#colaada itoobiya
Explore tagged Tumblr posts
berberanews · 2 years ago
Text
Dowladda Ethiopia oo soo abaabushay Bannaanbaxyo waaweyn
Dowladda Ethiopia oo soo abaabushay Bannaanbaxyo waaweyn
Ethiopia-(Berberanews)-Guud ahaan magaalooyinka dalka Itoobiya waxaa saaka ka billowday banaanbaxyo  waawayn oo dowladdu ku sheegtay in looga soo horjeedo waxay ku tilmaantay farogalinta reer galbeebku ku hayaan arimaha gudaha ee dalka Itoobiya. Haddaba banaanbaxyadan oo ay soo abaabushay dowladda Itoobiya ayaa saaka ka billowday magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, sidoo kale dhammaan…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years ago
Text
Debretsion oo dalbaday in Uhurru Kenyatta ku jiro wadahadalka TPLF Iyo dowladda
Debretsion oo dalbaday in Uhurru Kenyatta ku jiro wadahadalka TPLF Iyo dowladda
Nairobi-(Berberanews)-)Dawladda Itoobiya ayaa samaysay guddi wada-xaajood la gala ciidamada ka soo jeeda gobolka Tigray, sida uu sheegay Ra’iisal wasaare Abiy Axmed oo khudbad uu ka jeediyay taleefishinka dalkaasi Salaasadii shalay ka jeediyay baarlamaanka. Guddigu waxa ay darsayeen shuruudaha horudhaca ah iyo sida wada xaajoodku u dhacayo,” ayuu yidhi. Guddigan ayaa waxaa hogaaminaya ku…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years ago
Text
Ethiopia oo sheegtay inay adagtahay soo afjarida dagaalka sokeeye
Ethiopia oo sheegtay inay adagtahay soo afjarida dagaalka sokeeye
Ethiopia: waanwaanta nabadeed iyo wallaacyada ka taagan nabad waarta Ethiopia-(Berberanews)-Xukuumadda Itoobiya waxa si buuxda uga go’an tahay dadaallada uu hoggaaminayo Midowga Afrika ee lagu doonayo in lagu soo afjaro dagaalka sokeeye – oo hadda socda bishii 19-aad – ee waqooyiga, ayay tidhi afhayeen u hadashay dowladda. Billene Seyoum, oo ah xoghayaha warfaafinta ee ra’iisul wasaare Abiy…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years ago
Text
Wararkii u danbeeyay ee xaaladda Ethiopia, isbahaysiga Oromia iyo Tigrai
Wararkii u danbeeyay ee xaaladda Ethiopia, isbahaysiga Oromia iyo Tigrai
Ethiopia-(Berberanews)-Saraakiisha Itoobiya ee ku sugan caasimadda dalkaasi ee Addis Ababa ayaa ugu baaqay dadka magaaladaasi inay diiwaangashadaan hubkooda oo ay magaaladooda ilaashadaan, xilli laga cabsi qabo in fallaagu ay u soo ruqaansadaan dhanka caasimadda. Goaanka Abiy iyo maamulka Ethiopia ku hubaynayaan shacabka ayaa ka dhashay ku siqitaanka Mucaaradka ee caasimadda, taasoo ku keliftay …
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 4 years ago
Text
Itoobiya oo ka jawaabtay warbixin Ilhaan Cumar ka soo saartay xiisadda dalkaa ka taagan
Itoobiya oo ka jawaabtay warbixin Ilhaan Cumar ka soo saartay xiisadda dalkaa ka taagan
Ilhaan Cumar oo ka tirsan gudida arimaha dibada ee Congress-ka Maraykanka ayaa warbixin ka soo saartay xiisadda siyaasadeed ee dalka Itoobiya haatan ka taagan. Xildhibaanka ayaa ka mid ahayd xubno ka tirsan gudidaas oo dhawaan socdaal ku tagay dalka Itoobiya. “Waxaan aad uga walaacsanahay xaaladda maxaabiista siyaasadeed ee Oromada ah ee uu ka midka yahay Bekele Gerba iyo hogaamiyeyaasha kale ee…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years ago
Text
Hay'adda MSF oo Ethiopia ka dalbatay jawaabta shaqaale lagaga dilay Gobolka Tigray
Hay’adda MSF oo Ethiopia ka dalbatay jawaabta shaqaale lagaga dilay Gobolka Tigray
Ethiipia-(Berberanews)-Hay’adda samafalka caafimaadka ee Médecins Sans Frontières (MSF) ayaa waydiisatay Itoobiya inay ka jawaabto war ay warbaahintu baahisay oo sheegayay in ciidamada dawladdu ay saddex ka mid ah shaqaalahooda ku dileen gobolka Tigray ee ay colaaddu ka dhacday sannadkii hore. Meydadka saddexda samafale ee – María Hernández, Yohannes Halefom iyo Tedros Gebremariam – ayaa laga…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years ago
Text
Dowladda Itoobiya oo war ka soo saartay Colaadda Somalida iyo Canfarta
Dowladda Itoobiya oo war ka soo saartay Colaadda Somalida iyo Canfarta
Dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa bilowday dadaal ay ku joojineyso dagaalka maalmihii u dambeeyey Soomaalida iyo Canfarta ku dhexmarayey Galbeedka Gobolka Siti. Xukumadda Addis Ababa ayaa labada dhinac ay dirirtu dhex mareyso ugu baaqday iney si degdeg ah xabadda u joojiyaan isla markaana miiska wadahadalkana isugu yimaaddaan. Dagaalka maamlmihi la soo dhaafayna waxaa ku dhintay dad boqol kor u…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 4 years ago
Text
Hoggaamiyayaashii Tigreega oo shuruudo hordhigay wadahadal ay la galaan dawladda
Hoggaamiyayaashii Tigreega oo shuruudo hordhigay wadahadal ay la galaan dawladda
Tigray-Hogaamiyeyaashii xukunka laga tuuray ee xisbigii hore ee xukumayay waqooyiga gobolka Tigray ee Itoobiya, kuwaas oo baxsad kujiray in kabadan 3 bilood, ayaa soo saaray shuruudo ay ku xidheen wadahadalka nabadda. Bayaanka ayaa waxaa baahiyay TMH, oo ah xarun warbaahineed oo taabacsan xisbiga TPLF. Colaada kajirta Tigray ayaa qaraxday horaantii bishii Nofeembar 2020 markii ay ciidamada…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes