#Masreeyihii hawada
Explore tagged Tumblr posts
Text
Sirta ku duugan xil ka qaadista Maareeyihii Duulista hawada Somaliland ! Xog culus
Sirta ku duugan xil ka qaadista Maareeyihii Duulista hawada Somaliland ! Xog culus
Maxay yihiin Weftiga reer Israel ee laga celiyay Madaarka Hargeysa? Hargeysa-(Berberanews)-30 March 2021 diyaarad laga leeyahay dalka Imaaraatka carabta oo siday saraakiil u dhalatay wadamada Isra`iil iyo Imaaraatka Carabta ayaa laga celiyay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, waxana amarka lagu celiyay bixiyay, Maareeyaha Hay`ada duulista iyo Hawada ee Somaliland Axmed Cabdi Rodol. Sida…
![Tumblr media](https://64.media.tumblr.com/fe566fb2d643942a7f2a7e17d9898715/179a52bfaf214865-b3/s400x600/ab7dcdfccfce1911a1067c6814ab8e962987ffcf.jpg)
View On WordPress
#Berberanews#maareeye rodol#Masreeyihii hawada#Sirta ku duugan#weftiga israel#xil ka qaadista Maareeyihii Duulista hawada Somaliland ! Xog culus#Xilka qaadis
0 notes