#hayso
Explore tagged Tumblr posts
Text
RIYADA AYEEYADA DHIMATEY OO XANUNSANEYSA ADIGANA AD KU DUL-OOYNEYSID
In aad aragto ayeeyadaa dhimatay oo xanuunsan oo aad riyo ku dul ooyayso waxa laga yaabaa in ay leedahay macnooyin badan, taas oo ku xidhan xaaladda shakhsi ahaaneed ee riyada iyo dareenka la xidhiidha. Waa kuwan qaar ka mid ah fasiraadaha suurtagalka ah ee aragtidan: Niyad-jab iyo murugo: Riyadu waxa laga yaabaa inay ka turjunto dareenka murugada iyo xiisaha ay u hayso ayeeyadaa geeriyootay.…
View On WordPress
0 notes
Text
Somaliland oo soo bandhigtay caddaymo Muujinaya dagaalka Djibouti ku hayso
Hsrgeysa_(Berberanews)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali Xasan Maxamed oo saaka Shir jaraaid ku qabtay Xarunta Warfaafinta, ayaa soo bandhigay caddaymo muujinaya sida ay Djibouti ugu hawlantahay dagaal ka dhan ah Somaliland taasoo uu sheegay inay soo bilaabantay markii Somaliland iyo Ethiopia kala saxeexdeen Isfahamka Saldhigga Badda. “Waxaan isugu Kiin yeedhay Niman yidhi Awdal baanu…
View On WordPress
0 notes
Text
Wararka Maanta ee Ciyaaraha Real Madrid oo Guul Muhiima kagaadhay kooxada Valencia xalay
Real Madrid oo Guul kagaadhay kooxada Valencia xalay Real Madrid ayaa ciyaartay iyada oo u baahan guul ay ka gaadho kaalinta 14-aad ee Valencia si ay u ilaashato farqiga shanta dhibcood ah ee ay u hayso hogaamiyayaasha Barcelona. Kooxda tawabare Ancelotti ayaa awooday inay tan sameyso ka dib markii ay 2-0 ku badisay. Ciyaartu waxay ku bilaabatay si xamaasad leh qeybtii hore waxay bixisay…
View On WordPress
0 notes
Text
Hoddiro! Mago Heso Rewɓe Piindi TV
Hoddiro! Mago Heso Rewɓe Piindi TV
He nder Senegaal, hayso tawii audiovisuel Pulaar suwaa yaajde tawo, ko fuɗɗaa dañeede koo, gooto heen kala, nana feññina ɗo ɓuri fannoraade walla ɗo yiɗi fannoraade. Yeru, RTF kanum ko tele jaayndeyeejo, caaktoowo kabaaruuji, teeŋti noon ko fayti he joljole dawrugol e kabaruuji kuuɓtodinɗi (information general). Ɗuum ene feeña he taskaramji maɓɓe kala. Piindi kanum hayso ene rokka kabaruuji ne,…
View On WordPress
0 notes
Text
Kobci Garaadkaaga
Kobci Garaadkaaga Suurtagal maaha inaad guulaysato, Haddii aad weli jidka fashilka hayso Ha sheegin wax kasta oo aad taqaan, laakiin waa inaad taqaan wax kasta oo aad sheegayso. Ha qaadan go’aamo degdeg ah laakiin in badan ka fikir oo talooyin qaado. Ha werwerin laakiin in badan hubso tallaabada aad qaadays, oo mustaqbalka ah. Sabir iyo dulqaadku waxay leeyihiin saameyn la taaban karo xataa ka…
View On WordPress
0 notes
Photo
[ID: Roxas, Sora, and Hayner standing in front of Le Grand Bistro entrance. Roxas has his hands raised by his sides. Sora is smiling with his eyes closed and his clasped behind his head. Hayner is smiling at Roxas with one hand on his hip. End ID]
The boys are meeting for a date at the bistro!
29 notes
·
View notes
Text
More ghibli image sets
#ghibli movie#ghiblilover#ghibli#hayso#hayao mizayaki#hayao miyazaki#goro miyazaki#studio ghibli#anime#anime food#delicious#food#animation#anime cooking#japan#kiki's delivery service#kikis delivery service#porco rosso#my neighbor totoro#Totoro#ponyo#the wind rises#princess mononoke#spirited away#The Secret World of Arrietty#arrietty#howl's moving castle#from up on poppy hill#when marnie was there#castle in the sky
206 notes
·
View notes
Text
Normal person: there’s actually a reason Fahrenheit exists and it is objectively easier to relate to a lived human experience :)
Rabid nonamericans who think hating America is a moral stance: I am going to say a slur
absolutely obsessed with the way Fahrenheit is legitimately a superior temperature measurements for day to day life than celsius (more precise, accessible, and understandable) but ppl refuse to admit to it bc they’re so caught up with the “silly americans refuse to convert to metric” gag
170K notes
·
View notes
Text
Nala wadaag taladaada
Fadlan akhriste halkan nagula wadaag aragti iyo talo wixii aad hayso. Mahadsanid.
Isxaaq Academy waa bar wax barasho oo digital ah ama internetka lagala socdo, u jeeddadeennuna waa u fududaynta dadka Soomaaliyeed aqoonta iyo badinta qoraallada waxbarasho ee ku qoran af-Soomaaliga ee internet-ka ku jira.
Degalkan waxaan idin kula wadaagaynaa xisaabta iskuullada lagu dhigto, waad u fasaxantahay xogta degelka in aad u adeegsato u jeeddo kasta oo aan macaash doon ahayn.
0 notes
Photo
"When I was a young child, I contracted measles but survived. It however left me with a lasting impression. I was born in a village in eastern Sanaag. We were a family of 5, my 2 siblings and my parents. When I was a couple of months old, there was a measle outbreak in the village. Unfortunately, there was no health facility in the village or a health specialist. My mother, I and my 2 other siblings contracted the disease. Usually, there are some traditional practices that Somalis use but can, unfortunately, make it much worse. For instance, we were brought to a room that was hot and where a supply of oxygen was limited, which made things much worse. Sometimes we were given particular animal fat but that made matters worse. My mother and I survived but my 2 siblings sadly passed away. A couple of years later, my mother who was heavily pregnant developed hypertension (high blood pressure). Again, there were no doctors in sight. Although I was small, I still remember specific episodes that haven't left my memory. The situation was so severe that I remember seeing my neighbours and family visiting our home. They tried everything possible to help my mother. They were so worried. Their hearts were in the right place but they were powerless. My mother reached a point where the pain was unbearable and fell into periods of comatose. I remember seeing her shake a lot; it was extremely scary. They thought she was possed so brought her a wadaad who recited Qur’an over her. It reached a point where she started shaking madly, and it took a whole village to calm her down. There was so much noise that day. If they only knew that a person in that state requires absolute silence, reduced light in the room and place them on their left side so that some of the symptoms are alleviated, and the most important thing: visit a health facility as soon as possible. Unfortunately, my mother didn't immediately receive the care she required, and I don't blame the village for the knowledge wasn't there. They forced me outside the house and I remember crying a lot and refusing to go to the neighbours. In the end, my mother was brought to a nearby town called Erigabo where she survived. Unfortunately my unborn sibling died. The family decided in the end to leave the village and move to Erigabo. I finished my secondary education in Erigabo and moved to Hargeisa and became a nurse after finishing studies in Hargeisa. I had a good job, working in a children's hospital. However, my mind was not at rest for Hargeisa is a big city full of skilled health specialists. I started thinking about the numerous women and children who live in remote villages and have no access to health facilities. I resigned from my work and moved to Sanaag and became a team leader for a mobile medical team. We started providing help to children affected with measles in villages. I started seeing how some of these children were still being treated using traditional practices that do not work so we gave some of the villagers medical training that they can administer. We started teaching mothers practical skills on how to help their children or diagnose them if they are no health facilities nearby. Even though it's quite hard working in the rural area, I'm happy and emotionally connected for I've experienced the same stuff that they are going through. They deserve the best."
(Erigabo)
"Markii aan ilmaha yar ahaa waxaa igu dhacay jadeeco, alxamdullilah waan ka ladnaaday, hase yeeshe waxa igaga tagtay wax aanan ilaawayn. Waxana ku dhashay tuulo ku taala gobolka Sanaag gaar ahaan dhanka bariga qoyskayaga waxaan ahayn 3 caruur ah, hooyo iyo Aabbe. Anigoo oo dhowr bilaad jira ayaa waxaa deegaankii ka qaraxday xanuunka jadeecada. Tuuladana kama jirin goob caafimaad xataa mu joogin qof xirfad caafimaad leh waxaa jadeecadii ku dhacday 3-dayadii caruurta ahayn iyo hooyaday waxaanu gaadhanay dhamaantayo heer aad u xun oo jadeecadu sababtay maadama oo aanan helin dawayntii iyo adeegyadii caafimaad ee aanu u baahnayn. Isla markaa waxaa jireen waxyaabo ay Soomaalidu dhaqan u leedahay inay is ku daweeyaan oo naloo samayn jiray dhamaantoodna ah kuwa ug sii dara qofka xaaladaan ku jira sida in qof la dedo oo meel huur ah la geliyo hawadan laga qariyo taasina waa hab aad u xun oo qofka ama ilmaha jadeecadu hayso waxa kowaad ee uu u dhiman karo ayaa ah xumad marka lasii huuriyo isga oo xumadoonayana xaaladii waa lasii xumeeyey. Mararka qaar subag oo kale nala cabsiin jiray si naloo caawiyo taasina caafimaad ahaan waa arin kale oo ugasii daraysa xaalada ilmaha ama qofka xanuunkani ku dhacay. Wakhtigaa jadeecadii nagu dhacday waxaa u geeriyooday 2-dii walaalday ahaa nasiib wanaag waxaa ka badbaaday aniga iyo hooyaday Alxamdullilah. Isla dhowr sano uun ka dib anagoo goobtii weli degan ayaa hooyaday xanuunsatay iyada oo markaas uur lahayd waxaana ku dhacay dhiig karka nooca uur ka la xidhiidha markaasna goob caafimaad iyo shaqaale caafimaad midna kama jirin. Xiligan anigu ilaa 5-6 sano ayaan jiray wax badan kama xasuusan karayo xaaaladii hooyo markaas ay ku suganayd laakiin waxa jira waxyaalo maskaxdayda raad ku sameeyey oon iloobi kari waayey waxaa xaafada so buux dhaafiyey dadkii aan jaarka ahayn iyo qaar aan family ahayn dhamaantood waxay isku dayayen inay hooyo caawiyaan ama naxariis u muujiyaan laakiin weli dhamaan waxyaalaha la samynayey waxay ahaayeen kuwo uga sii darayey xaalada hooyo markaa ku suganeyd. Hooyo waxay gaadhay heerka ugu xuna ee xanuunkani dumarka uur ka leh gaadhsiin karo sida inuu qofku gariir sameeyo ama koomo galo waxaa hooyo xanuunkeeda loo maleyey inuu jin iyo wax la mid uu yahay waxaan loogu yeedhay nin wadaad ah si uu Qur’aan ugu akhriyo way gariiraysay deedna waa la qabqabanaayey dad badan ayaa la joogay meesha buuq badan ayaa ka jiray, Qofka markuu sidaan noqdo waxaa lagu caawin karaa in jabaqda ama sanqadha laga yareeyo xataa iftiinka laga xidho in bidixda loo jiifiyo si loo caawiyo qulqulka dhiiga iyo in si dhakhso ah loo gaadhsiiyo goob caafimaad waa waxyaalo aad u fudud oo qofka lagu caawin karo xataa adigoon dawooyin iyo qalab caafimaad haysan laakiin nassib daro hooyaday xiligaas intaasna maysan helin waayo aqoonta dadka ayaa aad u yarayd. Aniga dibada ayaa la iiga saarayey kolba laakiin maan fogaanayn si aan hooyo xaaladeeda wax uga ogaado waan diidayey in xaafado kale la i geeyo mararka qaar waan ooyayey.Waxaa hooyo loo qaaday Ceerigaabo oo dhakhtar ayaa la dhigay nasiib wanaag way badbaaaday laakiin ilmihii wuu dhintay xiligaas reerkaygii waxay u wareegeen Ceerigaabo. Dugsigaygi sare waxaan ku dhamaystay Ceerigaabo, kadib waxaan usoo guuray Hargeysa, waxaan noqday lalkaaliso caafimaad kadib markaan dhamaystay waxbarashadaydi, waxaan haystay shaqo wacan, waxaan ka shaqayn jiray dhakhtarka caruurta. Si kastaba ha noqoto’e niyadaydu kuma qanacsanyn in aan ku dego Hargeysa sababtoo ah waa magaalo wayn oo ka buuxaan dhakhaatiir kala duwan. Waxaan bilaabay in aan ka fakaro haweenka iyo caruurta ku nool dhulka fog ee miyiga, hadana aan haysan xarummo caafimaad, shaqadaydi waan ka tagay waxaan dib ugu noqoday Sanaag, kadib waxaan noqday hogaamiye koox caafimaad oo wareegta. Waxaan bilownay in aan caawino caruurta kunool tuulooyinka ay ku dhacday xanuunka jadeecadu, kadib waxaan arkay sida ilaa maanta loogu daweeyo caruurta hab dhaqameedkii aynu isticmaali jiray wakhtiyo hore lakiin aan waxba u tarayn caafimaadka ilmaha yar. Markaas waxaanu siinay kooxo ka socda tuulooyinka tababaro caafimaad Waxaanu bilownay in aan tababaro siino hooyooyinka si ay u caawiyaan caruurtooda hadii ayna u dhawayn xarummo caafimaad. Inkastoo ay adagtahay in laga shaqeeyo dhulka miyiga ah, hadana waan ku faraxsanahay in aan ka shaqeeyo, waxaan ka fa’iiday waayo aragnimo xaalada ay kujiraan ah, waxay mudanyihiin waxkasta oo wacan in loo sameeyo."
(Ceerigaabo)
35 notes
·
View notes
Text
Fooziya Yuusud Xaaji Aadan oo sheegtay in Madaxda Somalia dagaal ku hayso
Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo maanta shir jaraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday inaanay ka tanaasuleyn musharaxnimadeeda kursiga Guddoomiyaha Midowga Afrika oo doorashadiisa la qaban doono sanadka soo socda ee 2025. Waxay sheegtay in madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada qaar iney ka dalbadeen in ay isaga harto tartanka kursigaas sababo la xariira codsi…
View On WordPress
0 notes
Text
👉 21 December 1920 waxaa geeriyooday Aa Saasihii Daraawiishta Halgamaa Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. 👉Afka iyo dhegtu mar mawada shaqeeyaan.
👉Marka Runta sheegisteedu yaraato, Hubsiimadu waa hubka kaliya ee aad kaga badbaadi karto inaad beenta rumaysato.
👉Si fiican u ilaali sumcadaada sababto ah waxay noolaaneysaa inta aad nooshahay in ka badan.
👉Mararka qaarkood habdhaqankaaga iyo dabeecadahaaga ayaa diidaya in lagu caawiyo.
👉In guurku kaa daaho waxay Ka kheyr badan tahay inaa guur khaldan samaysid. Bulshadu waa inay fahantaa midaas, dad badan oo waxaa jira khaatiyan Ka taagan suaal aakhiraad ; goorma guursan iyo maxaad la guursan la'dahay.
👉Ragga 8 ilbiriqsi ayey jaceyl ugu qaadi karaan dumarka halka dumarka ay ku qaadato 15 bari .
👉Hadii aad raadinaysid, gabadh qurux badan, Akhlaaq leh, Asturan, Aqoon leh, Shaqaysato, Reer Fiican ka soo jeedo , saaxiib waxa kuu sheegayaa in aadan hal qof raadinaynine aad raadinayso naago badan oo kala duwan.
Noole walbaa wuxu xasinooli daremaa markuu Nabad heysto
👉Qaladka soo noqnoqda wax ka badan 3 jeer, waa go'aan cad.
👉Dumar la'aantii noloshu raaxo maleh.
👉Marka uu saygaagu guriga kusoo laabto si diiran u soo dhaweey, weliba iridka uga hortag oo ku dheh xabiibi Alle ayaa ku mahadsan kusoo nabadceliyay, habsii oo labada daan ka dhunko& meesha aad jeceshahay, wax qabow ku qabo una riix riix inta uu ka nafisayo. Ragga buuqa ma jeclo.
👉Aad baay u wacan tahay marka aad guriga ka baxaysid in aad xaaskaaga dhunkato, habsiiso welibana aad garbaha kasii salaaxdo kuna dheh, noloshayda ayaa qurxisay, waa aan kuu xiisi doonaa inta aan kaa maqanahay, waa aanku jeclahay Qaali Alle ayaa ku mahadsan iigu kaa deeqay
👉Badanaa ragga caatada ahi waa ka naago jecel yihiin ragga kale, halka hablaha cayilani ka niman jecel yihiin haweenka kale. Ku darsoo kooxdani si gaar ah ayaa ay isusii jecel yihiin.
👉"Sida wiilku u rabo gabadhii uu jeclaado in uu helo, ayaa ay inantuna xaq u lee dahay wiilkii ay ka hesho in ay hantiso."
👉"Dumarku waa sida qunbaha oo kale waxa ay lee yihiin madax adag balse Gudahooda waxaa ku jira qalbi cad oo qurux iyo wanaag badan." Si aad u hesho, baro habka loo hanto.
👉Dumarku waxa ay qarsadaan dareenkooda, ragguna waxa ay qarsadaan daruuftooda."
👉Qofka ugu badan ee niyaddaada ku soo dhaca, ayaa ah ruuxa kaliya ee aad jacayl baaxad wayn u hayso.
👉Islaan 70 jir ah baa lagu yidhi “haweenku goormay guurka ka quustaan? Markaasay ku jawaabtay “kuwa iga waaweyn hala weydiiyo”.
👉Bal qiyaas, gabadhii nin oday ah guursata si ay hantidiisa u dhaxasho, haddana isaga hortiis geeriyoota! Sacab ayey mudan yihiin dadka isku guursada isfahan , dabeecadda wanaagsan, dulqaadka iyo diinta.
👉Minyaro wax la qaadan karo maaha, isna wax la diidi karo maaha kkkk.
👉🙍Gabareey noqo mid Adeegto ka ah guriga Aabaheed una diyaar garoobaysa gurigeedi.
👉Aqoon-yahannimadaada waxaa ka horraysa in aad leedahay ixtiraam. Waayo ixtiraamku waa aqoonta barkeeda.
👉Nin xaaskiisu ka adagtahay majiree, nin xaaskiisa ixtiraamaa ayaa jira.
👉Dadka waxaa ugu xun, qof markii uu kaa xanaaqo wanaaggaaga inkira, sirahaadana faafiya, wax aadan aheyna kaa sheega!
👉Weligaa qof aadan si dhab ah u jecleyn, si kaftan ah ha ugu oran, “waan ku jeclahay”. Waxaa laga yaabaa, in qofkaasi uu horey qalbiga kuugu haayay ee uu aad kuugu farxo, adiguna aad iska dheeleyso.
👉Waxa kala jira, qof isla markii kugu oranay, “waan ku jeclahay" iyo mid ku dareensiinaya in uu ku jecel yahay ama jeceshahay. Qofka dambe fursad sii, qalbigaagana u fur.
👉Haweenku duunyo uun ma doonan ee dhaqan iyo dadnimo ayey u baahanyiin.
👉Sida uu nooluhu ugu baahan yahay daryeel iyo xanaano, uyuu jacaylkuna ugu baahan yahay dhowritaan maxaa yeelay haddii uu jacaylku waayo fursad uu ku noolaado ama uu ku kobco, waa uu dhimanayaa.
👉Geeridaada waxa ay ku bixiyaan hanti badan, waxa ay sheegaan wanaaggaagii iyo waayahaagii nololeed, mana xasuustaan in aad nolosha uga baahneed caawimaad iyo aqoonsi.
👉Intaad keligaa qol jiiftay Maxaa jimcayaal ku seegay.? Aniga iyo kuwa ila midka ahiba, dib ayaa aan ka qalayn doonnaa insha'Allaah.
👉"Jacaylkasta waa uu xiiso beelaa haddii uu dhaafo xilligiisa.
👉Quruxda iyo deggennida jacaylka waxaa si rasmi ah u dareentaa markii aad gacanta qabsato lammaanahaaga oo aad ku tiraa adiga waaye ruuxa dunidan oo dhan iga kaafiyay.
👉Carruurta quluubtooda waa nadiif laakiin dharkooda ayaa wasakh ah, dadka waaweyna dharkooda ayaa nadiif ah, balse qalbiyadoodu waa wasakh, illaa kuwa Eebbe badbaadiyay maahane.
👉Haddii aad isku mashquuliso fikradaha ay dadka kale kaa aaminsan yihiin, waligaaba maxbuus ayaad u ahaan doontaa.
👉Aduunku waa "guri kiro ah" su walba ood u aaminsantahay inaad adigu leedahay, waad ka tagi maalin uun.. Aakhiraduna waa "gurigaaga rasmiga ah" hada ayaad ku haysaa gacanta dhismihiisa, su fiican u dhiso.
👉Haasaawaheenii, Ma usoo hilawdaa? Habeenkii markay tahay, Ma lay kaa hor keenaa?
👉Adna aamuskaygaad, isla wayni mooddaa; Anna eray ku deeqaan, afka kaaga goobaa.
.👉Qalbiga waxaa qurxiya ama foolxumeeya hadba indhuhu waxaay arkaan maadaama aragtida dhabta ahi ku xidhantahay qalbiga.
0 notes
Text
Haku Mashquulin Ceebaha Dadka
Haku Mashquulin Ceebaha Dadka
Haku Mashquulin Ceebaha Dadka Xogside Ma jirto saboolnimo ka xun kana adag Jahliga iyo aqoondarada. Ninka nacaska ahi wuxu gabadha ku khasbaa inay aamusto, laakiin caaqilku wuxu u sheegaa inay qurux badan yihiin debneheedu marka ay isku hayso. Laba arrimood ayaa qofka baabiiyaa, isagoo ku mashquula wixii tegay iyo isagoo ku mashquula ceebaha dadka kale. Mar keliya kamaan murugoon aamuskayga,…
View On WordPress
0 notes
Photo
Maamulka Gabiley oo Diiday Qalab Sports oo loogu Deeqay Ciyaartoyga Gobolka Gabiley (Haldoornews)-Deeq Agabka Ciyaaraha ah oo loogu Talagalay Kooxaha Gobolka Gabiley umatalaya Ciyaaraha Gobollada Somaliland ayaa lasoo celiyey iyada oo lagu Sabeeyey sida uu Haldoornews u Xaqiijiyay Qof goob jooga ahi in Marwo Xaliimo Cabdi Obsiiye oo Qalabka iyada ugu Deeqday Dhalinyarada ay ka mid tahay Xisbiga Kulmiye isla markaana ay Xil ka hayso Laanta Xisbiga ee Dalka Holland.
0 notes
Photo
Ogow cidiba ma rabto inay ogaato yaraan taadii, ee waxay rabaan waxaad hayso hadda ama aad noqotay. Cajiiib Ayayday aun ayaa dhihi jirtay: "Weynaadaaba Wanaagsan". https://www.instagram.com/p/CE5f2uWJCB-/?igshid=rfaag2o6hvst
0 notes
Text
War-Murtiyeedka Shirka Hobyo HG
Shirka Nabadda Hobyo waxey qabanqaabadiisu ka soo bilaabatay magaalada Muqdisho muddo sanad ah ka hor, waxaa saldhig u ahaa kulamo taxane ah oo lala yeeshay wasiirada xukuumadda federaalka, xildhibaanada labada aqal ee Barlamaanka Federaalka ah, siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka, culimada, dhallinyarada, haweenka iyo ganacsatada beesha Habargidir, ayagoo sidoo kale guddiga qabanqaabadu socdaal wadatashi ku soo kala bixiyey deegaamada beeshu degto ee Galmudug sida Dhuusamareeb, Cadaado, Gaalkacyo iyo Hobyo halkaas oo ay kula soo kulmeen madaxda dawlad-goboleedka Galmudug u sarraysa, odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha kale ee bulshada.
Wadatashigaas mudada sanadka ah socday ka dib waxaa waxgaradka kala duwan ee beesha Habargidir isku waafaqeen baahida loo qabo qabashada shirweyne beeshu ay yeelato oo bilow u noqda soo afjaridda colaadihii ka dhashay dagaaladii sokeeye ee dhexmaray beelaha Soomaaliyeed iyo dhab u heshiisiin ka timaada ayaga dhexdooda, waxaana loo asteeyey in shirkaas uu ka dhaco magaalada qadiimiga ee Hobyo taariikh 15 July 2019.
UJEEDADA SHIRKA NABADDA HOBYO
1. In Beelaha Habragidir ay turxaan-bixiyaan, kana heshiiyaan tabashooyinka dhexdooda ka jira isna cafiyaan.
2. In ay dhistaan Gole Hogaamineed oo taladoodu ay ku midaysan tahay.
3. In kaalinta ugu haboon ay beeshu ka qaadato nabadaytna, dhab ula heshiinta beelaha Soomaaliyeed ee kale iyo ka qeybgqaadashada dib u xaqiijinta qarannimada Soomaaliyeed oo beeshani ay weligood kaalin hormuudnimo ka qaadan jirtay.
MARXALADAHA SHIRKA NABADDA HOBYO UU SOO MARAY
Shirka Hobyo mudadii 50-ka maalmood ahayd ee uu socday waxaa si isdaba joog ah u imaanayey ergooyin iyo wufuud dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ka kala socdey kuwaasoo tiradoodu ay kor u dhaaftey 2000 oo qof.
Marxaladaha shirka Nabadda Hobyo uu soo marey waxaa ka mid ahaa; furitaankii shirka iyo diyaarinta ergooyinka rasmiga ah ee ka qeybgaleyey shirka. Iscafinta iyo adkaynta midnimada beelaha Habargidir, iyo diyaarinta iyo ansixinta xeerka golaha Hoggaaminta Habargidir iyo dhismaha golahaas oo tiradiisu gaarayso 68 xubnood. 04 September 2019, Golaha Hoggaaminta wuxuu dhexdiisa ka doortay Guddoomiyaha Golaha oo loo doortay Md Prof. C/qaadir Maxamed Shirwac iyo Guddoomiye ku xigeenkiisa Md Cabdullaahi Cabdille Wehliye .
GO’AANNADA SHIRKA NABADDA HOBYO
1. Golaha Hogaaminta Beesha Habargidir (GHHG) waa gole ay ku midaysan yihiin Beelaha Habargidir, una matalaya fagaarayaasha guud, waxaana si wadajir ah magaca iyo mas’uuliyadda dhanka dhaqanka, siyaasadda, horumarinta bulshada ku hadli kara GHHG ee lagu doortay shirweynaha HG
2. Caleemo-saarka Golaha Hoggaaminta Beesha Habargidir waxaa la qaban doonaa dhammaystirka dhismaha gudiyada golaha kadib. Munaasabaddaas waxaa lagu casuumi doonaa madax-dhaqameedyada beelaha Soomaaliyeed iyo martisharaf kala duwan. Xafladda caleemo-saarka waxay dhaceysaa Sabti, 26/10/2019; waxayna ka dhacaysaa caasimadda Soomaaliya, Muqdisho.
3. Dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug iyo Dhismaha Dawlad Goboleedka
B. Shirka Nabadda Hobyo wuxuu soo dhoweeyey gogosha Dib-u-heshiisinta ee ka furmaysa caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, ayadoo loogu baaqayo dhammaan dhinacyada abaabulkeeda ku lugta leh in farsamada shirkaas wax laga bedelo loona qabto beelaha Galmudug nabadayn dhab ah oo la mid ah tan Hobyo.
T. Shirku wuxuu adkeynayaa in Hanaanka dhismaha Dawlad goboleedka Galmudug uu noqdo mid daahfuran, ay ku wada qanacsan yihiin beelaha Galmudug talana ku leeyihiin, loona madax-baneeyo beelaha kala duwan in ay soo xushaan ciddii u matali lahayd goleyaasha dastuuriga ah iyo guddiyada la dhisayo.
J. Shirku wuxuu ku baaqayaa in dhammaan deegaannada ay Beesha Habargidir degto iyo kuwa ay wax ka degto loo sameeyo Golayaasha Deegaanka, lagana billaabo Degmada Hobyo ee hadda Shirka Nabadda lagu qabtay.
1. Nabadaynta Beelaha Soomaaliyeed
Shirka Nabadda Hobyo wuxuu ku baaqayaa soona dhowaynayaa dhab u heshiisiin dhex-marta beelaha iyo Umadda Soomaaliyeed si loo xaqiijiyo midnimada umadda iyo jiritaan qaran Soomaaliyeed oo madaxbanaan, ayadoo beeshu ay u ballanqaadayso beelaha kale ee Soomaaliyeed in kaalin lixaad leh ay ka qaadanayso nabadaytna, dhab u heshiisiinta iyo soo celinta qarannimada Soomaaliya.
1. Dekedda HOBYO
Shirka Nabadda Hobyo wuxuu soo dhowaynayaa dadaalka dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda aan walaalaha nahay ee QATAR ee ku deeqday dhismaha dekadda Hobyo. Hase yeeshee shirweynuhu wuxuu weydiisanayaa dawladda Federaalka Soomaaliya in loo soo bandhigo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kawa Galmudug nuxurka heshiiska dhismaha dekadda Hobyo si xog-ogoal loogu noqdo wax kasta oo ku xeeran heshiiskaas sida waqtiga la bilaabayo dhismaha iyo haddii ay jiraan shuruudo ka horeeya bilowga dhismaha.
Shirweynuhu wuxuu Isla gartay dhismaha Gudi Isku-tashi oo xubnihiisu ka kooban yihiin dhammaan beelaha Galmudug, wuxuuna guddigu si gaar ah uga shaqayn doonaa mashruuca dhismaha dekedda Hobyo, iyadoo lagala shaqaynayo dawladda federaalka ah sidii loo bilaabi lahaa dhismaha dekedda Isla markaana shacabweynaha Galmudug ay uga wada qeybqaadan lahaayeen hirgalinta mashruuca dekedda Hobyo.
BOGAADIN
Shirweynuhu wuxuu bogaadin aan qiimaheeda la soo koobi karin u soo jeedinayaa dhammaan intii iska xilsaartay dhismaha waddada Hobyo – Gaalkacyo gaar ahaan aasaasayaashii mashruucaan curiyey. Shirku wuxuu aqoonsanayaa waaya-aragnimada, qalabka ay gacanta ku hayaan iyo daacadnimada ay muujiyeen awgeed in Guddiga GOB ay noqdaan “Hey’adda Horumarinta iyo Dhismaha Waddooyinka Galmudug”.
Shirweynuhu wuxuu ugu baaqayaa dadka u dhashay beesha Habargidir iyo samafalayaasha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in ay ka qeybqaataan dhammaystirka dhismaha wadadaas iyo waddooyinka kale ee ay gacanta ku hayso hey’adda maxalliga ah ee GOB. Sidaas oo kale, Dowladda FS iyo dowlad-goboleedka Galmudug waxaan ugu baaqaynaa in gacan ka gaystaan dhammaystirka wadadaas.
MAHADNAQ
Guddiga farsamada iyo dhammaan ka-soo-qeybgaleyaasha Shirka Nabadda Hobyo waxay mahadnaq ballaaran u soo jeedinayaan:
B. Shacabka reer Hobyo oo kaalinta kowaad ka qaatay habsami u-socodsiinta iyo martigelinta Shirka Nabadda Hobyo.
T. Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan oo nagu dhiirrigeliyay in shirkaan qabsoomo, nooguna soo duceeyay in uu guuleysto.
J. Waxaan u mahadnaqaynaa guud ahaan ergada iyo martida Shirka Nabadda Hobyo oo dulqaad badan u muujiyay duruufaha ay muteen muddadii shirkaani socday.
X. Sida oo kale, waxaan Beesha Caalamka uga mahadnaqaynaa niyad wanaagga ay u muujiyeen Shirweynaha Hobyo ee billaabay in beeluhu dhexdooda ka soo heshiiyaan iyaga oo dhan kasta isku tashanaya, taasina waxay tahay waddada saxda ah ee Shacabka Soomaaliyeed ay ku gaari karaan nabad waarta.
KH. Beelweynta Habargidir ee shirka Nabadda Hobyo isugu timid waxey si aan kala har laheyn ugu mahadcelinayaan Suldaan Mustafe Maxamuud Awseed iyo wafdigiisa ka soo socdaalay deegaanno ku yaalla Somaliland si ay uga qeybgalaan Shirka Nabadda Hobyo.
GUNAANAD
Gebagebadii, Shirweynaha Nabadda ee Hobyo wuxuu ugu baaqayaa dhammaan beelaha Soomaaliyeed in laga wada shaqeeyo dhab-u-heshiisiinta bulshada iyo is-cafin ku timaada rabitaanka Ummadda Soomaaliyeed iyada oo loo midoobayo cadowga muuqda iyo midka dahsoon ee aan oggoleyn in Ummadda Soomaaliyeed hore u socoto kuna naallooto Qarannimo waarta. Qarannimo ayaa na deeqda waana midda kaliya ee aan ku gaari karno dhammaan himilooyinkeenna ku aaddan nabadeynta iyo dimoqraaddiyadeynta Dalka, kobcinta dhaqaalaha, iyo horumarinta dadka iyo deegaanka Soomaaliyeed.
Cali Max’ed Gaaboow
https://saxafiyare2.wordpress.com
http://m.facebook.com/calisuxufi
0 notes