#Maareeyaha Dekedda Berbera
Explore tagged Tumblr posts
saxafimedianetwork · 7 years ago
Text
Somaliland Iyo Imaaraadka Carabta Oo Ka Wada Hadlay Mashaariic Lagu Qiyaasay 3 Bilyan Oo Dirham
Somaliland Iyo Imaaraadka Carabta Oo Ka Wada Hadlay Mashaariic Lagu Qiyaasay 3 Bilyan Oo Dirham
Abu Dhabi, UAE, September 19, 2017 (Saxafi) – Xubnihii Gollaha wasiirada ahaa ee Somaliland ku sugnaa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa kullan muhiim ahi ku dhexmaray magaalada Abu Dhabi iyaga iyo masuuliyiin sare oo ka tirsan dowladda UAE. (more…)
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years ago
Text
Doon xoolo ka qaadday Berbera oo ku degtay marinka Baabul Mandab.
Berbera-(Berberanews)–Doon ka qaadday 1780 neef oo isugu jiray Lo’ iyo Adhi Marsada Berbera oo kusii socotay dalka Yemen ayaa ku degtay marinka Baabul Mandab. Maareeyaha Dekedda Berbera, ayaa xaqiijiyay masiibadan la soo deristay ganacsatada Somaliland ee doontu u rarnayd, isagoo ilaahay u weydiiyay Cawil-naq. Maareeye Siciid oo arrintaa ka hadlaya ayaa yidhi, “Doonta SK Marwah oo xalay xoolo…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
warganenews · 7 years ago
Text
Somaliland: “Khilaafkii Ka Jiray Dekedda Berbera Waanu Dhammaynay”
#Somaliland: “Khilaafkii Ka Jiray Dekedda #Berbera Waanu Dhammaynay”
Maareeyaha cusub ee Dekadda Siciid Xasan Cabdilaahi, ayaa ka hadlay khilaafkii ka taagnaa Dekadda Berbera  tan iyo markii ay Shirkadda DP World, la wareegtay, waxaanu xusay in hadda ay soo af jareen khilaafkaas,isla markaana ay shir la yeesheen Ganacstada oo iyaga laftoodu cabasho  ka muujiyey DP World.
Maareeyaha cusub ee Dekadda Siciid Xasan Cabdilaahi, oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa…
View On WordPress
0 notes
saxafimedianetwork · 7 years ago
Text
Wefti Gollaha Wasiirada Somaliland Ka Tirsan Oo Kullan La Yeeshay Masuuliyiinta Ugu Sareeya Shirkada DP World
Wefti Gollaha Wasiirada Somaliland Ka Tirsan Oo Kullan La Yeeshay Masuuliyiinta Ugu Sareeya Shirkada DP World
Dubai, UAE, September 18, 2017 (Saxafi) – Weftigii Golaha wasiirada Somaliland ka tirsanaa ee booqashada ku joogay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa kullan muhiima la yeeshay saraakiisha ugu sarsareysa shirkadda DP World ee gacanta ku haysa dekadda Berbera. (more…)
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years ago
Text
Wefti ka socda shirkadda shidaal-baadhista ee Genel Energy oo booqday Dekedda Berbera
Wefti ka socda shirkadda shidaal-baadhista ee Genel Energy oo booqday Dekedda Berbera
Berbera-(Berberanews)-Wefti ka socda Shirkadda Shiidaal-baadhista ee Genel Energy, ayaa booqasho ku tegay Dekedda Berbera, waxaanay warbixin ka dhegaysteeen Maareeyaha Dekedda Siciid Xasan Cabdilahi. Maareeyee Siciid ayaa ka hadlay xubnaha shirkadda Gebel ee kulanka ay wada qaateen iyo waxyaabaha ay ka wada hadleen. “Waxa aannu ku soo dhoweynay Dekedda Caalamiga ee Berbera, wefti ka socda…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years ago
Text
Maareeyaha Dekedda Berbera oo la kulalmay wefti ka socda Norway
Maareeyaha Dekedda Berbera oo la kulalmay wefti ka socda Norway
Berbera-(Berberanews)-Maareeyaha Dekedda Berbera Siciid Xasan Cabdillaahi, ayaa maanta qaabilay wefti ka socsa Safaaradda Norway ee Dalka Kenya. “Waxa aannu ku qaabilnay Dekedda Berbera, wefti ka socda Safaaradda Dalka Norway ku leeyahay dalka Kiiniya. Weftigan oo uu hoggaaminaayay Madaxa Iskaashiga iyo Horumarinta Safaaradda Norway Mr. Erling Hess Johnsen.” Sidaa waxa bartiisa facebook kusoo…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 4 years ago
Text
Markab weyn oo Itoobiya Leedahay oo ku soo xidhay Dekedda Berbera
Markab weyn oo Itoobiya Leedahay oo ku soo xidhay Dekedda Berbera
Berberanews-(Berberanews)-Markabkii uvu weynaa ee laga leeyahay dalka Itoobiya, ayaa ku soo xidhay Marsada Caalamiga ah ee Berbera. Masuulliyiin ka socda Shirkadda Ethiopian Shiping Logistics Servive oo soo gaadhay Somaliland ayaa kulanno la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Jamaal Caydiid, iyo Maareeyaha Guud ee Shirkadaha Laas Group Axmed Cisman Geelle. Guddoomiyaha Rugta…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 4 years ago
Text
Wiishash casriya oo soo gaadhay Dekedda Berbera
Wiishash casriya oo soo gaadhay Dekedda Berbera
Berbera-(Berberanews)-Siddeed Wiish oo ah nooc casri ah, ayaa soo gaadhay Dekedda Magaalada Berbera, kuwaas oo loogu talo galay in ay raseeyaan Konteynarada Dekedda cusub ee Berbera. Maareeyaha Dekedda Somaliland Siciid Xasan Cabdillaahi, ayaa sheegay in ay xalay Dekedda Berbera uu ku soo xidhay Markab soo qaaday afar wiish oo ka hadhnaa, siddeed wiish oo Dekedda cusub ee Berbera ka shaqaynaya…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 6 years ago
Photo
Tumblr media
Isfaham Dhexmaray Dekedda Berbera Iyo Dekeda Sokhna ee dalka Masar Wafti sare oo ka socda Xukuumada Somaliland, ayaa booqasho ku jooga Dalka Masar gaar ahaan Magaalada Sokhda, waftigan oo u hoggaaminayo Maareeyaha guud ee Dekedaha Somaliland Eng.
0 notes
berberanews · 6 years ago
Photo
Tumblr media
Maareeyaha Dekedda Berbera oo warbixin ka siiyay xilliga ay dhamaanayso dekeddu wefti ka socda dawlad-deegaanka Somalida Itoobiya Berbera (Berberanews):- Maareeyaha guud ee dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi, ayaa sheegay in ay dekedda Berbera u diyaarsan tahay u adeegsita dalka Itoobiya oo uu sheegay in ay kafayn karto baahida wixii uu la soo degeyo iyo wixii uu dhoofinayoba.
0 notes
saxafimedianetwork · 7 years ago
Photo
Tumblr media
Dekedda Berbera Oo La Keenay Taag Muhiim Ah Iyo Dabdemis
0 notes
berberanews · 7 years ago
Video
youtube
Maareeyaha cusub ee Dekedaha Somaliland oo caleemo looga lulay Tuulooyinka Saaxil-Daawo
0 notes
berberanews · 5 years ago
Text
Wasiirrada Gaadiidka iyo Maaliyadda oo kormeer ku tegay Dekedda Berbera
Wasiirrada Gaadiidka iyo Maaliyadda oo kormeer ku tegay Dekedda Berbera
Berbera-(Berberanews)-Wasiirrada Wasaaradaha Maaliyada Sacad Cali Shire iyo Gaadiidka Cabdillaahi Abokor Cismaan ayaa Oo safar shaqo ku tegay Magaalada Berbera, ayaa kormeer ku tagay Dekedda magaalo-ceebeeyay berbera, halkaasoo uu kusoo dhoweeyey Maareeyaha Guud ee Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi. xubnahan Wasiirada ah oo ay hoggaaminayeen Wasiirka Maaliyada Dr. Sacad Cali Shire…
View On WordPress
0 notes
berberanews · 7 years ago
Video
youtube
Maareeyaha cusub ee Dekedda Berbera oo xilkii la wareegay
0 notes
warganenews · 8 years ago
Text
Somaliland: Daawo Mas’uuliyiinta Dekedda Berbera Oo Ka Hadlay Khasaaraha Dab Xalay Ka Kacay Qayb Ka Mid Ah Dekedda Berbera Oo Saacado Gubanaysay
#Somaliland: Daawo #Mas’uuliyiinta #Dekedda_Berbera Oo Ka Hadlay Khasaaraha Dab Xalay Ka Kacay Qayb Ka Mid Ah #Dekedda_Berbera Oo Saacado #Gubanaysay
Maamulka Dekedda Berbera, Masuuliyiinta Waaxyaha qaarkood iyo Madaxda gobolka Saaxil, ayaa sheegay inay ku guulaysteen deminta Dab qabsaday qaybta Koonteennarrada ee Dekedda Berbera, kaas oo ay sheegeen in bakhtiintiisa lagu guulaystay muddo saddex saacadood iyo dheeraad ku siman oo ay qaybtaasi gubanaysay ka dib.
Maareeyaha Dekedda Berbera Axmed Yuusuf Dirir, Maareeyaha Faraca Badda ee Dekedda…
View On WordPress
0 notes