Gobolka Bari.
Al Shabaab Ayaa Sheegay Weerarkan In Ay Ku Dileen In Ka Badan 60- Askari Oo Katirsanaa Ciidamada Daraawiishta Puntland , Waxa Ay Sidoo Kale Sheegeen In Ay Ku Qabsadeen Dagaalkaasi Gaadiid…
View On WordPress
0 notes
codkasomaliland · 9 years ago
Text
Puntland Oo Dayacatiraysa Dhismayaasha Qadiimka Ah Ee Ciidamadii Daraawiishta Maxamed Cabdalle Xasan Ee Ku Yaalla Gudaha Somaliland
#Puntland Oo Dayacatiraysa Dhismayaasha #Qadiimka Ah Ee Ciidamadii #Daraawiishta Maxamed Cabdalle Xasan Ee Ku Yaalla Gudaha #Somaliland
Xukuumadda Somaliland Oo Aan Ka War-qabin Qorshayaasha Maamul-gobolleedka Puntland
Maamul-Gobolleedka Puntland, ayaa sheegay inay dayactir ballaadhan ku sameynayaan dhismayaashii  Qadiimka ahaa ee ay deganaayeen Ciidamadii Daraawiishta ee hoggaaminayay  Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.
Dhismayaashan oo la dhisay muddo hadda la joogo Qarni,  waxaa ay ku yaallaan Degmada Taleex ee Gobolka Xeysimo …
View On WordPress
0 notes
warganenews · 8 years ago
Text
Somalia: Taliyaha Daraawiishta “25 dagaalyahanno oo Al Shabaab ah ayaan ku dilnay Af-Urur”
Somalia: Taliyaha Daraawiishta “25 dagaalyahanno oo Al Shabaab ah ayaan ku dilnay Af-Urur”
General Saciid Dheere, oo ah Taliyaha ciidanka Daraawiishta maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaalkii dhawaan ka dhacay tuulada Af-urur ay ku dileen 25 dagaalyahanno oo ka tirsanaa Al Shabaab oo ay ku jiraan saraakiil sar sare.
“Qorshaha maamulka hadda waxaa uu yahay sidii amniga loo adkeyn lahaa, kooxaha argagixisadana talaalabii ugu habooneeyd looga qaadi lahaa”, sidaas ayuu hadalkiisa uu sii…
View On WordPress
0 notes
warganenews · 8 years ago
Photo
Tumblr media
#Somalia: #Farmaajo Oo Ka Hadlay #Dagaalkii Ay #Al_shabaab Ku Jabiyeen Ciidamada Maamulka #Puntland, Wacadna Ku Maray Inay #Aargudan Doonaan. Madaxweyne Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay weerarkii ururka Al shabaab ay ku qaadeen xarun ay ciidamada Daraawiishta Puntland ay ku leeyihiin Af-Urur oo ka tirsan Degmada Gal-gala ee Gobolka Bari.
0 notes