#Xoolaha
Explore tagged Tumblr posts
berberanews · 4 months ago
Text
Ganacsato Xoolaha ka dhoofiyay Berbera oo tallabo laf-jab ah sameeyay
Ganacsato Xoolaha Ka Dhoofiya Somaliland Oo Dhabar Jabin Ku Sameeyay Madaxbanaanida Iyo Sumcada Dalka, Kadib Markay Shahaadooyin Ay Cashuur Ka Bixiyeena Kasoo Qaateen Somaliya. Qaar ka mid ah Maxjarada Xoolaha ka dhoofiya Dekedda Berbera ee Somaliland ayaa shahaadada Caafimaadka ee Xoolaha Ku dhoofiyaan ka soo qaatay Dawladda Federaalka Somaliya, kana guuray shahaadii Dalka Somaliland. Maxjarka…
0 notes
yashuworld · 2 years ago
Video
youtube
Xoolaha badda - Sea Animals in Somali & English
0 notes
saxafimedianetwork · 5 years ago
Photo
Tumblr media
Sucuudiga Oo Lagu Qanciyay In Uu Fasaxo Markab Xoolo Ka Qaaday Dekedda Berbera Oo Jeddah Lagu Hakiyay
0 notes
xogsidemedia · 3 years ago
Text
Bulsho Waraabaha La Nool!
Bulsho Waraabaha La Nool!
Afrika waa qaarad ballaadhan oo si isdaba joog ah loogu arko arrimo badan oo loo arakaya in aany suurtagal ahayn. Bulshooyinka dunida way ka duwan yihiin, dad badan ayaa dhaqda xoolaha, kuwo kalena waxay xoogga saaraan Eyda iyo bisadaha. Laakiin dalka Naygeriya waxa jira bulsho sabool ah oo iyagu dhaqda waraabaha debed galeenka ah kaasi oo ay suuqyada la marayaan iyagoo ku xarooganaya. Ragga…
Tumblr media
View On WordPress
1 note · View note
mamduud · 3 years ago
Photo
Tumblr media
𝐒𝐮𝐮𝐫𝐚𝐭𝐮𝐥-𝐂𝐚𝐛𝐚𝐬𝐚, 𝐚𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚 𝟐𝟒, 𝟐𝟓, 𝟐𝟔, 𝟐𝟕, 𝟐𝟖, 𝟐𝟗, 𝟑𝟎, 𝟑𝟏&𝟑𝟐, 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐬𝐰 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐤𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢:"Beni'aadamku ha fiiriyo cuntadiisa; anagaa biyahii soo shubnay shubid; dhuulkii baanu dil dilaacinay dil dilaacid《si biyuhu aay u degaan oo wax soo saaraan》 waxaana kasoo saarnay miro; cinab iyo daaqa xoolaha; zeytuun iyo timir; iyo beero dhirteedu is dhex gashay; iyo khudrad iyo daaqa xoolaha; waxeyna idin tahay raaxo《dheef》idinka iyo xoolihiina." "𝑨𝒍𝒙𝒂𝒎𝒅𝒖 𝒍𝒊𝒍𝒍𝒂𝒂𝒉 𝑨𝒍𝒙𝒂𝒎𝒅𝒖 𝒍𝒊𝒍𝒍𝒂𝒂𝒉" ❤❤❤ 𝗥𝗮𝘀𝘂𝘂𝗹𝗸𝗲𝘆𝗻 𝘀𝗰𝘄 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶:"𝗶𝗴𝗮 𝗴𝗮𝗮𝗿𝘀𝗶𝗶𝘆𝗮 𝗵𝗮𝗹 𝗮𝗮𝘆𝗮𝗱 𝗵𝗮𝗯𝗮 𝗮𝗵𝗮𝗮𝘁𝗲𝗲" 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴 𝗗𝗼𝗼𝗻 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲 https://www.instagram.com/p/CaWrWOdjgoA/?utm_medium=tumblr
0 notes
somalifaces · 7 years ago
Photo
Tumblr media
"The first thing that caught my eyes, after returning to Mogadishu after 26 years, is how animals are neglected and not properly treated in our society, especially cats and dogs. I saw things that pained me, but for some it was normal. Most of the time, these animals don't have any owners, and they roam the street to find little food or water that they can get. Most of the time, they find shelter underneath cars but often get run over. I reasoned with myself that since my people have been through hell, they forgot to think about the welfare of the animals. It became a daily routine for me to buy lots of meat after work and visit where they hide. When I slowly approach, they start appearing and following me around. I like to believe that they are happy to see me, but most probably it is the smell of food. Since then, I've been campaigning hard to raise awareness as it's a human obligation to show compassion to animals as they share the world with us.  Prophet Muhammad said 'Whoever is kind to the creatures of God is kind to himself' My dream is to build a big animal shelter here that will house the animals that don't have a home and train volunteers to take care of them."
(Mogadishu)
"Mudo 26 sano ah oo aan dalka ka maqnaa waxaan ku noolaa wadamo kala duwan. Markii aan dalka imid indhayga waxaa buuxiyay dhibaatada haysata xayawaanka ku dhibaataysan jidadka. Jidadka dalka waxaa gaajo, jiro iyo rafaad ku qaba xayawaanka sida eeyada, bisadaha, dameerada, lo’da, ari, ido iyo marmar xataa geela. Xayawaan badan oo magaalooyinka Soomaaliya jooga ma jiro qof mas’uul ka ah; waana inay maalintii oo dhan jidadka meeraan si ay qashinka ugala baxaan waxii ay cuni karaan; inta badan ma helaan waxaan bac iyo baakado ahayn. Xayawaankan baabuurta ayaa inta badan dulmarta maadaama ay ku noolyahiin jidadka. Hase ahaatee maadaama ay dadkeenu soo mareen dhibaatooyin badan inta badan ma arkaan dhib haysata xayawaanka. Hawshan waxay noqotay mid ka mid ah hawsha aan qabto maalinkasta, waxaan usii iibiya hilib marka aan shaqada ka baxo, kadib waxaan booqda meesha ay ku qarsoonyihiin. Marka aan dhankooda si qunyar ah ugu dhaqaaqo way soo baxaan kadib aniga ayey isoo racaan. Waxaan jecelahay in aan aamino in ay faraxsanyihiin markasta oo ay I arkaan. Laakiin inta badan waa cuntada marka ay uriyaan. Waxaan isku dayaa inaan wax ka badalo fikirka dadkeena, oo aan xasuusiyo inay tahay waajib deenta macaan ee Islaamku nagu amartay inaan u naxariisano xoolaha.  Nebi Maxamed NNKH wuxuu yiri; “Qofkasta oo u naxariista aaburta Eebe , Eebe wuu naxariista qofkaas.”  Hamigaygu waa in aan dhiso xarun lagu daryeelo xayawaanka aan haysan cid u fidisa daryeel isla markaana aan tababar siiyo dad iska wax u qabo ugu shaqeeya."
(Muqdisho)
67 notes · View notes
haldoornews1 · 5 years ago
Photo
Tumblr media
“Xilka la ii magacaabay waxaan ku aqbalay in aan dalka la iga lahayn, muuse iyo cid kale toona” Wasiirka Cusub ee Xanaanada Xoolaha "Xilka la ii magacaabay waxaan ku aqbalay in aan dalka la iga lahayn, muuse iyo cid kale toona" Wasiirka Cusub ee Xanaanada Xoolaha
0 notes
codkasomaliland · 5 years ago
Photo
Tumblr media
” Xoolaha Somaliland Waa In Israa’iil Suuq Looga Doonaa ” Xil Indho Indho ” Xoolaha Somaliland Waa In Israa’iil Suuq Looga Doonaa ” Xil Indho Indho
0 notes
raadeeronline · 5 years ago
Text
Dowladda Soomaaliya oo amarkeeda lagu sii daayay markabkii Xoolaha
Dowladda Soomaaliya oo amarkeeda lagu sii daayay markabkii Xoolaha
Dowladda Soomaaliya oo amarkeeda lagu sii daayay markabkii Xoolaha
Waxaa maalmihii la soo dhaafay la hadal hayay markab sida xoolo nool oo gaaraya ilaa 20,000 oo neef inuu ku xayiran yahay dekedda Jidah ee dalka Sucuudiga.
Markabka oo u rarnaa ganacsato Soomaaliyeed ayaa ka ambabaxay dekedda Berbera markaas oo dowladda Sucuudigu ay diidday inay xoolaha ka dejiyaan sababo la xiriira markabka oo…
View On WordPress
0 notes
berberanews · 4 months ago
Text
Wasaaradda Xannaanada oo xayirtay Maxjar Berbera ku yaal
Berbera-(Berberanews)-Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland ayaa xayiraad kusoo rogtay Maxjarka Xoolaha Waddaniga ah ee Berbera. Maxkjarka Xoolaha Waddaniga ah ee Berbera ayaa lagu eedeeyay inay ku kaceen khiyaaamo Qaran oo ay qayb ka yihiin shirqoolo loo maleegayp dhoofka Xoolaha Somaliland, kaasoo ay gadhwadeen ka yihiin Madaxweynayaasha Djibouti iyo Somalia oo doonaya in Kooto loogu xidho…
0 notes
yashuworld · 2 years ago
Video
youtube
Somali Learning 10 - Xoolaha gudaha - Domestic Animals in Somali & English
0 notes
saxafimedianetwork · 7 years ago
Photo
Tumblr media
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In La Furay Dhoofkii Xoolaha, Kana Hadashay Rajada Ay Ka Qabto Inay Sii Socoto Dhoofinta Xooluhu
0 notes
xogsidemedia · 2 years ago
Text
Xukuumadda Somaliland oo Xoolaha u Furtay Mashruuca Banka Wajaale
Xukuumadda Somaliland oo Xoolaha u Furtay Mashruuca Banka Wajaale Xogside Xukuumadda Somaliland,ayaa xoolaha hayaanka ah ee abaartu saamaysay u furtay isla arkaana u fasaxday mashruuca Banka Wajaale gaar ahaan qaybta ay maamusho Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga. Wasaaradda Xanaananada Xoolaha  iyo Horumarinta Kalluumaysiga ayaa shalay  u fasaxday Xoolaha ka soo hayaamay…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
mamduud · 4 years ago
Photo
Tumblr media
𝐒𝐮𝐮𝐫𝐚𝐭𝐮𝐥-𝐂𝐚𝐛𝐚𝐬𝐚, 𝐚𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚 𝟐𝟒, 𝟐𝟓, 𝟐𝟔, 𝟐𝟕, 𝟐𝟖, 𝟐𝟗, 𝟑𝟎, 𝟑𝟏&𝟑𝟐, 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐬𝐰 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐤𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢:"Beni'aadamku ha fiiriyo cuntadiisa; anagaana biyahii soo shubnay shubid; dhuulkii baanu dil dilaacinay dil dilaacid《si biyuhu aay u degaan》 waxaana kasoo saarnay miro; cinab iyo daaqa xoolaha; zeytuun iyo timir; iyo beero dhirteedu is dhex gashay; iyo khudrad iyo daaqa xoolaha; waxeyna idin tahay raaxo《dheef》idinka iyo xoolihiina". 𝐅𝐢𝐢𝐫𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡: "ilaahey nicmadiisa ballaaran masoo koobi karno ee aan ku shukrino xaalad kasta". "AL-xamdu lillaahi rabbil caalamiin". 𝗥𝗮𝘀𝘂𝘂𝗹𝗸𝗲𝘆𝗻 𝘀𝗰𝘄 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶:"𝗶𝗴𝗮 𝗴𝗮𝗮𝗿𝘀𝗶𝗶𝘆𝗮 𝗵𝗮𝗹 𝗮𝗮𝘆𝗮𝗱 𝗵𝗮𝗯𝗮 𝗮𝗵𝗮𝗮𝘁𝗲𝗲" 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴 𝗗𝗼𝗼𝗻 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲 https://www.instagram.com/p/CNoa5u2HQk4/?igshid=1tk9lk9q8o6ce
0 notes
somalifaces · 8 years ago
Photo
Tumblr media
"I had a couple of dozen head of livestock. They were my source of income and pride. But for the past year, I had trouble selling them because they were too skinny and there was no water and fields for them to graze. Before, when we used to have mini-droughts, and they become thin, I’d wait till the rain comes and fatten them up but this drought has been going on for too long. I tried to feed them any material I could find so that they could eat something. Eventually, most of them died. I only got two left but they are sick. The stench of rotten flesh still hangs in the air even after we burned the carcasses. The nomadic life is extremely hard. Some people have relatives in cities and abroad to support them, but many like us don’t have anyone to support us. Many of us were forced to separate from our loved ones." (Somali Faces Drought Relief Campaign) We have already raised almost £35,000 ($42,000) in 4 days and had to increase it to £50,000 ($60,000) as many local fundraisers are taking place that wants to contribute to SF's campaign. We will be receiving the first batch of funds in the coming days and will go to the people that need the most insha’Allah. "Waxaan lahaa afarteemyo xoolo ah, waxay  ii ahayeen il aan  ka helo dhaqaale. Laakiin ilaa sanadkii hore, dhib aad u badan ayaan kala kulmay iibintooda, sababtoo ah waxay noqdeen qalfoof caato ah. Ma jirin meel aan biyo iyo caws uga helo. Berigii hore, marka abaar jirto sidan oo kale ma ahayn, waxaan la sugi jiray xiliga roobku da’ayo si ay usoo kabtaan. Laakiin abaartan hada taagan waa mid ilaa wakhti dheer soo socotay, waan isku dayey in aan quudiyo waxkasto aan heli karo si ay u nolaadaan waxna u cunaan. Aakhirkii, way dhinteen. Xoolo waxaa i haray laba. Labadaasina waa bukaan. Urka kasoo baxaysay xoolaha dhintay weli waata uraysa ee hawada kujirta xitaa markii aanu gubnay haraagii bakhtigooda. Nolosha taala dhulka miyigu runtii waa mid aad u adag, dadka qarkood waxay leeyihiin ehelo ku kala nool magaalooyinka iyo qurbaha oo tageero u fidiya, laakiin in badan oo ka mid ah ma haystaan ehel tageero usoo dira, in badan oo naga mid ah dantu waxay nagu khasabtay in aan meelo kala duwan u kala guurno dadkii ehelkayga ahaa.” (Gurmadka Abaaraha ee Somali Faces) Waxaanu ilaa hadda aruurinay lacag gaaraysa  £35,000 ($42,000) muddo 4 maalmood gudaheed. Lacagta aanu rabno in aanu aruurino waa £50,000 ($60,000), kadib markii aan ka helnay codsiyo kala duwan oo wada tabarucaad  doonaya in ay ay  ku daraan  tabarucaadka SomaliFaces waddo. Maalmo gudahood  deeqdii ugu horaysay waxay gaari doonta dadkii loogu talo galay  in lagu caawiyo hadu Alle idmo. Fadlan la wadaaga asxaabtiina https://www.gofundme.com/somali-drought-campaign
42 notes · View notes
warganenews · 5 years ago
Photo
Tumblr media
#Somalia: Raysal Wasaare Ku-xigeenka #Soomaaliya Oo Amar Ku Bixiyay In La Sii Daayo Markabkii Siday Xoolaha Ee Lagu Xayiray #Sucuudiga Raysal wasaare ku xigeenka Dawladda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa amar ku bixiyay in la sii daayo markabkii xoolaha siday ee lagu xayiray dekedda magaalada Jidda ee dalka Sucuudiga.
0 notes