#Gobolka Daad-Madheedh
Explore tagged Tumblr posts
Text
Hayadda u diyaargarowga aafooyinka oo raashin u qaybisay qaar ka mid ah dadka ay abaartu hayso gobolka Daad madheedh
Hayadda u diyaargarowga aafooyinka oo raashin u qaybisay qaar ka mid ah dadka ay abaartu hayso gobolka Daad madheedh Oodweyne (Xogside) Hay’adda u diyaargarowga aafooyinka iyo keydka raashinka qaranka ayaa raashin u qaybisay qaar ka mid ah dadka ay abaartu waxyeelaysay ee ku sugan degmooyinka gobolka Daadmadheedh. Isu duwaha Hay’adda u diyaargarowga aafooyinka iyo keydka raashinka qaranka ee…
View On WordPress
0 notes
Photo
#WarganeTV: Gobolka #DaadMadheedh Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga #KULMIYE Daawo Gobolka Daad Madheedh Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga KULMIYE
0 notes
Text
Hadii Cid Lagu Calaamadinayo Qabyaalad, Kala Furfur Iyo Kala Qaybin, Waxaannu Leenahay Xisbiyada Mucaaridka Ayaa Dhawaaq Dheer Ku Dhiga
#Hadii Cid Lagu #Calaamadinayo #Qabyaalad, Kala #Furfur Iyo Kala Qaybin, Waxaannu Leenahay Xisbiyada Mucaaridka Ayaa Dhawaaq Dheer Ku Dhiga
Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiirka Wasiirka Deegaanka iyo horumarinta reer miiga, Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Bandare, ayaa maanta gaadhi ku wareejiyey degmada Xaaji Saalax ee gobolka Daad-madheedh.
Gaadhigani uu loogu taloo galay degmada ayaa waxa bixisay Xukuumadda Somaliland, waxana munaasibad lagula kala wareegayey jog-joog aha ahaa Maayrka degmadaasi,…
View On WordPress
0 notes
Text
"HADDII CID LAGU CALAAMADINAYO QABYAALAD, KALA FURFUR IYO KALA QAYBIN, XISBIYADA MUCAARIDKA AH AYAA DHAWAAQ DHEER" WASIIR MAXAMUUD XAASHI
“HADDII CID LAGU CALAAMADINAYO QABYAALAD, KALA FURFUR IYO KALA QAYBIN, XISBIYADA MUCAARIDKA AH AYAA DHAWAAQ DHEER” WASIIR MAXAMUUD XAASHI
“HADDII CID LAGU CALAAMADINAYO QABYAALAD, KALA FURFUR IYO KALA QAYBIN, XISBIYADA MUCAARIDKA AH AYAA DHAWAAQ DHEER.” WASIIR MAXAMUUD XAASHI….. Hargeysa(HWN):- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiirka Wasiirka Deegaanka iyo horumarinta reer miiga, Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Bandare, ayaa maanta gaadhi ku wareejiyey degmada Xaaji Saalax ee gobolka Daad-madheedh.…
View On WordPress
0 notes
Text
Oodweyne, Somaliland, November 21, 2016 (Saxafi) – Weftigii Madaxweynuhu hoggaaminayey ee habeen hore u hoyday Burco ayaa saaka u kicitimay dhinaca gobolka Daadmadheedh oo ay xaalad abaareed ka jirto, waxaanu madaxweynuhu markii uu gaadhay halkaasi waxa uu xadhiga ka jaray ceel-biyood laga hirgeliyey Ceel-xumo oo taariikhda markii u horaysay yeelan doonta ceelbiyood humiima.
Waxa kale oo uu madaxweynuhu u kuurgalay xaalada xoolaha ku dhaqan gobolka oo markaasi qaybo ka mid ahi ku sugnayeen ceelasha gobolka, waxa kale oo uu madaxweynuhu la kulmay kooxaha caafimaadka xoolaha ee wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo iyagu hawlgal talaalka xoolaha ah ka waday gobolka daadmadheedh.
Madaxweynaha oo ku guda jira kormeerkiisa ayaa uga sii gudbay dhinaca magaalada Oodweyne oo si labaadhan loogu soo dhaweeyey weftiga Madaxweynuhu horkacayey, iyagoo u dhaafay dhinaca xaaxi oo iyadana laga hirgeliyey Ceel-biyood ku dhaw inuu dhamaado bishan dhamaadkeeda balse biyo laga gaadhay hadda.
This slideshow requires JavaScript.
Kormeerkaasi dheer ka dib madaxweynaha iyo weftigiisu waxay ku soo noqdeen Magaalo madaxda daadmadheedh ee Oodweyne waxaanu la kulmay madaxweynuhu guddida heer qaran iyo heer gobol ee abaaraha Somaliland, waxaanu madaxweynuhu guddida ka dhegeystay xaalada guud ee abaarta gobolka iyo ta deegaanada ka agdhaw, warbixintaasi ka dibna waxa uu madaxweynuhu ku wareejiyey guddida Jeeg lacag ah oo loogu talogalay in boqol booyadood oo biyo ah loogu dhaamiyo dadka iyo duunyada jilicsan een awoodin inay u arooraan ceelasha cusub ee la furay iyo meelo kaleba. sidoo kale waxa uu madaxweynuhu guddida ku wareejiyey Timir iyo Kalluun loogu talogalay in dadka jilicsan loo qaybiyo gaar ahaan dadka nafaqo darada la tiicaya.
Madaxweynaha oo ka hadlay furitaanka Ceel-xumo ayaa yidhi “Farxad weyn ayey itahay in aan maanta ceelkan furo, baahi weyn ayaa loo qabaa, aad iyo aad ayaa dadka, dalka iyo duunyaduba ugu baahan yihiin ceelashan oo kale, kuligeena farxad weyn ayey inoo tahay waana mid wax weyn u tari doona bulshada Insha Allaah”
dhinaca kale Madaxweynuhu mar uu ka hadlay Ceelbiyoodka Xaaxi ee bishan dhamaadkiisa la soo gebegebayn doono waxa uu yidhi “dedaal weyn ayeynu ugu wada jirnaa sidii dadkeenu u heli lahaayeen biyo ku filan miyi iyo magaalaba, ceelkan Xaaxina waxa uu ahmiyad weyn ugu fadhiyaa dadka deegaanka iyo inta abaartu soo barakicisay wanan ku faraxsanahay in aynu maanta xadhiga ka jarno dhawaana laga cabidoono insha allaa”
Ugu dambayntii Madaxweynuhu waxa uu shir la qaatay guddida abaaraha gobolka Daadmadheedh iyo guddida heer qaran ee abaaraha, waxaana weedhihii madaxweynaha ka mid ahaa “Ilaahay waxa aynu ka baryeynaa inuu abaarta inaga jebiyo, dalkana waxa aanu u maraynaa in aanu xogogaal u noqono dhibaatada dadka haysata Ilaahayna u barino inagana dulqaado dhibaatadaa, annagu marwalba waxa aanu diyaar u nahay dawlad ahaan in wax alle wixii aanu qaban karno ee Ilaahayna nala qabto aanu qabano, dadka iyo duunyadaba, idinkana waan idinka mahadnaqayaa sidaad noo soo dhawayseen ee wanaagsan, waxaana aanu ku dedaalaynaa meel aanu wax ka keenaba in aanu ummadda wax la gaadhno”
Dhamaan goobihii madaxweynuhu marayey maanta waxa ka hadlay masuuliyiin ay ka mid yihiin, Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Madaxweynenimo ee Kulmiye, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiyaha Gobolka Daadmadheedh, Maayarka degmada Oodweyne,Wasiiro, xildhibaano, Xubno ka mida guddida heer qaran iyo heer gobol ee abaarayaha, madaxdhaqameed, waayeel iyo waxgarad, waxaanu Madaxweynuhu galabta ku soo laabtay Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer.
Madaxweynaha Somaliland Kormeeray Xaaladda Abaarta Daadmadheedh, Xadhigana Ka Jaray Ceel-Biyoodka Ceelxume Iyo Xaaxi Oo Biyo Laga Gaadhay Oodweyne, Somaliland, November 21, 2016 (Saxafi) – Weftigii Madaxweynuhu hoggaaminayey ee habeen hore u hoyday Burco ayaa saaka u kicitimay dhinaca gobolka Daadmadheedh oo ay xaalad abaareed ka jirto,
0 notes
Text
Tuuladii Laga Difaacay Hargeysa oo Nus Qarni Kaddib Abaalmarin Heshay
Tuuladii Laga Difaacay Hargeysa oo Nus Qarni Kaddib Abaalmarin Heshay
Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Siciid Sulub Maxamed iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Siyaasadda CAli Maxamed Waran-cadde, ayaa ka qayb-galay munaasibad loo sameeyey Kastam Cashuuraha ah oo laga hirgeliyey Tuulada Daba-goraayaale oo ka tirsan Gobolka Daad-madheedh, taas oo ku taalla xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia.
View On WordPress
0 notes
Text
Oodweyne: Masiibo Danab oo sababtay dhimasho iyo dhaawac hal qoys
Oodweyne: Masiibo Danab oo sababtay dhimasho iyo dhaawac hal qoys
Oodweyne-(Berberanews)-Alle haw u naxariistee inta la xaqiijiyay hal qof oo ah hooyo ayaa ku geeriyootay 2 caruura oo ay dhashayna waxa soo gaadhay dhaawac ka dib markii danab uu ku haleelay caawa Degmada oodweyne ee Gobolka Daad-madheedh. Maydka marxuummada iyo dhaawaca caruurtaba waxaa la gaadhsiiyay cusbitaalka Oodweyne oo lagu dawaynayo dhaawaca carruurta. Alle ha u naxariistee Marxuumadda…
View On WordPress
0 notes
Text
Ururka Qareenadda Ee Somaliland Oo Tabobar U Furay Qareennada Ka Hawlgala Togdheer
Burco (XOGSIDE) – Ururka Qareenadda ee Somaliland ayaa tabobar u furay qareenada ka hawlgala goboladda Togdheer iyo Daad-madheedh. Tabobarkan oo ku saabsana wadashaqaynta bahda garsoorka ayaa ah mid kor loogu qaadaayo aqoonta qareenadda iyo habka wadashaqaynta bahada garsoorka goboladda Daad-madheedh iyo Togdheer. Isuduwaha wasaaradda Cadaaladda gobolka Togdheer, taliyaha hawlgelinta ciidamadda…
View On WordPress
0 notes
Text
Madaxweyne Biixi oo xilka ka qaaday gudoomiyihii gobolka Daadmadheedh iyo ku xigeenkiisa
Madaxweyne Biixi oo xilka ka qaaday gudoomiyihii gobolka Daadmadheedh iyo ku xigeenkiisa
Hargeysa, (Berberanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-269/022019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey gudoomiye gobol iyo ku xigeenkiisa.Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne Ku: Axmed Diiriye Cabdillaahi Guddoomiyihii hore ee Gobolka Daad-madheedh Ku:…
View On WordPress
0 notes
Text
Somaliland: “Hadii Cid Lagu Calaamadinayo Qabyaalad, Kala Furfur Iyo Kala Qaybin, Waxaannu Leenahay Xisbiyada Mucaaridka Ayaa Dhawaaq Dheer Ku Dhiga”
#Somaliland: “Hadii Cid Lagu #Calaamadinayo Qabyaalad, Kala Furfur Iyo Kala Qaybin, Waxaannu Leenahay Xisbiyada #Mucaaridka Ayaa Dhawaaq Dheer Ku Dhiga”
Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiirka Wasiirka Deegaanka iyo horumarinta reer miiga, Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Bandare, ayaa maanta gaadhi ku wareejiyey degmada Xaaji Saalax ee gobolka Daad-madheedh.
Gaadhigani uu loogu taloo galay degmada ayaa waxa bixisay Xukuumadda Somaliland, waxana munaasibad lagula kala wareegayey jog-joog aha ahaa Maayrka degmadaasi,…
View On WordPress
0 notes
Text
Somaliland: Oodweyne Kacdoon Dadweyne Oo Wasiirka Macdanta Ka Dhan ah Oo Bilaabmay Iyo Diidmooyin Shidaab-baadhista Ka Dhan ah Oo Furmay
#Somaliland: #Oodweyne Kacdoon Dadweyne Oo #Wasiirka Macdanta Ka Dhan ah Oo Bilaabmay Iyo Diidmooyin #Shidaab-baadhista Ka Dhan ah Oo Furmay
Fadeexadda Oodweyne Shaambad Madow Ku Noqon Doonta Wasiir Xuseen-ka Macdanta Ee Jar iska-xoornimada Ku Maamulaya Hawlaha Shidaal-baadhista
Shacabweynaha ku dhaqan deegaanka Oodweyne ee gobolka Daad-madheedh, ayaa shalay isugu soo baxay mudaharaad ballaadhan oo ay ku diidan yihiin farsamoxumo iyo gacan-togaalayn ay ka tirsanayaan wasiirka macdanta Md. Xuseen Cabdi Ducaale, waxana ay shaaca ka…
View On WordPress
0 notes