Tumgik
#qarax lagu dilay Sheekh caana
berberanews · 3 years
Text
Culimada Somaliland oo cambaareeyey qarax lagu dilay Sheekh caana
Culimada Somaliland oo cambaareeyey qarax lagu dilay Sheekh caana
Hargeysa  -(Berberanews)-Qaar ka mid ah culimada waaweyn ee Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan kuwa caasimadda Hargeysa, ayaa si adag u cambaareeyey dilka Sheekhul-baladkii Gobolka Sool marxuum Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ku geeriyooday qarax miino gaadhigiisa loogu xidhay isagoo ku sugnaa magaalada Kismaayo ee dalka Soomaaliya oo uu u tegay hawlo faafinta dacwadda diinta Islaamka ah…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes