#Madaxweyne Biixi oo Isku-shaandhayn culus ku sameeyey
Explore tagged Tumblr posts
Text
Madaxweyne Biixi oo Isku-shaandhayn culus ku sameeyey Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa
Wareegtooyin Madaxweyne 14.11.2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xil-ka-qaadis, magacaabid iyo isku-beddel ku sameeyey qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland. Waxaanay u dhignayd wareegtada Madaxweynuhu Sidan:Ujeeddo: Xil-ka-qaadis. 1. Ku: Cabdiqaadir Iimaan Warsame;Wasiirkii Wasaaradda Horumarinta…
![Tumblr media](https://64.media.tumblr.com/dc3243205f7b160e835ce5b1bca39064/f93e4e6f215ad87c-6e/s540x810/cbc23a4ebe4fd57f117234b6d0849e7aec53e82d.jpg)
View On WordPress
#Berbera news#Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa#Madaxweyne Biixi oo Isku-shaandhayn culus ku sameeyey#magacaabis
0 notes