#Faa&039;iido
Explore tagged Tumblr posts
Text
Mucjisooyinka Calalinta Fooxa (Lubaanku) U Leedahay Caafimaadka Guud Ee Aadamiga
Sida umadihii hore iyo dunidan casrigu isla waafaqsan yihiin, geedka fooxu waxa uu ka mid yahay dhirta, kuwooda ugu wanaagsan, caafimaad ahaan iyo nadaafad ahaana ugu sareeya, waana geedka kaliya ee soo labeeya timirta marka dhinaca nafciga iyo faa’iidada uu aadamiga u leeyahay laga eegayo.
Fooxu dawooyinka iyo waxyaabaha badan ee laga sameeyo ka sakow waxa uu leeyahay, xanjo aad u macaan oo…
View On WordPress
0 notes
Text
Shirkadda DP World Oo Xoojinaysa Mashaariicda Horumarineed Ee Somaliland Sanadka 2018
Dubai, UAE, January 8, 2018 (Saxafi/Trade ArabiaNews) – Shirkadda Dubai Port World (DP World) ayaa sheegtay in sanadkii 2017 uu soo galay dhaqaalle ku dhowaad ah hal bilyan oo dollar, taas oo ay sheegeen inay sahli karto in la helo fikrado cusub oo dhanka teknolojiyadda iyo fursado ganacsi ah oo lagu horumarinayo dekedaha ganacsi ee ay maamusho.
(more…)
View On WordPress
#Dakhli#Dekedaha#Dhaqaale#DP World#DP World Berbera#DP World Group Chairman & CEO Sultan Ahmed bin Sulayem#Faa&039;iido#Ganacsiga#Horumarin#Isu-Tagga Imaaraatka Carabta#Somaliland
0 notes
Text
Mid Ka Mid Ah Faa’iidooyinkii Ugu Fiicnaa Ee Shabakadaha Xidhiidhka Bulshada
Mid Ka Mid Ah Faa’iidooyinkii Ugu Fiicnaa Ee Shabakadaha Xidhiidhka Bulshada
Akhriste waxa laga yaaba inaad aragtay, qormooyin wargeyska Saxafi kaga hadlayo dhibaatada baraha xidhiidhka bulshadu u leeyihiin bulshada iyo macno darooyinka laga dhaxlay, (more…)
View On WordPress
0 notes