#dhawr_kiilo
Explore tagged Tumblr posts
Photo
SUAAL: khamrada #Aduunka iyo khamrada #Janada midkee baa nafaqo badan!?? ✓ Horta kharmada aduunka sida aad u jeedaan waxaa laga sameeyaa #Dhir iyo khudaar nafaqo badan oo borotiin iyo waxtar badan. ✓ khamrada janada iyada dhir iyo khudaar lagama samaynin, waxaa laga sameeyay #Odhaah (kun fayakuunu!!??) Oo Dee #Kun_Fayakuunu wax samaysaye tolow sida ay nafaqo iyo borotiin u leedahay yaa garanaya!!!??? ✓ janada Dadka jooga ma shaqeeyaan, -marka horeba Dadka galayana #Mashaqaysteyaal bay u badan yihiin!! عن حارثة بن وهب الخزاعي يقول سمعت النبي صلى الله عليه وسلم يقول ألا أخبركم بأهل الجنة كل ضعيف متضعف لو أقسم على الله لأبره.... رواه الترمذي وقال هذا حديث حسن صحيح Waxaa kaloo xadiiska wariyay KH. M. N. Q.iyo XM. ((Nabigu wuxuu yidhi: ma idiin sheegaa ahlu janaha? Ahlu januhu waa daciif kasta, oo aad u daciifsan (la daciifsado) oo HADII UU ILAAHAY DHAARIN LAHAA -isagoo wax Ka dalbanaya- uu ilaahay siin lahaa waxa uu Ku dhaariyay)) Sidaa awgeed hadii khudaar iyo dhir mudaawaat ah khamri looga samayn lahaa muddo yar bay Ku wada cayili,,, cayili,,,, cayili,,, oo qofkiiba sida #Jeertii u naaxi!! Waana dad 60dhudhun dhereekoodu yahay -sida xadiiska sheegay- oo aad mooddo #Tareen la qotomiyay ama guri dheer oo daruuraha Ku dhaw!! Marka dadkii awalba waawaynanka la rafaadsanaa hadii cayilna loogu daro oo bishiiba #Dhawr_kiilo Ku siyaaddo janada waxaa loogu dhamaan #Wadne_Xanuun iyo sonkor iyo subag iyo #Dhiigkar, markaana waxaa lagu qasbanaan in #Isbitaallo iyo bukaan eegto janada laga dhiso, oo dhakhaatiirtii aduunka caafimaafka Ku baratayna loo diro #Shaqo_Qasab ah, illeen dadkii oo agtooda Ku dhamaanaya iskama hurdi kartaane!! ✓ Hadii ehlu janaha lagu dhoho "war bahashu waa nafaqo miidane dhawr Bari u qada, yaydaan Ku naaxine" hadii sidaas lagu amrana qaarbaa dhihi "awalbaa aduunka #Soon mmadaxa naga cunay oo janada Ku dhex soomi maynee hanalaga wado!!" Marka sidaas baad Ku fahmaysaa inayna borotiin iyo nafaqo toona lahayn!!
#kun_fayakuunu#odhaah#tareen#dhawr_kiilo#jeertii#dhiigkar#isbitaallo#aduunka#dhir#wadne_xanuun#shaqo_qasab#janada#soon#mashaqaysteyaal
0 notes