Tumgik
#Golaha Guurtida Somaliland
saxafimedianetwork · 2 years
Text
State-Building’s Impact On Democratization: A Case Study Of Somaliland´s Upper House Of Parliament
This thesis argues that it would be beneficial for #Somaliland´s stability to make the #HouseOfElders a House of tradition & apply the selection system to each sub-clan. This selection & exchange will have to occur every 6 yrs, as SL's constitution stipulates (Article 58(2)).
(more…)
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
Golaha Guurtida Somaliland oo baaq kasoo saaray Laascaanood
youtube
View On WordPress
0 notes
haldoornews1 · 2 years
Text
Buuq iyo Muran Hadheeyey Fadhigi Golaha Guurtida Somaliland+ Sababta Hoos ka Daawo
Buuq iyo Muran Hadheeyey Fadhigi Golaha Guurtida Somaliland+ Sababta Hoos ka Daawo
Buuq iyo Muran Hadheeyey Fadhigi Golaha Guurtida Somaliland+ Sababta Hoos ka Daawo
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
xogsidemedia · 3 years
Text
Golaha Guurtida oo Guddi u saaray Xeerka ilaalinta Xuquuqda Carruurta Somaliland
Golaha Guurtida oo Guddi u saaray Xeerka ilaalinta Xuquuqda Carruurta Somaliland Hargeysa (Xogside) Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland, ayaa guddo galay xeerka ilaalinta xuquuqda caruurta Somaliland ee xeer Lr- 102/2022, kaasi oo ka soo gudbay Golaha Wakiillada ee Somaliland. Inta badan xildhibaanada ka qayb qaadanayay dooda xeerka ilaalinta xuquuqda caruurta Somaliland, ee xeer Lr. 102/2022…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
tayosamenews · 5 years
Text
Guddoomiyaha Guurtida Oo Si Toggan Uga Dareen Celiyey Ka Qaybgalka Somaliland Ee Xaflad Siyaasadeed Oo Soomaaliya Ah
Guddoomiyaha Guurtida Oo Si Toggan Uga Dareen Celiyey Ka Qaybgalka Somaliland Ee Xaflad Siyaasadeed Oo Soomaaliya Ah
Guddoomiyaha Golaha Guurtida JSL Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa soo dhaweeyey isla markaana sheegay in aanay dhibaato ku jirin in cid Reer Somaliland ahi ka qayb gasho Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Dalkaasi Soomaaliya ee Jubbaland.
Guddoomiyaha Golaha Guurtida JSL Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay sida uu u arko in Dad Reer Somaliland ahi ay ka qayb…
View On WordPress
0 notes
Text
Suldaan Ismaaciil Oo Ka Dayriyay Xaaladda Siyaasadeed Ee Uu Dalku Maanta Marayo.
Suldaan Ismaaciil Oo Ka Dayriyay Xaaladda Siyaasadeed Ee Uu Dalku Maanta Marayo.
Hargeysa(XEERBEEGTINEWS)-Suldaan Ismaacil Suldaan Cabdiraxmaan oo ka mid ah madaxda dhaqanka ee dalka islamarkaana ah xildhibaan ka tirsan golaha guurtida, ayaa ka dayriyay xaaladda siyaasadeed ee uu dalka JSL maanta ku suganyahay.
Suldaan Ismaaciil, oo shalay hadal ka jeediyay fadhigii golaha guurtida ee dalka, wuxuu sheegay in Somaliland marayso xaaladii siyaasadeed ee ugu adkayd, waxaanu soo…
View On WordPress
0 notes
maamuusnews-blog · 7 years
Text
Xildhibaan Maxamuud Diir-Qadhaadh Oo Shalay Geeriyooday Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Shakhsiyadiisa
Xildhibaan Maxamuud Diir-Qadhaadh Oo Shalay Geeriyooday Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Shakhsiyadiisa
Xildhibaan Maxamuud Diir-Qadhaadh Oo Shalay Geeriyooday Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Shakhsiyadiisa… Hargeisa (MMN) : Marxuum Xildhibaan Maxamuud Cabdilaahi Qaalib Diir-Qadhaadh Waxa Uu Ahaa Ruug-Caddaa Ka Tirsanaa Golaha Guurtida JSL Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi…
View On WordPress
0 notes
onlinesomalilibrary · 7 years
Text
Faallo: Buugga Go'aan iyo Gobanimo ee uu Qoray Cali Cabdi Coomay
Faallo: Buugga Go’aan iyo Gobanimo ee uu Qoray Cali Cabdi Coomay
Buugga la magacbaxay GO’AAN IYO GOBANNIMO oo uu qoray Cali Cabdi Coomay, waxa uu gacantayda soo galay bishii Ogost horraanteedii ee gu’gan 2016ka. Waxa muquuno ahaan iigu soo diray qoraaga. Waxa uu buuggu ku suntanyahay IHN, Sheekh Ibraahin Sh. Yuusuf Sh. Madar, oo ilaa aasaaskii Golaha guurtida Somaliland ahaa guddoomiyaha golahaas. Sheekhu, waxa uu geeriyooday 2004.
Marka laga hadlayo…
View On WordPress
0 notes
saxafimedianetwork · 2 years
Text
Traditional Structures In Peace And Security Consolidation: The Case Of Guurti In ‘Somaliland’
The #study recommends 1. revision of the #Somaliland #constitution. 2. the need to implement the women's quota proposal 3. in order to regain their neutrality & independence, the #Guurti members should refrain from interfering with ongoing #politics & #political parties.
(more…)
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 1 year
Text
Madaxweynaha Somaliland oo Digreeto soo saaray
Hargeysa-(Berberanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ka soo saaray Soo-jeedinta Odayaasha Dhaqanka ee Arrimaha Doorashooyinka . Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-Ku: Shir-guddoonka Golaha Guurtida JSL    Ku: Shir-guddoonka Golaha Wakiillada JSL    Og: Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ujeeddo: Soo-jeedinta Odayaasha…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
haldoornews1 · 2 years
Text
Hargeisa: Dhacdo Naxdin leh iyo Aabe isku dal-dalay ka dib markii uu Noloshii ubadkiisa awoodi waayey Bixintiisa.
Hargeisa: Dhacdo Naxdin leh iyo Aabe isku dal-dalay ka dib markii uu Noloshii ubadkiisa awoodi waayey Bixintiisa.
Hargeysa(Haldoor News):- Xildhibaan ka Tirsan golaha guurtida somaliland ayaa ka hadlay dhacdo naxdin leh oo ka dhacday magaalada Hargeysa gaar ahaan xaafada Jigjiga yar. xildhibaanku waxa uu sheegay in ninka ka mid ah dadka degan xaafadaasi uu isku dal-dalay noloshii oo ku adkaatay iyo ubadkiisa oo uu noloshooda kafayn kari waayey ka dib markii shaqo la,aani ku dhacday. Hoos ka Daawo Muuqaal.
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
xogsidemedia · 3 years
Text
Golaha Guurtida oo loo Qaybiyay Xeerk ilaalinta Xuquuqda Carruurta ee Somaliland
Golaha Guurtida oo loo Qaybiyay Xeerk ilaalinta Xuquuqda Carruurta ee Somaliland Hargeysa (Xogside)  – Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta loo qaybiyay xeerka ilaalinta xuquuqda caruurta Somaliland ee xeer Lr- 102/2022, kaasoo kasoo gubday Golaha Wakiillada ee Somaliland. Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida ee Somaliland oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha Golahaasi mudane Saleebaan…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
codkasomaliland · 5 years
Photo
Tumblr media
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Soo Jeediyay In Dalka Laga Mamnuuco Dawooyinka Dumarku Isku Qurxiyaan +Guddoomiye Saleebaan Oo Ku Gacan-saydhay Xildhibaan Indho Indho oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa soo jeediyay in la joojiyo Dawada dumarku isku Qurxiyaan laakiin Guddoomiyaha guurtida ayaa ka soo horjeestay arrinkaasi,
0 notes
warganenews · 5 years
Photo
Tumblr media
#Somaliland: Guddoomiye #Saleebaan Oo Xisbiyada Mucaaradka Ah Ku Waaniyay Inay Buuqa Doorashada Dajiyaan Guddoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa xisbiyada mucaaradka ah ee dalka ku dhaliilay inay wali ka guuxayaan muddo kordhintii uu golaha guuridu uu sameeyay, waxaanu ugu celiyay in muddo kordhintaas aanay waxba iska badalayn.
0 notes
tayosamenews · 6 years
Video
youtube
#Daawo: #Xildhibbaan #Dheeg #Oo Ka #Hadlay #Caydii #Hablaha #Beesha #Ciidagale Ee Wasiir Guri-barwaaqo #Raalli-gelina Ka #Bixiyay #Hadalo #Ka #Soo #Yeedhay #Xildhibaan Ay Isku #Qoys #Yihiin #Wasiirka Hargeisa (Tayosame News) Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg) oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa raalli gelin ka bixiyay hadal shalay ka soo baxay xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Ilkacase oo guurtida ka tirsan kaas oo difaacay wasiir Guri Barwaaqo oo ay isku beel yihiin raalli gelina ka bixiyay weedhaha gabaygiisa ku qoran sidoo kalena eedeeyay Xildhibaan Nacnac iyo xildhibaan Jaamac Riyo oo hore arrintan uga hadlay.
0 notes
Text
Culimadu Iyagii Baa Is Haya Oo Doodaya, Bal Horta Iyagu Meel Wax Ha Isla Dhigeen, Inta Aanu Golaheenu Dhex Gelin,” Gud. Saleebaan Maxamuud Aadan
Culimadu Iyagii Baa Is Haya Oo Doodaya, Bal Horta Iyagu Meel Wax Ha Isla Dhigeen, Inta Aanu Golaheenu Dhex Gelin,” Gud. Saleebaan Maxamuud Aadan
Hargeysa (XEERBEEGTINEWS)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex taagan Guddida wanaag farista iyo xumaan reebista, waxaanu tilmaamay in khilaafkani uu muddo dheer taagna, oo Xukuumaddihii kala duwanaa ee taladda dalka iskaga dambeeyeyna in aanay waxba ka qaban, waxaanu xusay in Gole Guurti ahaana in aanay galaynin dhex-dhexaadinta…
View On WordPress
0 notes