#raadnews
Explore tagged Tumblr posts
Text
1,700 undocumented migrants captured across Turkey
Hargeisa (RAAD NEWS) 26-Nov-2017-At least 1,742 undocumented migrants, including women and children, were held Thursday during anti-human trafficking operations across Turkey, officials said.
Gendarmerie units found 171 migrants, including women and children stowed away in the back of a lorry on the road between Erzincan and Erzurum provinces near Tercan district, Erzincan Governor’s Office said.
View On WordPress
#africa#afrika#alshabaab#raadnews#raadnews.com#raadtv#rabshado#somaliland#soomaaliya#war degdega#wararka#warbaahinta raad#warcusub#xukumada
0 notes
Text
More homeless people in US than population of 47 Turkish cities
Hargeisa (RAAD NEWS) 26-Nov-2017-The number of homeless people in the U.S. is more than the population of 47 cities in Turkey, according to data compiled by Anadolu Agency Saturday.
In the U.S., there were approximately 550,000 homeless people last year, according to the country’s Department of Housing and Urban Development.
While this number is higher than the population of Turkey’s eastern city…
View On WordPress
0 notes
Text
Ciidamada Puntland oo qabtay rag Ajnabi ah oo looga shakisan yahay argagaxiso
Garoowe (RAAD NEWS) 26-Nov-2017-Ciidamada Puntland ayaa sheegay in ay qabteen rag Ajaanib ah oo looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin dagaalyahanada Al-Shabaab.
Dadkaasi ayaa lagu soo qabtay howlgal ay ka fuliyeen ciidamada Ammaanka degaanka Garacad ee gobolka Mudug.
Ragga la qabtay ayaa la sheegay in ay wateen Doon, waxaana la socday nin Soomaali ah sida ay sheegeen Saraakiisha ciidamada…
View On WordPress
#africa#afrika#alshabaab#dpworld#iscasilay#puntland#raadnews#raadnews.com#raadtv#rabshado#somaliland#war degdega
0 notes
Text
Xusuustaydii Radio Muqdisho iyo Dagaalkii Argagixisadda. WQ:-C/casiis Afrika
Hor iyo Horaanba intaanan u galin Xusuus Qorkayga waxaan Hambalyo leeyahay Howlwadeenadda Radio Muqdisho meel kasta oo ay joogaan, Waxaan intii ku dhimatay Halganka Xoraynta Fikirkana leeyahay Eebbe Naxariistii Janno ha ugu deeqo. Radio Muqdisho oo 66 Sanno jirsaday waxa uu ka mid noqday Hay’adihii Dowliga ahaa ee ku burburay Dagaaladdii Sokeeye, Balse Raadiyuhu waxa uu kaga duwanaa Hay’adaha kale…
View On WordPress
0 notes
Text
Somali PM appoints new Minister of Defense
Mogadishu(RAAD NEWS)-Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Ali Kheyre has today on Sunday appointed the new Minister of Defense and sacked the Minister of Religious Affairs in a decree, SONNA reported.
Minister of Information, Culture and Tourism of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdirahman Omar Osman said that Mohamed Mursal Sheikh was appointed to be the new…
View On WordPress
#africa#afrika#iscasilay#raadnews#raadnews.com#raadtv#soomaaliya#war degdega#wararka#warcusub#xukumada
0 notes
Text
Shaxda rasmiga kulanka ay maanta kooxda Real Madrid soo dhaweynayso Malaga oo la shaaciyey
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo galayaan kulanka maanta ee horyaalka La Ligaha Spain kooxaha Real Madrid iyo Malaga.
Kulankan oo ay Los Blancos soo dhaweynayso Malaga ayaa waxaa ku soo wada bilowday Ronaldo iyo Benzima, halka Bale uu seegay kulanka.
Sidaas oo kale waxaa keydka Real Madrid ku soo bilowday goolhaye Keylor Navas iyo Modric.
Halkaan hoose ka eeg Shaxda…
View On WordPress
0 notes
Text
Rwanda could take 10,000 refugees from Israel: Minister
(RAAD NEWS ) 25-Nov-2017-The foreign affairs minister of Rwanda has confirmed the country is in negotiations with Israel to take in as many as 10,000 African asylum seekers, according to a local Rwandan newspaper.
In an interview with The New Times, Louise Mushikiwabo said the two countries have yet to reach an agreement on how many asylum seekers currently in Israel could eventually be resettled…
View On WordPress
0 notes
Text
Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Oo Kulan Xasaasi Ah La Qaatay Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Somaliland & Somaliya
Madaxweynaha cusub ee shacabka reer Somaliland dhawaan doorteen Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ka socda safaaradda dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland Soomaaliya. Weftigan waxa hoggaaminaya safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaliya Ambassador Daved Concar, islamarkaana ay xubin ka ahayd haweenayda madaxda ka ah Xafiiska…
View On WordPress
0 notes
Photo
Doorashada Soomaaliland waxaa ka muuqatay Ilbaxnimo & isku dulqaadasho siyaasadeed Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed Khadar ayaa ku tilmaamay doorashadii Somaliland mid ay ka muuqatay isku dulqaadasho siyaasadeed iyo Ilbaxnimo, isaga oo bogaadiyay madaxweynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi.
0 notes
Photo
Toos U Daawo Ku Dhawaaqista Natiijada Codbixinta Doorashooyinka Somaliland
#africa#afrika#codbixin#doorasho#komishanka#raadnews#raadnews.com#raadtv#somaliland#war degdega#wararka#warbaahinta raad#warcusub#xukumada
0 notes
Photo
Murashaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Qaabiley Wafdi Ka Socday Dalka Jarmalka
#afrika#ciyaaraha#raadnews#raadnews.com#somaliland#war degdega#wararka#warbaahinta raad#warcusub#xukumada
0 notes
Photo
DEG DEG: Xisbiga Wadanni Oo Mar Kale Iskaga Baxay Tirintii Codadka Doorashooyinka Somaliland Waa Maxay Sababtu ?
#africa#afrika#heshiish#iscasilay#raadnews#raadnews.com#raadtv#somaliland#soomaaliya#war degdega#wararka#warbaahinta raad#warcusub#xukumada
0 notes
Text
Kooxda UN Monitoring Group ayaa warbixin ay soo saartay kaga hashay saldhiga milatari ee Berbera iyo heshiiska ay DP world
( Raad News) 19-Nov-2017- Kooxda UN Monitoring Group, ayaa warbixinteedii sannadlaha ahayd oo la soo daayay toddobaadkan dhammaaday waxa ay qaybo ka mid ah kaga hadashay Somaliland, gaar ahaan saldhiga milatari ee Imaaraadka laga siiyay Berbera iyo heshiiska ay DP world kula wareegtay dekedda Berbera.
Warbixinta waxa lagu sheegay in codayntii ay golaha wakiiladu ku ansixiyeen heshiiska DP world…
View On WordPress
#africa#afrika#dpworld#heshiish#iscasilay#mudaharaad#raadnews#raadnews.com#raadtv#rabshado#somaliland#soomaaliya#war degdega#wararka#warbaahinta raad#warcusub#xukumada
0 notes
Text
Egypt Warns Ethiopia Nile dam Dispute 'Life or Death'
Egypt Warns Ethiopia Nile dam Dispute ‘Life or Death’
Egyptian President Abdel-Fattah el-Sissi, for the second time in as many days, has delivered a stern warning to Ethiopia over a dam it is building after the two countries along with Sudan failed to approve a study on its potential effects.
Ethiopia is finalizing construction of Africa’s largest hydroelectric dam on the Blue Nile. Egypt fears that will cut into its water supply.
Cairo said last…
View On WordPress
0 notes
Text
The international community should stop treating Somaliland as a laboratory experiment
n the grand scheme of things the heated words or actions of politicians before and after Somaliland’s Presidential Election will soon begotten. What will be remembered will be the remarkable spirit of unity that existed throughout the campaign. Somalilanders have embraced demographic debate with considerable gusto, and have largely enjoyed all the razzamatazz that has accompanied the campaigning.…
View On WordPress
#africa#afrika#raadnews#raadnews.com#somaliland#soomaaliya#war degdega#wararka#warbaahinta raad#warcusub#xukumada
0 notes
Text
Masuulka ugu sareeya maamulka Nuclearka ee dalka Mareykanka oo diiday in la qaado weerar Nuclear ah
Sarkaalka ugu sareeya ee taliska Militariga Mareykanka ee maamula Hubka Niyuukleerka ayaa markiiugu horeysay kahadlay arrimaha amniga iyo suuro galnimada dagaal Nuclear ah oo la qaado,wuxuuna sheegay inuu iska diidayo amar kasta oo sharcidarro ah, oo uga yimaada madaxweye Trump oo lagu qaadayo weerar niyuukler ah.
Hadalkan ayaa k adambeeyay kadib markii Taliyaha uu hadal k ajeediyay shir looga…
View On WordPress
#africa#afrika#raadnews#raadnews.com#raadtv#somaliland#soomaaliya#warbaahinta raad#warcusub#xukumada
0 notes