#Cabdi Iley
Explore tagged Tumblr posts
saxafimedianetwork · 6 years ago
Photo
Tumblr media
Ma Dhabbaa In Xabsiga Loo Taxaabayo Cabdi Iley Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Ethiopia
1 note · View note
harowonews · 7 years ago
Text
18-ka Jigjiga lagu xabaalay 13 waa Samaroon.
18-ka Jigjiga lagu xabaalay 13 waa Samaroon.
Waxaa maanta Aas qaran loogu sameeyay dadkii lagu xasuuqay dagaamada oramada haba ugu badnadan dadkii lagu laayay magaalada Hawadaay.
Dadka la xasuuqay oo aan wali tiradooda la sugin, 18 raqdooda la helay waxa 15-kii Sept 2017 lagu xabaalay Jigjiga.
18-ka, 13 ka mid ah ama 75% waa reer Sheekh Samaroon khaasatan Makaahiil, marka laga reebo hal marxuun 12-ka kale waa Makaahiil. Halka 50% ay u…
View On WordPress
0 notes
somalisan · 5 years ago
Video
Kismaayo waxaa ka jira Dhaqankii Cabdi iley
0 notes
warganenews · 5 years ago
Text
Somalia: Qorshe La Doonayay In Xabsiga Lagaga Saaro Cabdi Iley Oo Fashilmay Iyo Kooxdii Watay Oo La Qabtay
#Somalia: Qorshe La Doonayay In Xabsiga Lagaga Saaro #Cabdi Iley Oo Fashilmay Iyo Kooxdii Watay Oo La Qabtay
Ciidamada ammaanka ee Itobiya ayaa xidhay dad doonayay inay xabsiga kala baxsadaan Madaxweynihii hore ee deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.
Madaxweynihi hore ee deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa loo haystaa falal kala geddisan oo ka dhacay deegaanka Soomaalida oo ay ka mid yihiin dilal, jidhdil, barakicin, gooba ganacsi iyo kaniisado lagubay dacwado la xidhiidha.
Had…
View On WordPress
0 notes
berberanews · 6 years ago
Video
youtube
Somaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha DDSI Hargeysa(Berberanews):- Xukuumadda Somaliland, ayaa jawaab ka bixisay hadal eedayn ah oo ka soo yeedhay Madaxweynaha Dowlad-deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Mustafe Cagjar oo maalmo ka hor sheegay in Dadkii Masuuliyiinta ka ahaa Maamulkii Cabdi-iley ee uu xilka kala wareegay qaarkood ku dhuumanayaan Somaliland, Puntland iyo Jubbalan oo uu tilmaamay inay qaraxyo ka abaabulayaan.
0 notes
saxafimedianetwork · 6 years ago
Text
Ethio-Somali Region President Abdi Mohamoud Omar Arrested
Ethio-Somali Region President Abdi Mohamoud Omar Arrested
(more…)
View On WordPress
0 notes
saxafimedianetwork · 6 years ago
Text
Xooggag Ka Soo Horjeeda Hoggaanka Dawlad-Deegaanka Soomaalida Ethiopia Iyo Taageerayaashiisa Oo Isku Hirdiyay Addis Ababa
Xooggag Ka Soo Horjeeda Hoggaanka Dawlad-Deegaanka Soomaalida Ethiopia Iyo Taageerayaashiisa Oo Isku Hirdiyay Addis Ababa
(more…)
View On WordPress
0 notes
saxafimedianetwork · 6 years ago
Photo
Tumblr media
Xogo Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxay Socdaal Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Ethiopia Ku Tegay Addis Ababa
0 notes
saxafimedianetwork · 6 years ago
Photo
Tumblr media
Cabdi Maxamuud Iley Oo Maxkamada Ka Dalbaday In Damiin Lagu Sii Daayo
0 notes
saxafimedianetwork · 6 years ago
Text
Cabdi Iley Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Aragtiyaha Iska Soo Horjeeda Ee Lagu Qaabilay
Cabdi Iley Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Aragtiyaha Iska Soo Horjeeda Ee Lagu Qaabilay
(more…)
View On WordPress
0 notes
saxafimedianetwork · 6 years ago
Photo
Tumblr media
Ethiopia-Somali Region President Resigns
0 notes
saxafimedianetwork · 6 years ago
Text
Breaking News: Abdi Iley Steps Down, Finance Minister Replaced As President of Ethio-Somali Regional State
Breaking News: Abdi Iley Steps Down, Finance Minister Replaced As President of Ethio-Somali Regional State
(more…)
View On WordPress
0 notes
saxafimedianetwork · 6 years ago
Text
Qalallaase Hadheeyay Jigjiga Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay
Qalallaase Hadheeyay Jigjiga Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay
(more…)
View On WordPress
0 notes
warganenews · 6 years ago
Text
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Loogu Baaqay Inuu Hargeysa Ku Marti-Qaado Farmaajo, Gaas, Cabdi Iley Iyo Geelle, Si Isbeddellada Mandaqadda Loogu Midoobo
#Somaliland: Madaxweyne #Biixi Oo Loogu Baaqay Inuu #Hargeysa Ku Marti-Qaado #Farmaajo, #Gaas, #Cabdi_Iley Iyo #Geelle, Si Isbeddellada Mandaqadda Loogu Midoobo
Cabdiqaadir Cali Obsiiye oo loogu yeedho ‘Madaxweynaha Mustaqbalka’ isla-markaana ah Siyaasi reer Somaliland ah oo had iyo jeer ka hadla Arrimaha Dalka iyo Mandaqadda ku soo kordha, ayaa Shir-jaraa’id oo uu Shalay ku qabtay Magaalada Hargeysa wuxuu kaga hadlay Xallinta Shaqaaqadii labada Beelood ee Walaalaha ah ku dhex martay Ceel Af-weyn, waxaanu soo dhaweeyay heshiiska Nabadeed ee labadaa…
View On WordPress
0 notes