#maamulka puntland
Explore tagged Tumblr posts
berberanews · 2 years ago
Text
Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland oo war kasoo saartay dagaalka Laascaanood
Hargeysa-26-03-2023()-Kooxaha huwanta ah ee isugu jira Ciidanka Maamulka Puntland-Somaliya, Argagixisada iyo kuwa nabadiidka ah Ee ku sugan Laascaanood ayaa Barqadii Maanta oo ah maalintii Afraad Ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxa ay weerar ku soo qaadeen fadhiisimada ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee ku sugan duleedka Magaalada Laascaanood. Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
raadeeronline · 5 years ago
Text
VIDEO NEWS: Shirka Madasha Mustaqbalka oo Maalintii 2-aad ka Soconaya Garoowe
VIDEO NEWS: Shirka Madasha Mustaqbalka oo Maalintii 2-aad ka Soconaya Garoowe
  Shirka Madasha Mustaqbalka oo Maalintii 2-aad ka Soconaya Garoowe
Shirka madasha mustaqbalka shaqo ee Soomaaliya ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Shirka waxaa lagu raadinaya qorshe qeexaya mustaqbalka shaqo iyo shaqo abuur ee Soomaaliya,iyada oo ay ka qeybgalayaan dhammaan wasiirrada shaqada ee dowlad-gobolleedyada dalka iyo gobolka Banaadir.
Wasiirka…
View On WordPress
0 notes
warganenews · 7 years ago
Text
Deg Deg: General Morgan Oo La Sheegay Inu Ku Dhaawacmay Dagaalki Tuka-Raq Oo La Soo Xaqiijiyey Balse Xalku Ka Dhawamay + Xaaladiisa Caafimad
#Deg_Deg: #General_Morgan Oo La Sheegay Inu Ku Dhaawacmay Dagaalki #Tuka_Raq Oo La Soo Xaqiijiyey Balse Xalku Ka Dhawamay + Xaaladiisa #Caafimad
Deg Deg: General Morgan Oo La Sheegay Inu Ku Dhaawacmay Dagaalki Tuka-Raq Oo La Soo Xaqiijiyey Balse Xalku Ka Dhawamay
Warar lag kalsoon Yahay oo hada soo gaadhayah Xafiiska wararka Ee Shabakada Wargane News aya aya waxa ay sheegayan in General Morgan lagu Dhaawacay Dagaalki U dhexeeyey Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maamulka Puntland
General Moragan aya waxa la sheegay inu shaxda u degayey…
View On WordPress
0 notes
haldoornews1 · 2 years ago
Text
Masuuliyiin isugu Jira Wasiirro, Xildhibaanno iyo Saraakiil ciidan oo Puntland ka Tirsan oo gaadhay duleedka degmada Boocame ee gobolka Sool.
Masuuliyiin isugu Jira Wasiirro, Xildhibaanno iyo Saraakiil ciidan oo Puntland ka Tirsan oo gaadhay duleedka degmada Boocame ee gobolka Sool.
Laascaanood- 3-Nov-2022 Khamiis(Haldoor News):- Degmada Boocame oo ka Tirsan Gobolka sool oo dhawaan ay la wareegeen Ciidamada Somaliland ayaa manta waxaa degmadaasi duleedkeeda soo gaadhay Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil ciidaan oo ka Tirsan Maamulka Puntland. Lama oga qorshaha rasmiga ah ee masuuliyiintan socdaalka ku yimid duleedka Boocame. Sawirada Masuuliyiinta Puntland ee Yimid Goobtan.
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
xogsidemedia · 2 years ago
Text
Wararkii ugu dambeeyey ee wadahadallada madaxweyne Xasan Sheekh iyo Deni
Wararkii ugu dambeeyey ee wadahadallada madaxweyne Xasan Sheekh iyo Deni Xogside Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegay in weli wadahadallo xasaasi ah ay madaxtooyada maamulka Puntland uga socdaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweyne Saciid C/laahi Deni. Labada mas’uul ayaa weli waxa ay leeyihiin kulamo albaabadu ay u xiran yihiin, isla-markaana ay keli ku…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
codkasomaliland · 5 years ago
Photo
Tumblr media
Dagaal Saaka Dhex-maray Ciidammada Somaliland Iyo Kuwa Puntland Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Wararka aan ka heleyno Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in waaberigii hore ee saaka halkaas uu dagaal ku dhex-maray Ciidamo kala taabacsan Somaliland iyo maamulka Puntland.
0 notes
tayosamenews · 5 years ago
Photo
Tumblr media
Madaxweynaha Puntland Oo Taliye Cusub U Soo Magacaabay Goboladka Sanaag Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-79 Oktoobar 2019 ku magacaabay Taliyaha qaybta Booliska gobolka Sanaag.
0 notes
deeqoidoole · 5 years ago
Photo
Tumblr media
Puntland oo baadi-goobaysa Weriye Abdirizak Terra. Ciidamo ka Tirsan Kuwa Dowladda ayaa maanta Gudaha u galay Dhismaha Hotelka Jubba ee Boosaso, oo la sheegay iney ka Raadinayeen Wariye Cabdirsaaq Terra oo kamid ahaan jiray Weriyeyaasha Hargeysa. Ciidamada ayaa u sheegay Maamulka Hotelka iney soo saaraan wariyahaas oo Labadii isbuuc ee la soo dhaafay si dhuumaaleysi ah ku joogay Boosaso, sidey Ciidamadu sheegeen. Balse Baaritaan dheer kadib, waxaa Ciidamada loo xaqiijiyay inuu Ka Guuray Hotelka isla markaana Subixii hore ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha. Wariyaha ayaa la sheegay inuu intuu joogay Magaalada ka duubtay Muuqaalo ku saabsan Dekedda, Garoonka diyaaradaha iyo Dad kale oo dhaliilsan Dowladda Imaaraadka. Yusuf Abdi Shire (at Bosaso) https://www.instagram.com/p/B3UsJ6-hhT0WQioXIrDqe1MpHJOn0DGsU9WAv40/?igshid=as9t7v5e7zs3
0 notes
rasackyousof · 5 years ago
Photo
Tumblr media
Hambalyo dadka reer Puntland gaar ahaan iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed munaasibadda 1da August. Xuska maalintan waxa ay tahay ujeedada laga leeyahay in loo dabaal dego guulaha ay ugu horreeyso nabadgelyadu ee la gaaray muddadii uu dhisnaa maamulku. Nabadgelyada ayaa fure u ah horumarrada kale ee la sameeyey. Waxa ay tahay in maalintan oo kale la is xasuusiyo yoolkii loo aas aasay maamulka; kaas oo ahaa in dadka deegaanka ay kala amaan helaan, laga amaan helo, colaad Soomaalida kale uga timaaddana ay ka xijaabtaan xilligi ay colaaduhu dalka ka jireen iyo in la horseedo dawladnimo Soomaaliyeed oo dib u yagleelanta taas oo ku dhisan nidaamka dawladnimada daadagsan (ama federal system). Puntland waa ay 21 jirsatay, dawladnimadii Soomaaliyana waa ay soo xoogaysatay, nidaamkii federal-kana dalka wuu ka sii hirgalayaa, taasi waxay ku waajib yeelaysaa hogaamiyeyaasha Puntland, kuwa hadda jooga iyo kuwa soo socdaba, in bulshada laga weeciyo siyaasadaha beeleeysan, kicinta xasaradaha qabiilka iyo ka faa'iidaysiga caadifadaha ka dhalan kara arrimahaas. Hogaamiyeyaasha Puntland waa in ay hormuud u noqdaan dedaallada lagu xoojinayo dawladnimada Soomaaliya; sida isku dhafka iyo dhismaha ciidan qaran oo heer federal ah, federaleeynta nidaamka maaliyadda iyo caanshuuraha dalka, is waafajinta hawlaha iyo mas'uuliyadaha dawladda federal-ka ah iyo dawlad deegaanka iyo in loo jiheeyo dedaallada dawlad deegaanka horumarinta nolosha muwaadiniinta. #somalia #puntland #rasack https://www.instagram.com/p/B0qp_yBnD9P/?igshid=ogxca1e30f7k
0 notes
berberanews · 2 years ago
Text
Maxaabiista Puntland qiil lagu siidaayo looma hayo Abadiyan, hadaaney Qiraal sameyn.
Sababta oo ah, Dowlada puntland ayaa Cod dheer ku sheegtay in aanay qayb ka ahayn Dagaal ka laascanood,–> 12 sarkaal oo Ethiopia utababartay Puntland ayaa 8 kamid ah 12kaa sarkaal kaga dhinteen Laascanood, 4tii Soo hadhayna maxbuus ahaan ayey gacanta somaliland ugu jiraan -> Shuruuda ku xidhan siidaynta maxaabiistasi waa in maamulka puntland qirtaan oo aduunka ubayaamiyaan in ay kujireen oo qayb…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
raadeeronline · 6 years ago
Text
Puntlandi Oo Daah-furtay Mashaariicda Maalgelinta Abaaraha
Puntlandi Oo Daah-furtay Mashaariicda Maalgelinta Abaaraha
Puntlandi oo Daah-furtay Mashriicda Maalgelinta u Adkaysiga Abaaraha.
Garoowe, Juun, 25, 2019: Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay Mashaariicda maalgelinta u adkaysiga Abaaraha iyo kasoo kabashada Saamaynta Isbedelka Cimilada.
Mashaariicdan ayaa qorshuhu yahay inay ka faa’iidaystaan dadka ay saameeyeen abaarihii kala danbeeyey ee dalka ka…
View On WordPress
0 notes
warganenews · 7 years ago
Text
Somalia: Baarlamaanka Maamul Gobolleedka Puntland Oo Kalsoonida Kala Laabtay Wasiiradda Madaxweyne Cabdiwali Gaas.
#Somalia: Baarlamaanka Maamul Gobolleedka #Puntland Oo Kalsoonida Kala Laabtay Wasiiradda Madaxweyne Cabdiwali #Gaas.
Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa goor dhow codka kalsoonida kala laabtay Golaha Wasiirada Madaxweyne Cabdiwali Gaas, kaddib markii ay mooshin ka keeneen.
Kulan Xildhibaanada Baarlamaanka ay goor dhow ku yeesheen xaruntooda Garowe ayaa ku soo dhamaaday in codkii kalsoonida lagala noqday Xukuumadda Gaas.
47 Xildhibaan ayaa ogolaatay, halka 9 Xildhibaan ka aamustay, hal Xildhibaan uu…
View On WordPress
0 notes
haldoornews1 · 4 years ago
Text
Puntland oo 8 shuruud oo aad u adag ku xirtay ka qeyb-galka shirka wada-tashiga doorashada
Puntland oo 8 shuruud oo aad u adag ku xirtay ka qeyb-galka shirka wada-tashiga doorashada
Garoowe(Haldoornews):-Maamulka goboleedka ayaa shuruudihii ugu adkaa ku xiray inuu ka qeyb galo shir dambe oo looga hadlayo arrimaha doorashada, taasi oo sii wiiqeysa rajadii laga qabay in laga gudbo is-mari waaga ka taagan qabashada doorashada dalka. Puntland ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Madaxda Dowladda Federaalka ah ay caqabad ku noqdeenn fulinta heshiiskii doorashooyinka ee 17ka…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
freejournalis · 6 years ago
Text
Tumblr media
Putland: “Maxkamad 5 dhalinyaro ah ku xukuntay dil Toogasho ah”
 Freelance Journalist  War Deg-deg ah
 March 2, 2019 0 Minutes
Maamulka Puntland ayaa xukun ku riday shan ruux oo dhalinyaro ah oo ku eedeysnaa inay ka dambeeyeen fal kufsi ah oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.
Shanta ruux ee la xukumay ayaa la sheegay inay kufsi wadareed ka geysteen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, waxaana lagu xukumay dhamaantood dil toogasho.
Kiiskaan maanta xukunka laga gaaray ma ahan mid la xiriira kiiskii Caaisha Ilyaas, balse waa kiis kale oo ka horeeyay oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Maxkamadda Puntland ayaa Eedeeysanayaasha ku xukuntay Dil Toogasho ah, isla markaana waxaa Taliyaha Xabsiga dhexe ee Magaalada Garoowe lafaray in uu Xabsiga ku sii haayo Eedeeysanayaasha.
https://saxafiyare2.wordpress.com
Cali Max’ed Gaaboow
0 notes
gaaboowmedia · 6 years ago
Text
Tumblr media
Faroole,Sh Shariif iyo Xasan Sh oo Loo Diidan yahay inay ka hadlaan xaflada caleema saarka MW Deni
 Freelance Journalist  Uncategorized
 January 22, 2019 1 Minute
Dawlada Fedeeaalka oo dadaal ugu jirta in Puntland aysan Hadal Jeedin Madaxdii hore Dalka iyo siyaasiyiinta amucaaradka ah.
Xafiisyada Madaxwenaha iyo Raiswasaaraha ee Muqdisho ayaa bilaabay in ay la kulmaan Xildhibaana u badan kuwa kasoo jeeda Puntland si ay ay culeys u saaraan Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Siciid Abdullahi Dani in aan la siinin Madaxdaxweyna yaashii hore Hassan Sh Mohamud iyo Sharif Shatif Sh Ahmed inay goobta ka hadlaan.
Arrintaan o haddi villada ay ku guleysato ay tahay inay dalka inqilaab qarsoon ku qabsatay.
Dhinaca kale waxaa dowladda Farmajo io Xasan kheyre ka welwelsan yihiin Khudbadaha la filayo in ay Jeediyaan Axmed Madoobee iyo Xaaaf oo la hubo inay dowladda runta u sheegi doonaan.
Xildhibaanada loo xil saaray ka shaqeynta arintaan waxa kamid ah Xildhiban Bidhaan wasiirka Kaluumeysiga, Xikdhiban Waaberi, Xikdhiban Xayir wasiir dawlaha Maaliyada, Xildhiban Abtidoon, Xikdhiban Xuseen Iidow, iyo Cabdi Saciid lataliyaha Amniga Farmaajo iyo Cabdi Gani Jaamac oo la taliya ka ah Xafiiska kheyre kana soo jeedo Puntland.
Dowladda oo qorshaheedu uu yahay inay burburiso dhammaan maamul goboleedyada kadib marka la abuuro madax maqaar saar ah ayaa ku guuleysan weysay inay puntland qorashaheeda qarsooon ka fuliso.
Arrintaan waa imtixaanka hadda u yalla puntland inay madaxdii hore ka joojiso inay ka mahadnaqaan casuumadda loo fidiyey maadaama ay yihiin madaxdii xoogeeyey jiritaanka Punland iyo MW Xasan sheekh oo dhameystiray dowlad goboleedyada Distuurka ku yaalla marka laga reebo Maqaamka Xamar oo uu qorshhiisu inuu ka howlgalo haddii uu soo noqon lahaa.
0 notes
codkasomaliland · 5 years ago
Photo
Tumblr media
Madaxweynaha Puntland Oo Taliye Cusub U Soo Magacaabay Goboladka Sanaag Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-79 Oktoobar 2019 ku magacaabay Taliyaha qaybta Booliska gobolka Sanaag.
0 notes