#xiiso
Explore tagged Tumblr posts
Text
Xiiso iyo xoorba way gudhaan.
Xiiso iyo xoorba way gudhaan. maahmaah somali ah
View On WordPress
0 notes
Text
Manifestation is a term used to describe the act of making something become real. It is a concept that is based on the idea that our thoughts, feelings and actions can shape our reality.
0 notes
Text
Ma Rumayn Kartaa Hamigaaga | best 1
Ma Rumayn Kartaa Hamigaaga | best 1
Ma Rumayn Kartaa Hamigaaga Walt Disney wuxu ahaa ganacsade iyo filim soo saare Maraykan ah oo ku dhashay sanadkii 1901 Chicago, waxaana uu ka shaqayn jiray wargeysa dalkaasi ka soo baxa. Agaasimaha wargeyska ayaa shaqada ka eryay isagoo sheegy in aanu lahayn curinta fikrado cusub oo lagu horumarin karo wargeyska iyo sheekooyin mala awaal ah oo xiiso leh. Laakiin Walt markii taasi ku dhacday…
View On WordPress
0 notes
Photo
My GW2 children
#gw2#guild wars 2#asura#human#charr#norn#sjoti#inquito#myrwalin#ofara#xiiso#887#norqi#ulvehild#amaymonu#only one of them is an asshole#*looks at norqi*#can you see that i have a asura problem#My ocs
14 notes
·
View notes
Text
Hargeysa oo la Ogaaday in Maalinkasta lagu Cuno 2000 oo Neef...Daawo Barnaamij Xiiso leh
Hargeysa oo la Ogaaday in Maalinkasta lagu Cuno 2000 oo Neef…Daawo Barnaamij Xiiso leh
Hargeysa oo la Ogaaday in Maalinkasta lagu Cuno 2000 oo Neef…Daawo Barnaamij Xiiso leh
View On WordPress
0 notes
Text
Xukuumada Kulmiye oo Sanadkan Qorsheysatay Xus 18-May oo u Gaar ah!.
Aduunka dalalka ka jira Dal kastaa wuxuu leeyahay maalin xurmo, xaqdhowr iyo xiiso leh oo ugu xardhan baal dahab ah, oo ah maalin qaran, oo loo asteeyey maalin, loo dabaaldego Dalka oo qaranku ama Dalku leeyahay, Haddaba Jamhuuriyada Somaliland maalinta Qaranku uu leeyahay waa 18-MAY taas oo sanadkasta la qabto dabaaldeg lagu durbaan tunto ama loogu hargo tunto Maalintii qaranka oo ah…
View On WordPress
0 notes
Text
👉 21 December 1920 waxaa geeriyooday Aa Saasihii Daraawiishta Halgamaa Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. 👉Afka iyo dhegtu mar mawada shaqeeyaan.
👉Marka Runta sheegisteedu yaraato, Hubsiimadu waa hubka kaliya ee aad kaga badbaadi karto inaad beenta rumaysato.
👉Si fiican u ilaali sumcadaada sababto ah waxay noolaaneysaa inta aad nooshahay in ka badan.
👉Mararka qaarkood habdhaqankaaga iyo dabeecadahaaga ayaa diidaya in lagu caawiyo.
👉In guurku kaa daaho waxay Ka kheyr badan tahay inaa guur khaldan samaysid. Bulshadu waa inay fahantaa midaas, dad badan oo waxaa jira khaatiyan Ka taagan suaal aakhiraad ; goorma guursan iyo maxaad la guursan la'dahay.
👉Ragga 8 ilbiriqsi ayey jaceyl ugu qaadi karaan dumarka halka dumarka ay ku qaadato 15 bari .
👉Hadii aad raadinaysid, gabadh qurux badan, Akhlaaq leh, Asturan, Aqoon leh, Shaqaysato, Reer Fiican ka soo jeedo , saaxiib waxa kuu sheegayaa in aadan hal qof raadinaynine aad raadinayso naago badan oo kala duwan.
Noole walbaa wuxu xasinooli daremaa markuu Nabad heysto
👉Qaladka soo noqnoqda wax ka badan 3 jeer, waa go'aan cad.
👉Dumar la'aantii noloshu raaxo maleh.
👉Marka uu saygaagu guriga kusoo laabto si diiran u soo dhaweey, weliba iridka uga hortag oo ku dheh xabiibi Alle ayaa ku mahadsan kusoo nabadceliyay, habsii oo labada daan ka dhunko& meesha aad jeceshahay, wax qabow ku qabo una riix riix inta uu ka nafisayo. Ragga buuqa ma jeclo.
👉Aad baay u wacan tahay marka aad guriga ka baxaysid in aad xaaskaaga dhunkato, habsiiso welibana aad garbaha kasii salaaxdo kuna dheh, noloshayda ayaa qurxisay, waa aan kuu xiisi doonaa inta aan kaa maqanahay, waa aanku jeclahay Qaali Alle ayaa ku mahadsan iigu kaa deeqay
👉Badanaa ragga caatada ahi waa ka naago jecel yihiin ragga kale, halka hablaha cayilani ka niman jecel yihiin haweenka kale. Ku darsoo kooxdani si gaar ah ayaa ay isusii jecel yihiin.
👉"Sida wiilku u rabo gabadhii uu jeclaado in uu helo, ayaa ay inantuna xaq u lee dahay wiilkii ay ka hesho in ay hantiso."
👉"Dumarku waa sida qunbaha oo kale waxa ay lee yihiin madax adag balse Gudahooda waxaa ku jira qalbi cad oo qurux iyo wanaag badan." Si aad u hesho, baro habka loo hanto.
👉Dumarku waxa ay qarsadaan dareenkooda, ragguna waxa ay qarsadaan daruuftooda."
👉Qofka ugu badan ee niyaddaada ku soo dhaca, ayaa ah ruuxa kaliya ee aad jacayl baaxad wayn u hayso.
👉Islaan 70 jir ah baa lagu yidhi “haweenku goormay guurka ka quustaan? Markaasay ku jawaabtay “kuwa iga waaweyn hala weydiiyo”.
👉Bal qiyaas, gabadhii nin oday ah guursata si ay hantidiisa u dhaxasho, haddana isaga hortiis geeriyoota! Sacab ayey mudan yihiin dadka isku guursada isfahan , dabeecadda wanaagsan, dulqaadka iyo diinta.
👉Minyaro wax la qaadan karo maaha, isna wax la diidi karo maaha kkkk.
👉🙍Gabareey noqo mid Adeegto ka ah guriga Aabaheed una diyaar garoobaysa gurigeedi.
👉Aqoon-yahannimadaada waxaa ka horraysa in aad leedahay ixtiraam. Waayo ixtiraamku waa aqoonta barkeeda.
👉Nin xaaskiisu ka adagtahay majiree, nin xaaskiisa ixtiraamaa ayaa jira.
👉Dadka waxaa ugu xun, qof markii uu kaa xanaaqo wanaaggaaga inkira, sirahaadana faafiya, wax aadan aheyna kaa sheega!
👉Weligaa qof aadan si dhab ah u jecleyn, si kaftan ah ha ugu oran, “waan ku jeclahay”. Waxaa laga yaabaa, in qofkaasi uu horey qalbiga kuugu haayay ee uu aad kuugu farxo, adiguna aad iska dheeleyso.
👉Waxa kala jira, qof isla markii kugu oranay, “waan ku jeclahay" iyo mid ku dareensiinaya in uu ku jecel yahay ama jeceshahay. Qofka dambe fursad sii, qalbigaagana u fur.
👉Haweenku duunyo uun ma doonan ee dhaqan iyo dadnimo ayey u baahanyiin.
👉Sida uu nooluhu ugu baahan yahay daryeel iyo xanaano, uyuu jacaylkuna ugu baahan yahay dhowritaan maxaa yeelay haddii uu jacaylku waayo fursad uu ku noolaado ama uu ku kobco, waa uu dhimanayaa.
👉Geeridaada waxa ay ku bixiyaan hanti badan, waxa ay sheegaan wanaaggaagii iyo waayahaagii nololeed, mana xasuustaan in aad nolosha uga baahneed caawimaad iyo aqoonsi.
👉Intaad keligaa qol jiiftay Maxaa jimcayaal ku seegay.? Aniga iyo kuwa ila midka ahiba, dib ayaa aan ka qalayn doonnaa insha'Allaah.
👉"Jacaylkasta waa uu xiiso beelaa haddii uu dhaafo xilligiisa.
👉Quruxda iyo deggennida jacaylka waxaa si rasmi ah u dareentaa markii aad gacanta qabsato lammaanahaaga oo aad ku tiraa adiga waaye ruuxa dunidan oo dhan iga kaafiyay.
👉Carruurta quluubtooda waa nadiif laakiin dharkooda ayaa wasakh ah, dadka waaweyna dharkooda ayaa nadiif ah, balse qalbiyadoodu waa wasakh, illaa kuwa Eebbe badbaadiyay maahane.
👉Haddii aad isku mashquuliso fikradaha ay dadka kale kaa aaminsan yihiin, waligaaba maxbuus ayaad u ahaan doontaa.
👉Aduunku waa "guri kiro ah" su walba ood u aaminsantahay inaad adigu leedahay, waad ka tagi maalin uun.. Aakhiraduna waa "gurigaaga rasmiga ah" hada ayaad ku haysaa gacanta dhismihiisa, su fiican u dhiso.
👉Haasaawaheenii, Ma usoo hilawdaa? Habeenkii markay tahay, Ma lay kaa hor keenaa?
👉Adna aamuskaygaad, isla wayni mooddaa; Anna eray ku deeqaan, afka kaaga goobaa.
.👉Qalbiga waxaa qurxiya ama foolxumeeya hadba indhuhu waxaay arkaan maadaama aragtida dhabta ahi ku xidhantahay qalbiga.
0 notes
Text
Introduce paddle challenge and its benefits. A paddle is an infant oar. It is used to guide a small boat over the water. boat When someone paddles a boat, it propels itself. wade Paddling is the only way to navigate shallow water.
LEARN MORE HERE AND CLICK THE LINK
0 notes
Text
Murugada lama Jogteeyo
Murugada lama Jogteeyo Nin xikmad badnaa ayaa saaxiibadii uga sheekeeyay qiso xiiso badan, markii uu dhameeyay ayay dhamaantood wada qosleen. Haddana isla sheekadii ayuu mar kale ku celiyay , markii uu dhameeyay tiro intii hore badhkeed ah ayaa qososhahay. Haddana mar kale ayuu bilaabay sheekaddii oo uu ku soo celiyay ilaa uu dhameeyay, laakiin markan qofna wuu qosli waayay. Markii ay qosli…
View On WordPress
0 notes
Text
Sheekooyin
1. Nin ayaa xaaskiisa waxay ku liidatay cunta karinta, wuxuu soo qaatay warqad weyn oo ay ku qoranatahay “Alle wuxuu jecelyahay shaqada la qabanayo si wanaagsan in loo qabto.” wuxuuna suray darbiga jikada, markay aragtay way ka fujisay, waxayna ku dhajisay sariirta jiifka.
2. Nin baa gabar lagu Nikaaxinayay, Markaasuu Shiikhii kuyiri: Shiikhoow imisad iga Rabtaa? Shiikhii wuxuu yiri:Aniga lacag Go'an ma Qaato, Lacagta Aan Qaato Waxaan Kusaleeyaa Gabadha Aan Nikaxayo Quruxdeda.Mid kasta Midda ka Qurux Badan Way iiga Lacag Badantahay.Ninkii Gabadha Lagu Nikaxay wuxu Siiyey Shiikhii 10$ Shiikhii Waa Uu Yaabay Waxaa Uu Fiiriyey Gabadhii Wajigeeda👱,Waxaa Uuna iska Soo Celiyey 5$ Marka Layiri Maxaad Usoo Celisayna Waxaa Uu Yiri: Annigu Xaaraan Ma cunno.
3. Hooyo hoddan/qani ah ayaa dariskeedaa milix/cuzbo weydiisatay. Waxa la weydiiyay sababta, maaddaama ay xaafaddeeda milix badan taallo. Waxay ku jawaabtay, “reerkan wax bey na weydiistaan mar kasta, waayo waa dad sabool ah, anna wax yar oo ay awoodaan baan weydiistay.hooyo wax gooya ma leh walaahi.
4. Waagii aan dugsiga sare dhiganayay ayaa maalin waxaan derbiga iskuulka ku qoray “berri ciddaada ayaan kaa soo doonan rabaa ee iskuulka ha imaanin” waxaana maalinkii xigtay iskuulka u gembisay 132 gabar, 14 macallimad iyo maamadii maamulaha ka aheed iskuulka.
5. Islaan waayeel ah, baa inan ay dhashay laba arimood kala doorransiiyay: “Hooyo ma oday baan sannadkan kuu guuriyaa, mise Xajka ayaan ku geeyaa? Islaantu, iyadoo xishoonaysa, ilna inanka ku xadaysa, waxay tiri: ” Maandhoow kacbadu ma iyadaa duulaysa.
6 Gabar baa u tagtay Nin digtoor ah. Waxay ku tiri, “Dhaqtaroow dhibaato ayaa i haysata, ninkaan wax yar la hadlaba waan jeclaanayaa.” Digtoorkii baa su'aalay: “Illaa goorme ayaad isku aragtay cilladdan?” Markaasey ugu jawaabtay, “Wallaahi xabiibi garan maayo nolosheydiyow.
7 Mid ka mid ah dadkii wanaagsanaa baa la waydiiyey: Maxad u aaddaa masjidka aadaanka ka hor Wuxuu ugu warceliyey “aadanka waxa lagu baraarujinaya dadka qaflada ku jira aniguna in aan ka mid noqdo ma rabo.
8 Maanta, aniga oo qolkayga xaaqanaya (illeen doob baan ahaye) ayaan arkay waraaq ay ku qoran tahay "Weligay ku ma aan illaawi doono gacalizo, dhimazho kaliya ayaa na ka la qarin karta aniga iyo adiga.Ilaa iyo hadda waxa aan zoo xuzuuzan la'ahay qofkii aan waraaqdaaz u qoray.
9 Nin reer Mudug ah oo qoslaya ayaa waxaa arkay mid kale oo saaxiibkiis ah markaasuu ku yiri “Qosolkaaga ayaan jeclaystay saaxiib”. Ninki reer Mudugga ahaa ayaa intuu soo boodey yiri “Naagtayda ayaad isku dooq tihiin.
10 Ninkii juxa la odhan jiray ayaa maalin Nin zaaxiibkii ahaa ku yidhi: waar juxa markaad halkaa zoo zocotay adiga kuma arkayne dammeerkaaga ayuun baan arkayay” juxa izma dhibine, waxa uu ku yidhi: “waar run oo dameeruhu iyagaa iz yaqaana.
11 Waxa uu ku yiri aad baan u farxay mark ay hooyadaa iga codsatay in aan TVga u sameeyo, maxaa yeelay aragtidaada ayaan xiiso u qabay.Waxa ay ku ku tiri isma waydiinaysid miyaa qofka TVga qarribay xiiso uu kuu qabo darteed?.
12 Haddii aad garaacdo cunug Afrikaan ah ee inta nacnac siiso aad weydiiso qofka dilay wuxuu kuu sheegayaa qof kale. Sidaas ayay carruurta Afrika ugu soo barbaaraan musuqmaasuq.
13 Nin Naag Buuran Qabay 6 Sano Ayay Wax U Dhali Waysay Dakhtar Buu Geeyey Dhakhtarkii Wuxuu Yiri Waaba Bikro Qoftaan Ninkii Wuxuu Yiri 6 Sano Ayaan Beertan Falayay Ee See Wax U Jiraan? Dhakhtarkii Wuxuu Yiri Barandada Lee Ku Niikinaysay Ee Qolka Waligaa Ma Gaarin
14 Mid Reer Miyi Ah Oo Doobnimo ku Weynaaday Ayaa Naag Loo Guuriyey, Habeenkii Koowaad Markuu La Hoyday, Ayaa Subiixii Aabihiis Ku Yiri War Bal ii Waran Xalay Ma Bariday.? Kulahaa Aaboo Shib Dheh War Ma Hayside Qaarka Danbaan Janno La Galay.
15 Islaan Ayaa Laga Helay Cudurka Kalastaroolka Kaas Oo Ah Xanuun Keena Buurnida Ama Xaydha Dhakhtarkii islaanta Shaybaadha Ayaa islaantii Ku Yidhi Cuntada iska Yaree Gaar Ahaan Cashada Habeenki Kadib islaantii Markay Gurigeedii Aaday Ayay Gabadh Ay Dhashay Ku Tiri Naa Hooyo Dhakhtar Baasbaa Igu Yidhi Cashada iska Daaye Qadadii Maanta iisoo Kululeeya.
16 Xildhibaano Ayaa Bas Soo Raacay Wuuna La Qalibmay Booliskiina Wuu Kasoo Daahay Halmaaalin. Nin Beera Lay Ah Ayaa Arkay Wuuna Aasay Dhamaantood Markii Boolis Kii Imaaday Ayee Su'aal Waydiyeen Ninkii Beera Layda Ahaa: Ma Xaqiijisay In Ay Dhamaantood Dhinteen? Wuxuu Yiri Qaar Kamid Ah Ayaa Qaylinayay Oo Dhahayay Waa Nool Nahay Lkn Siyaasi Lama Rumaysan Karo Waana Aasay Dhamaantood
17 Guryaha Somalida Haben Kasto Oo jimco Ah Caraf Udgon Aya Daremesa Hase Yeeshee Oday Baa wuxuu Rabay Inu xaaskiisa la jimceesto Balse Waxaa U joogo Hal wiil Oo Dabaal ah, meel Uu Kagalo Ayuu Waayay Wiilkii intuu 10$ Siiyay Ayu Dhahay Baxee Adeer Gurikiisa U Hoyo Caawa iguna Salaan Wiilkii Hal Saac Kadib Ayu So Laabtay Odaygii Oo Hosha Ku jira Ayu Albabka Uso Garacay Duqii Oo Xanaqsan Baa Dhahay Maxa Kuso Celiyay? Kulahaa Adeer 20$ Ayuu iso Siiyay Waxuuna igu Dhahay Aabo igu Salaan Una Sheeg Aniga Xitaa Bini Aadam Aan Nahay.
1 note
·
View note
Photo
Waraysi Xiiso Badan Taabanaya Oo Laga Qaaday Wasiirka Macdanta Somaliland Jaamac Maxamud Cigaal
0 notes
Photo
Shacabka Maqalle oo isu diyaarinaya dagaal dheeraada iyo Trump oo ka guuraya Aqalka Cad…Daawo Warar xiiso leh Shacabka Maqalle oo isu diyaarinaya dagaal dheeraada iyo Trump oo ka guuraya Aqalka Cad...Daawo Warar xiiso leh
0 notes
Photo
#Somaliland: “Anigu Waxa Aan Ku #Taliyay In La Kala Diro Komishanka Doorashooyinka…” Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Prof. #Samatar “Anigu Waxa Aan Ku Taliyay In La Kala Diro Komishanka Doorashooyinka…” Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Prof. Samatar
0 notes
Photo
“Anigu Waxa Aan Ku Taliyay In La Kala Diro Komishanka Doorashooyinka…” Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Prof. Samatar “Anigu Waxa Aan Ku Taliyay In La Kala Diro Komishanka Doorashooyinka…” Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Prof. Samatar
0 notes
Text
In troduce the 20 Minute Trader Master Class. The 20-Minute Trader is a program that teaches stock market investors how to recognize stock trends and profit from them through a series of workshops and courses. It provides traders with the most
LEARN MORE HERE AND CLICK LINK
0 notes