Text

WAR DEG-DEG AH : Qarax gaari oo magaalada muqdisho ka dhacay
Journalist Dhacdooyinka, War Deg-deg ah
July 29, 2019 1 Minute
Muqdisho (Gaaboow Media)
Qarax ayaa goor dhow ka dhacay degmada Wadajir ee goolka Banaadir, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah, qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka halka loo yaqaano Aargada oo ka tirsan degmadaasi.
Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhashay gaari nuuca raaxada ah oo la sheegay in lagu soo xiray walxaha qarxa.
Wadihii gaariga ayaa lagu soo warramayaa inuu ka badbaaday qaraxaasi, waxaana ilo lagu kalsoon yahay ay sheegeen in gaariga uu qarxay mar uu ka dagay kadib.
Ma jiro wax khasaare ah oo uu geystay qaraxan, balse waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka oo baaritaano ka bilaabay halkaasi.
Lama oga illaa iyo hadda waxa uu ahaa shaqsiga watay baabuurka lagu soo xiray qaraxaasi.
Qaraxan ayaa ku soo aadaya, xilli maanta ay soo shaac baxday digniin amni oo sheegeysa in gudaha magaalada Muqdisho ay ku jiraan illaa saddex gaari oo qaraxyo sida.
Halkaan ka aqriso caasimada online
Sadex baabuur oo qaraxyo sida oo ku jira MUQDISHO
Sadex baabuur oo qaraxyo sida oo ku jira MUQDISHO
Muqdisho (Caasimada Online) – Halis amni oo cusub ayaa ka jirta magaalada Muqdisho, waxaana warbixinno amni ay sheegayaan inay suurta-gal tahay inuu dhaco weerar loo adeegsado baabuur ay ka buuxaan walxaha qarxa. Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in hay’adaha amniga ay bixiyeen digniin ku aadan in magaalada ay ku jiraan saddex baabuur oo … Continue reading Sadex baabuur oo qaraxyo sida oo ku jira MUQDISHO
Caasimada Online
Si kastaba, ma cadda in gaariga qarxay uu ka mid yahay kuwii ay hay’adaha ammaanka ka digeen
https://saxafiyare2.wordpress.com
http://m.facebook.com/saxafiyare2
Cali Max’ed Gaaboow
0 notes
Text
Hooyo Nuuro
"Wiilkeyga oo Askari Qarankiisa u adeegayey ahaa Ayaa AMISOM Gaar Dulmarsiisay asaga iyo Laba kale oo mid uu ka mid ahaa Ciidanka Xoogga Dalka kan kalena uu shacab ahaa, kadibna baxsadeen.
#Murugo
0 notes
Text
Hooyo Nuuro
"Wiilkeyga oo Askari Qarankiisa u adeegayey ahaa Ayaa AMISOM Gaar Dulmarsiisay asaga iyo Laba kale oo mid uu ka mid ahaa Ciidanka Xoogga Dalka kan kalena uu shacab ahaa, kadibna baxsadeen.
#Murugo
0 notes
Text
waxaad ila wadaagtaan muuqaalkaan iyo qormadan siina sharegareeya
Soomaaliya hada waxaa ka jira boob hantiyeed ha ahaato mid maguurta ah ama kaash waxaana Shacabka loogu awood sheegtaa waa shaarka dowlada qofkii ku yiraah Qabiil ayaa leygu awood sheegtay Been dheh hadii awood qabiil ay wali jirto xaaf sidaas looma galeen tan kale magaca qabilka ee saamiga lagu qeybsanaayo waa sheeko maqaar saar ah 4.5.
inkastoo dhibaatada qabiilka uugeestay aan lasoo sheegi karin oo ay aheyd musiibo aad u weyn oo ay soomaali soo martay oo shacab badan oo masaakiin ah lagu soo gumaaday laguna xalaaleystay hantidooda sharaftooda iyo karaamada uu allah swc siiyay,
runtii waxaan dhihi karaa hada waàlaga soo gudbay rajadii aan islaheyn hadii qabiilka laga gudbo waxaa loo gudbayaa in lays cafiyo gacmaha lays qabsado waxay aheyd dowlada federaalka ee uu hogaamiyo maxamed cabdullaahi farmaajo balse Lamood Noqonse weyday,
hada tii qabiilka mid kadaran ayaa lugaha lala galay waana in shaarka dowlada lagu waxyeeleeyo laguna dhaco shacabka masaakiinta ah
shacabka aan awood ku ilaashado gurigiisa heysan hadii uu boos ku leeyahay meelaha muhiimka ah sida airpor ka ilaa laga soo gaaro madaxtooyo hada ha gato boos kalena haka raadsado meelo raqiis ah hadii kale waa la boobaa waa iga digniin caqligu ha talsho xaafada aan daganahay waan ku dhashay xudunteydaa ku duugan Beel Hebel ayaan ka dhashay iyo bahaa bahaa socon meyso hadaad hadhow ooyi laheyd oo aadan difaacan karin hada iska iibso
0 notes
Text
youtube
Kulan loogu duceynayey Allaha U Naxariisto Dr.Maxamed mursi Oo Lagu Qabtay Mogdisho.
“ shiiikh cabdulxayi shiik aadan
Qudbada, salaaada janaaasada iyo ducadii ka dambeeeysay oo dareeen gaaar ah ximbaarsan"
0 notes
Text
Kulan loogu duceynayey Allaha U Naxariisto Dr.Maxamed mursi Oo Lagu Qabtay Mogdisho.
“ shiiikh cabdulxayi shiik aadan
Qudbada, salaaada janaaasada iyo ducadii ka dambeeeysay oo dareeen gaaar ah ximbaarsan"
0 notes
Photo

MD FARMAAJO OO SHURUUD KU XERAY SHAQSIGA UU U MAGACAABAYO R/WASAARAHA Madaxweyne Farmaajo oo shuruudo adag u dhigay Shaqsiga uu Ra’iisal wasaare u magacaabayo (Akhriso) Published on February 13, 2017 Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shuruudo adag u dhigay shaqsiga uu doonay inuu u magacaabo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya. Madaxweynaha oo dhowaan xilka la wareegi doono xilka ayaa xildhibaano ugu tegay inuu xilka Ra’iisal wasaaraha u magacaabo u sheegay inuu doonayo shaqsi ay wadashaqeyn karaan. Farmaajo ayaa shuruudihiis waxaa ka mida: 1- Shaqsi leh aqoon heer sare ah 2- Shaqsi leh karti iyo awood hogaamineed 3- Qof ay wadashaqeyn karaan mudadda uu xilka hayo ee 4-ta sano ah Musharaxiin iyo xildhibaano ka socda beelaha Hawiye oo xilkan ku loolamaya ayaa kulamo kala duwan la yeeshay madaxweynaha cusub oo ay ka dalbadeen inuu xilka Wasiirka koowaad siiyo shaqsiyaad ka soo jeeda beelahooda, taasoo uu sheegay inuu tixgelinayo. https://qaranmedia.wordpress.com/ http://m.facebook.com/calisuxufi2/ [email protected]/ Cali M Gaaboow
0 notes
Link
0 notes
Video
tumblr
Wareysi uu wariye Jaamac la yeeshay Wakiilka gaarka ah ee QM Michael Keating DAAWO
0 notes
Link
0 notes
Video
tumblr
DAAWO”MD SOOMAALIYA FARMAAJO OO MARKI UGU HOREYSAY BOOQDAY VILLA SOMALIA” ON YOUTUBE https://somaliclub.wordpress.com/ http://m.facebook.com/simaliaclub/ http://somaliclubtv.tumblr.com/ [email protected]/
0 notes
Link
0 notes