#KALSOONI
Explore tagged Tumblr posts
Text
DJ Robert James Perkins gibt sein Debüt auf Ibiza Stardust Radio
[vc_row][vc_column][vc_column_text]Am 3. Oktober 2024 ist es endlich soweit! DJ Robert James Perkins, der Münchner DJ und Produzent, bekannt für seine unverwechselbare Mischung aus Afro House/House Music und Techno/Melodic Techno, feiert sein Radio-Debüt auf Ibiza Stardust Radio. Dieses mit Spannung erwartete Set wird weltweit live im Stream übertragen und markiert einen weiteren Meilenstein in…
#089DJ Booking München#2024#3. Oktober 2024#Afro House#Altbau Anthems#BEATZEKATZE records#Debüt#DJ Robert James Perkins#DJ Set#elektronische Musik#Ibiza Radio#Ibiza Stardust Radio#KALSOONI#Livestream#München#Professioneller DJ Service München#Radio#Techno
0 notes
Text
I want a Somali person to narrate little mermaid bc lugo maxee ku faleysa? Kalsooni ma leedaho yk. And then going xeebta? At saqdhex? & soliciting the biggest jinn u can find there after the sheikh ur dad sent u to did a whole fatwa abt why u shouldn’t go? Like there’s a lot to unpack (ethnically as manny Jacinto put it)
3 notes
·
View notes
Text
"Anagu hadaanu nahay Kulmiye Kalsooni ayaanu qabnaa.." Muuse Biixi
0 notes
Photo
Allahayow waxaan ku waydiisanaynaa awood annagoo daciif iyo daal ka dareemayna arimaha aduunka. Naga caawi si aan u sii wadno howlaheenna anaga oo foodsaareyna dhib iyo wax kasta oo imtixaannada aad noo soo dirto. Na sii samir iyo iimaan si aan uga gudubno dhibta inaga oo kaashanayna iimaan iyo kalsooni buuxda. Aamiin. (at Wisil) https://www.instagram.com/p/CfRg41dDukm/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Text
0 notes
Text
Xog Rasmi Ah: Sifooyinka Lagu Garan Karo Haweeyneyda Bikrada Ah guurka Ka Hor
Xog Rasmi Ah: Sifooyinka Lagu Garan Karo Haweeyneyda Bikrada Ah guurka Ka Hor
Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol wadaaga ah, Haasaawaha Jaceylkuna waa mid inta badan la isku xog wareesto labada dhinac kahor Guurka. Aduun howli kama dhamaato ismaan dhaaf bini’aadamna waa wax soo jireen ah, cilmiga iyo garashaduna waa furaha guusha aduun iyo aakhiro, waqtiba waqtiga ka danbeeya waxaa sii kordha cilmi lagu ogaado wax…
View On WordPress
0 notes
Photo
"My dream is to become an Arabic-Somali translator. My inspiration to become one came after I interacted with a group of translators. They were translating from Somali to Arabic and vice versa so easily. They seemed confident, friendly and committed and I knew then and there that I wanted to be one. When my mother passed away, I joined the street and hung around with other street children. I used to clean the tyres of big trucks arriving from faraway places to make some money. Now I’m using whatever little resources I have to learn the Arabic language and become like them. I want to be as committed as them."
(Make an Orphan Smile Drive)
https://www.gofundme.com/make-an-orphan-smile-drive
"Riyadaydu waa in aan noqdo turjumaan luuqadaha Soomaaliga iyo Carabida waxaan ku dhiiraday in aan noqdo markii aan arkay koox turjumaano ah. Waxay isku turjumayeen Soomaali iyo luuqada Carabida hadba mid si aad u fudud, waxaa ka muuqatay kalsooni, saxiibtinimo iyo heelanaan, aniguna waan ogaa in aan doonayo in aan noqdo turjumaan. Markii hooyaday dhimatay waxaan noqday darbi-jiif anigoo raaci jiray caruurta kale darbi-jiifka ah, waxaan lacag ka heli jiray shaqo i ahayd in aan nafiifiyo taayirada baaburta ka timaada meelaha fogfog. Iminka waxkasta isoo gala ama ana helo waxaan ku bixiyaa barashada luuqada carabida si aan ula mid noqdo iyaga, waxaan doonaya in aan sidooda oo kale noqdo mid u ah diyaar."
(Barnaamijka Ka Farxi Caruurta Agoomaha/Rajooyinka ah)
https://www.gofundme.com/make-an-orphan-smile-drive
20 notes
·
View notes
Text
xikmad nolosha qoraal
xikmad nolosha qoraal Xogside – Haddii aad sax tahay uma baahnid in aad xanaaqdo, haddii aad khaldan tahayna xaqba uma lihid inaad xanaaqdo. Dulqaadka aad naftaada u muujisa waa kalsooni, kana aad qoyskaaga u muujisaa waa kalgacal, nooca dulqaad ee aad bulshada kale u muujisaana waa qadarin iyo xushmad. Weliga ha ka fekrin dhibaato aad soo dhaaftay, waxay kugu abuurta dareen xun, wax soo socdana…
View On WordPress
0 notes
Video
youtube
haddaadan tuurin, soo noqon maysid 投げかけなければ返ってこない(ソマリ語)
Maxay ka dhigan tahay farriin cirka ka timid?
Taariikhda caalamka boqolaal milyan oo sano
Nuxurka wuxuu ku celceliyaa reincarnation oo isku xigta,
Ogeysiis, baro, oo midba midka kale taageero
Doorka waa sharciga caalamka
Aadanuhu waxay iloobaan oo noolaadaan
Si aan kuu xusuusiyo taas
Jannada ayaa had iyo jeer macluumaadka hoos u dhigeysa
Laakiin xitaa haddii dadku helaan macluumaadkaas, waa ku habboonaantooda
Beddel oo u isticmaal damacaaga
Isku dheelitirka u dhexeeya nolosha iyo dhimashada ayaa jabay sababo la xiriira uruurinta damaca aadanaha.
Ha joojin kororka noocyada halista ah
Dhulku wuu qaylinayaa
Bisha aan taageerayo sidoo kale waa la daalay
Taasi waa sababta
Sideed u ilaalin kartaa farriinta jannada oo u qulqulaya sida ay tahay
Noqo gabi ahaanba muhiim
Doorkaasi waa midka kaliya ee adduunka oo leh 100% kalsooni jannada ka timid.
Mid ka mid ah in ay sii qulquli
Dib u soo noqoshada ugu dambeysa ee noloshaan
<Hastomo Cocoro>
Waxay nolosheeda gelin doontaa khadka waxayna ka ciyaari doontaa doorka ugu dambeeya ee noloshan.
0 notes
Text
Afro House trifft München
[vc_row][vc_column][vc_column_text]Die pulsierende Clubszene Münchens hat einen neuen Soundtrack: Robert James Perkins, einer der aufstrebenden DJs der Stadt, hat seine neueste Single “KALSOONI” veröffentlicht. Mit diesem Track bringt er die Rhythmen des Afro House direkt in die Herzen der bayrischen Metropole und darüber hinaus. Afro House als Herzstück “KALSOONI” ist nicht nur ein weiterer…
#2024#Afro House#Clubmusik#elektronische Musik#House Music#KALSOONI#München#Münchener DJ#Musikrelease#New Music#New Release#Robert James Perkins#Spotify#Tanzmusik#Music
0 notes
Text
Waxu ku yidhi ;
"waxaad u malaysa in aan kugu jeclayn siddaad adigu tahay, Waxaad rumaysan tahay in aan lagu jeclaan karinba, qof walba oo nolashaada ku jira ne uu hadaf wato, Iskuma quurtid wanaag oo dhan, marka Scenarios baad samaysta oo ah innaan anigu ku baahanahay lakinse aan ku jeclayn, goortey baahatidaydu dhamaatana aan ku turaayo, Kalsooni darro xunba ku haysata waxa aqbali kari la'dahay naag la jeclaan karo inaad tahay, Waqtigeyga iyo tamartayda ayaan ku galiya si aan maankaaga sumaysan u badalo si aan ku dareensiiyo qiimahaga iyo jacaylkeyga lkn ima cawinaysid, idhagayso gacaliso anigu adigaan ku jeclahay oo ku raba, siddaad tahay baan kugu jeclahay, garaadkaga jeclahay, shaqsiyadaada jeclahay, jidhkaaga qabkiisa jeclahay inkastoo aaddan adigu ka helin, Habtaadda diiran baan jeclahay, Bushumahaaga jilicsan baan jeclahay inaan dhunkashada ka daynin, haddi aan laabtaada ku jiri karo 24/7 kama dheradeen, maxay kugu adagtahay inaad intaas rumaysatid? Dhabti waan ku jeclahay waan ku caashiqsanahay , kuguma aan jeclaanin inaad idaryeeshid amase aad ikolkoolisid, ana adiga kugu jeclaaday dadnimadaada, Waan ka daalay ee wax iska badal, ruuxdaaada ne dulmiga ka daa, naag aan la heli karin baad tahaye" ❤
0 notes
Text
"Xukuumad ahaan Waxaanu diyaarinay Madaxdhaqameed aanu u dirayno Laascaanood" - Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland
Xukuumaadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay sheegtay inay Madax-dhaqameed u dirayso Gobolka Sool si ay isimadda dhaqanka ee Gobolkaasi ugala hadlaan xaaladda taagan. Xukuumaddu waxa ay intaas ku dartay inay madax-dhaqameedka oo ka kooban gobollada kale ee Somaliland ay kalsooni buuxda siinayso si ay xalka xiisadda ka taagan gobolka Sool ugala Hadlaan Garaaddada Gobollada Buuhoodle iyo Sool.
youtube
View On WordPress
0 notes
Text
0 notes
Photo
"I used to be in love with this guy called Mohammed. Our love was so passionate, and he loved me more than I loved him. After 2 months of him courting me, he proposed that we get married. We were both young, and he didn’t have a job at that time. That made him insecure, and he kept overthinking how to convince my parents that he would take care of me. Of course, I wanted stability too and someone to take care of me. I thought he gave up on us on account that he couldn’t give me a stable future. After two years, out of the blue, he came back to me saying that he has been working work and has managed to save up a lot. He also told me that he has a stable job now to support us. I had to say no because my family rejected him already and I moved on, and the love I had for him dwindled down. He tried to convince me, pleading with me but I kept rejecting him, and I genuinely wish now that I didn't at the time. He kept waiting for me for another year and a half, finding many ways to win me over but I kept repeating to him that my decision was final and it wasn’t going to change. I choose my family over our love. Later, I heard he contracted a type of brain disease and passed away. The people that were with him at the time told me that he gave up on life and didn’t fight the disease. I’ve never told this story to anyone and until this day, and it pains me to death, and I’m filled with extreme regret. He departed this world alone, and I kept refusing his love."
(Bosaso)
"Waxaan jeclaa wiil la oran jiray Maxamed, jacaylkayagu wuxuu ahaa mid aad u xoogan, si aad ah ayuu I jeclaa aniga. Kadib markaanu sheekaysanaynay muddo laba bilood ah, wuxuu isoo jeediyey in aanu is guursano, da’adeenu aad bey u yarayd wakhtigaas isagana shaqo ma haysan, markaas shaqo la’aantu waxay ku keentay cabsi iyo kalsooni darro ah inuu aad uga fekero sidii uu waalidkay ugu qancin laha in isagu kufilaan karo qoyskiisa.Dabcan aniguna waxaan rabay nolol wacan iyo qof aan ka heli karo daryeel, marki waalidkay diiday anigu waxaan haystay in xiriirkayagii halkaas ku joogsaday maadama uusan awoodi karin inuu ku filaado qoyskiisa mustaqbalka.Wakhtigaas muddo ku siman laba sanno wax war ah kama helin. Kadib wuu igu soo noqday wuxuu I sheegay inuu shaqeeyo waxbadana uu meel dhigtay shaqo wacan joogto ahna uu haysto hada. Wuxuu I sheegay in uu hada haysto shaqo wacan oo ku filan noloshayada, markaas anigu waxaan go’aansaday in aan iraahdo maya madaama markii hore qoyskaygu diiday in aanu is guursano, aniguna aan taas aqbalay jacaylkii aan u hayeyna hoos u dhacay. Maxamed wuxuu isku dayey inuu igu qanciyo guurkayaga, aniguna waxaan si joogta ah ugu sheegay in aanan diyaar u ahayn midaas wakhtigan hada aanu joogno. Muddo hal sanno iyo bar ah ayuu go’aansaday in uu isugo wxuu doonayey in uu helo dariiq kale uu markan igu qancin karo, laakiin aniguna waxaan si joogta ah ugu sheegayey in aan qaatay go’aan kama danbays ah suuragala ma aha in aan bdelo go’aankayga. Markan anigu waxaan doortay in aan raaco sida qoyskaygu rabo oo aanan qiimayn jacaylkayaga. Wakhti kadib waxaan maqlay in ku dhacay xanuun dhanka maskaxda ah aakhirkiina ku keenay inuu u dhinto. Dadkii markaas la joogay isaga waxay ii sheegeen in uu nolosha oo dhan ka quustay xanuunka aanu iska dawayn. Sheekadan maanta ka hor cid uma sheegin, waxay igu haysay xanuun aad u daran,waxaan ka qaaday in aan qoomameeyo in badan, aduunka isagoo keligii ah ayuu ka tagay,aniguna waxaan si joogta ah u diiday jacaylkiisi."
(Boosaaso)
29 notes
·
View notes
Text
Dhambaal Jaceyl oo Dareen leh
Dhambaal Jaceyl oo Dareen leh
Xogside – Waxaad xaaskayga ku noqotay sifada ugu xurmada badan ugu xayndaabka adag ee ay haweenay weliba jeclaan lahayd inay lamaanaheeda kula aqal gasho, taas oo ah inuu dhexdeena yaallo jaceyl mug weyn oo kalsooni hagoogan, jaceyl hal qalbi ah oo ka unkamay labo qalbi ah oo isdhameystiray, Jaceyl ah in nafta iska daayee ruuxda laysla wadaago. HADAAN LAYSLA DHIMANAYN, NAFTA LAYSA SIINAYN; SAW…
View On WordPress
0 notes
Video
youtube
tan iyo Muddo la yaqaanno死後から生まれ変わるまで(ソマリ語)
Maxay ka dhigan tahay farriin cirka ka timid?
Taariikhda caalamka boqolaal milyan oo sano
Nuxurka wuxuu ku celceliyaa reincarnation oo isku xigta,
Ogeysiis, baro, oo midba midka kale taageero
Doorka waa sharciga caalamka
Aadanuhu waxay iloobaan oo noolaadaan
Si aan kuu xusuusiyo taas
Jannada ayaa had iyo jeer macluumaadka hoos u dhigeysa
Laakiin xitaa haddii dadku helaan macluumaadkaas, waa ku habboonaantooda
Beddel oo u isticmaal damacaaga
Isku dheelitirka u dhexeeya nolosha iyo dhimashada ayaa jabay sababo la xiriira uruurinta damaca aadanaha.
Ha joojin kororka noocyada halista ah
Dhulku wuu qaylinayaa
Bisha aan taageerayo sidoo kale waa la daalay
Taasi waa sababta
Sideed u ilaalin kartaa farriinta jannada oo u qulqulaya sida ay tahay
Noqo gabi ahaanba muhiim
Doorkaasi waa midka kaliya ee adduunka oo leh 100% kalsooni jannada ka timid.
Mid ka mid ah in ay sii qulquli
Dib u soo noqoshada ugu dambeysa ee noloshaan
<Hastomo Cocoro>
Waxay nolosheeda gelin doontaa khadka waxayna ka ciyaari doontaa doorka ugu dambeeya ee noloshan.
0 notes