#Horumarin
Explore tagged Tumblr posts
diinsoortv · 4 months ago
Text
《jawaari》geeri naxdile gudoomiye_Maxamed Cismaan Jawaar
Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Prof Maxamed Cismaan Jawaari Prof, Jawaari ayaa door weyn ku lahaa dibu dhiska Soomaaliya, waana mid ka mida ah dadkii waqtiga dheer ku soo jiray dowladnimada Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka tacsiyey geeridiisa ayaa ku tilmaamay inuu Prof Jawaari, ahaa mid taariikhda dalka ku leh horumarin iyo…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
heile886 · 5 months ago
Text
Mogadishu-Somalia:- 2-June-2024
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arimaha Caafimaadka & Nafaqada Md. Xildhibaan Dr C/rashiid Maxamed Nur Jilley ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada muqdisho Madaxa xafiiska UNOCHA Somalia Mr Crispen Rukasha.
Kulankaas wuxuu daarnaa xiriirka iyo wada shaqeynta Labada xafiis iyo sida loo horumarin lahaa xiriirka caafimaadka & Nafaqada soomaaliya.
DHAMMAAD
Tumblr media Tumblr media Tumblr media Tumblr media Tumblr media
0 notes
xogsidemedia · 2 years ago
Text
Ma Rumayn Kartaa Hamigaaga | best 1
Ma Rumayn Kartaa Hamigaaga | best 1
Ma Rumayn Kartaa Hamigaaga Walt Disney wuxu ahaa ganacsade iyo filim soo saare Maraykan ah oo ku dhashay sanadkii 1901 Chicago, waxaana uu ka shaqayn jiray wargeysa dalkaasi ka soo baxa. Agaasimaha wargeyska ayaa shaqada ka eryay isagoo sheegy in aanu lahayn curinta fikrado cusub oo lagu horumarin karo wargeyska iyo sheekooyin mala awaal ah oo xiiso leh. Laakiin Walt markii taasi ku dhacday…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
adalmedia · 2 years ago
Text
Cilaaqadka Somaliland iyo Imaradka Carabta oo soo taxnaa muddo dheer, maxaa laga dheefay kaas oo dhinaca la galay mashaariic horumarined iyo iskaashi laba dawladood, oo ka dhaxeeya Somaliland iyo Imaradka Carabta
1 note · View note
willsilvaart · 4 years ago
Photo
Tumblr media
@kodanshamanga #horumarin #metabee #metabots #sketch #study #beginner #modeler #zrbush #anime #メダロット #gameboy #game #cartoon Hello world!, here´s my little study of the weekend, feel free to share if you want, i don´t know the next one but you and i wll figure out soon, Bye Thanks for watching! (at Shonen) https://www.instagram.com/p/COGqDJuhOIM/?igshid=rbgv0x17fp0h
2 notes · View notes
saxafimedianetwork · 6 years ago
Photo
Tumblr media
Sanduuqa Horumarinta Somaliland Oo Kulmiyey Afar Qaaradood
0 notes
berberanews · 3 years ago
Text
Siciid Deni: Hoggaamiyaha kaliya ee  hanaan Dawladnimo u samayn kara Somalia
Siciid Deni: Hoggaamiyaha kaliya ee  hanaan Dawladnimo u samayn kara Somalia
WQ Jamaal GobonimoMusharax Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni oo haatan u taagan in uu u tartamo jagada Madaxweynaha Somaliya, ayaa lagu tilmaamay in uu yahay nin qunyar socod ah oo horumarin kara siyaasada somaliya. Siciid Deni oo  waxa uu sameeyay horumar balaadhan mudadii u hayay madaxtinimada Puntland, waxanu dib u habayn balaadhan ku sameeyay nidaamka maamul ee dawlad Goboleedka Puntland. …
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
somalifaces · 7 years ago
Photo
Tumblr media
Soomaali: Ma danaynaysa in aad soo gudbiso sheekooyinka ku saabsan arrimaha bulshada?
Fursad aad ku hor’umariso xirfadaada soo gudbineed, ma doonaysaa in aad kasbato saaxiibo badan xiiseeya qoraalkaga, hadana fursad aad ku gudbiso qoraaladaada, laguna soo bandhigo?
Waa fursad aad ku horumarin karto xirfadaada qoraalnimo ee soo gudbinta qisooyinka ka dhaca bulshada dhexdeeda, waa fursad aad ku hor'umarin kartid sawirqaadista, dhanka kale waxaad fursad u helaysaa in qoraalkaaga lagu daabaco bogga Somali Faces iyo warbaahino kale oo caalami ah.
Tababarka waxaa bixin doona, kuna hagi doona koox ku takhasustay soo tebinta qosooyinka iyo sida ugu fiican loosoo gudbinkaro, fursadan ka fa’iidayso si aad u hesho fursad aad ku daabici kartid qoraaladada bogga Somali Faces iyo kuwa caalamiga ahba.
Ka qaybgalayaashu waxay heli doonaan qalab ka caawin doona shaqadooda iyo xirfada soo gudbinta sheekooyinka, wakhtiga bandhiga sheekooyinka, 3 qof ku guulaysta kaalmaha ugu horeeya waxaa la siin doonaa abaal marin heer caalami ah.
Hadii aad danaynayso fursadan soo gubdi codsigaaga adigoo ku lifaqaya qoraal ah sababta aad ku dooratay fursadan qoraalkagu yuusan ka badan 300 eray, waxaad ku qori kartaa luuqada Soomaali ama Ingiriisi. Fadlan kusoo hagaaji, ciwaankan: [email protected]. Ugu dambayn: 10 Oktoobar 2017.
Ugu danbayntii waxaanu lasoo xidhiidhi/xiriiri doona guulaystayasha. Inta ku guulaysta waxaa lasoo diri doona, warbixin ku saabsan goobta tababarku ka qabsoomi doono iyo wakhtiga la qabanayo.
English: Are you passionate about social justice and storytelling? A chance to improve your skills, make friends, and even get your work published on Somali Faces and have it exhibited?
This opportunity is for young Somalis in the Somali Peninsula who are passionate about social justice and storytelling and want to learn how to tell the stories of others to raise awareness.
You will be trained and mentored by professional writers, and photographers; get to know other talented young people, and have a chance to publish your stories on Somali Faces and international media and have it exhibited.
Participants will receive tools, and we will host exhibitions on the successful completion of the programme wherein top three storytellers will receive awards.
Send your application - an essay about yourself (max. 300 words, in English or Somali) and why you want to learn the art of storytelling to [email protected]. Deadline: 10 October 2017.
Please note that only successful participants will be contacted. Once successful, you will be sent an official invitation with the programme and location of the training.
Somali Faces is a storytelling platform that has catalogued the stories of over 500 Somalis from across the world. It utilises community engagement through social media and social fundraising through the power of storytelling.
17 notes · View notes
warganenews · 5 years ago
Photo
Tumblr media
#Somaliland: Agaasimaha Guud Ee #Waxbarashada Oo Ka Hadlay Shir Muhiim Ah Oo Ka Qabsoomay #Burco Agaasimaha guud ee Wasaaradda Wabarashada Somaliland Axmed Abokar Maxamuud, ayaa ka hadlay xaalada Waxbarasho ee dalka, waxaanu tilmaamay inay Wasaarad ahaan wadaan qorshihii lagu horumarin lahaa Waxbarashada guud ee dalka.
0 notes
saananeeti · 3 years ago
Text
Safiirka imaaraatka ee Soomaaliya iyo ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ayaa ka wada hadlay xaaladada Soomaaliya
Safiirka imaaraatka ee Soomaaliya iyo ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ayaa ka wada hadlay xaaladada Soomaaliya
Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi, Safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya, ayaa kula kulmay James Swan, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, xarunta safaaradda ee caasimadda Muqdisho. Intii kulanku socday, waxay ka wada hadleen arrimo ku saabsan sidii loo horumarin lahaa iskaashiga u dhexeeya Imaaraadka iyo Xafiiska UN-ka ee Soomaaliya, habka waxqabad…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
greattyphoonwitch-blog · 6 years ago
Text
Daawo Sawirada: Dowlada Somalia iyo Hay’adda DFID oo kala saxiixday heshiis shan milyan Dollar oo
Daawo Sawirada: Dowlada Somalia iyo Hay’adda DFID oo kala saxiixday heshiis shan milyan Dollar oo
Soomaaliya Phil Evans ayaa magaalada Muqdisho ku kala saxiixday shan milyan oo dollar oo lagu tageerayo sidii loo horumarin lahaa waxbarashada, gabdhaha.
Shantan milyan ee dollar ayaa waxaa bixineysa hay’adda USAID ee laga lee yahay dalka Mareykanka, waxana heshiiska goob joog ka ahaa agaasimaha hay’adda USAID ee Soomaaliya.
Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdulahi Goodax…
View On WordPress
0 notes
xogsidemedia · 3 years ago
Text
Fikirka Guusha Iyo Wakhtiga Adag
Fikirka Guusha Iyo Wakhtiga Adag
Fikirka Guusha Iyo Wakhtiga Adag Xogside – Walt Disney  wuxu ahaa ganacsade iyo filim soo saare Maraykan ah oo ku dhashay sanadkii 1901 Chicago, waxaana uu ka shaqayn jiray wargeyska dalkaasi ka soo baxa. Agaasimaha wargeyska ayaa shaqada ka eryay isagoo sheegay in aanu lahayn curinta fikrado cusub oo lagu horumarin karo wargeyska iyo sheekooyinka mala awaalka ah oo xiiso leh. Laakiin Mr.Walt…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
barxad · 6 years ago
Text
Jose Mourinho Oo Lagu Taliyay Hal Arin Oo Ka Caawin Doonta Inuu Hagaago Xiriirka U Dhaxeeya Isaga Iyo Paul Pogba
Jose Mourinho Oo Lagu Taliyay Hal Arin Oo Ka Caawin Doonta Inuu Hagaago Xiriirka U Dhaxeeya Isaga Iyo Paul Pogba
Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa horumarin kara xiriirka kala dhaxeeya Paul Pogba isagoo sii wadaya taageerada uu u muujinayo ciyaaryahanka.
Taasi waa aragtida khabiirka kubada cagta Martin Keown kaasoo arkay Mourinho oo garab taagan xiddiga khadka dhexe intii ay socotay kulankii Champions League ee ay United guusha ka gaartay Juventus bartamihii isbuuca.
Pogba ayaa ahaa mid…
View On WordPress
0 notes
saxafimedianetwork · 7 years ago
Text
Shirkadda DP World Oo Xoojinaysa Mashaariicda Horumarineed Ee Somaliland Sanadka 2018
Dubai, UAE, January 8, 2018 (Saxafi/Trade ArabiaNews) – Shirkadda Dubai Port World (DP World) ayaa sheegtay in sanadkii 2017 uu soo galay dhaqaalle ku dhowaad ah hal bilyan oo dollar, taas oo ay sheegeen inay sahli karto in la helo fikrado cusub oo dhanka teknolojiyadda iyo fursado ganacsi ah oo lagu horumarinayo dekedaha ganacsi ee ay maamusho.
(more…)
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years ago
Text
Madaxweynaha Ruushka oo digniin u diray Xulafada NATO
Madaxweynaha Ruushka oo digniin u diray Xulafada NATO
Rusia-(Berberanews)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa dalalka reer Galbeedka ku eedeeyay inay sii huriyeen xiisadaha ka taagan Yurub, isagoo sheegay inay si khaldan u qiimeeyeen natiijada dagaalkii qaboobaa. Isagoo la hadlayay saraakiisha sarsare ee militariga Salaasadii, Putin wuxuu sheegay in Ruushku uu “si ku filan” uga jawaabi doono weerar kasta oo reer galbeedka ah, siina horumarin…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
warganenews · 7 years ago
Text
Somaliland: Murrashaxa KULMIYE oo Sharraxay Sida Dhallinyaradu Hormood uga Noqon Horumar Somaliland Gaadho
#Somaliland: Murrashaxa #KULMIYE oo Sharraxay Sida Dhallinyaradu Hormood uga Noqon Horumar #Somaliland Gaadho
Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si qoto dheer dhallinyarada reer Somaliland u hogo-tusaaleeyey siyaabaha ay naftooda, mustaqbalkooda iyo dalkoodaba u horumarin karaan, isagoo uga digay inay ku milmaan dhaqannada horumarkooda liddiga ku ah ee ku hareeraysan.
Guddoomiye Muuse Biixi oo ka qaybgalay xaflad xisbiga…
View On WordPress
0 notes