#farxada
Explore tagged Tumblr posts
diinsoortv · 8 months ago
Text
Xildhibaan Luul Ibrahim oo munaasabad soo dhaweyn ah loogu sameeyay saudi arabia
Hon Luul Ibrahim Waxan Xaley Farxada Ciida Soon fur La qaatey Walalha Jaaliyada reer Dabare iyo reer Aw Digil ee ku Nool Boqortoyada Sucudi Arabiya oo uuna ugu horeyo Walalkey Xaaji Yuzuf Cali Nuur Wanas iyo Sheeq Maxamud Sheeq Abdul Bari iyo Sheeq Cabdulxafiid Xaaji Fiqi dhaman anigo halvan ku Soo kobi Karin dhalinyaradi quruxda badneyd Waxan idin leeyahay Waad Mahadsan Tihiin Jazakulah Qeyr…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 8 months ago
Text
Hambalyo Munaasibadda Ciidul-Fidriga
Waxaan Hambalyo La wadaagayaa Farxada Munaasibadda Ciidul-Fidriga Awgeed Guud ahaanba shucuubta Islaamka iyo Umadda Geeska Africa gaar ahaanna shacabka Somaliland Gudo iyo Dibadba, Waayeel, Dhallinyaro, Rag iyo Haweenba, si gaar ahna waxan hambalyo udirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muse Bihi Abdi iyo Madaxweyne Ku-Xigeenka JSL Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil “Saylici”…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
wellnessnuggets · 9 months ago
Text
Understanding Down Syndrome: Facts And Myths Unveiled
Tumblr media
Cilladda Down syndrome-ka waa xaalad koromosoomeedka oo saameysa malaayiin dad ah oo adduunka oo dhan ah.
In kasta oo ay caadi tahay, haddana waxa jira fikrado badan oo khaldan iyo isfaham la'aan ku xeeran xaaladdan.
Maqaalkan, waxaan ku baari doonaa waxa uu yahay Down syndrome-ka, xaqiiqooyinka la noolaanshaha, iyo taageerada ay heli karaan shaqsiyaadka iyo qoysaska.
Waa maxay Down Syndrome?
Down syndrome-ka, waxa sidoo kale loo yaqaan (Trisomy 21), waa cillad hidde-side ah oo ay keento lahaanshaha koobi dheeri ah oo koromosoom 21,Sida caadiga ah unug kasta oo jidhka bini'aadamka ah waxa uu ka kooban yahay 23 lammaane oo koromosoom laakiin shakhsiyaadka qaba cilladda Down syndrome-ka waxay haystaan ​​nuqul buuxa ama qayb ka mid ah koromosoomyada 21, taas oo wadarta ka dhigaysa 47 koromosoom halkii ay hore u ahayd 46 koromosoom.
Walxahan dheeriga ah ee hidde-socodyadu waxay saameeyaan horumarka jidhka iyo maskaxda, taasoo keenta heerar kala duwan oo ah naafo jireed iyo maskaxeed.
Fikradaha Guud ee caadiga ah
1. Down syndrome waa dhif ama Naadir
Xaqiiqda: Cilladda Down syndrome-ka waa mid ka mid ah xaaladaha koromosoomyada ugu caansan oo ku dhaca qiyaastii 1 ka mid ah 700 ee dhallaanka adduunka oo dhan Lama xidhiidho isir, dhalasho, ama xaalad dhaqan-dhaqaale.
2. Dadka qaba Down syndrome had iyo jeer way faraxsan yihiin
Khayaali: Iyadoo shakhsiyaadka qaba cilladda Down syndrome-ka inta badan lagu tilmaamo inay faraxsan yihiin oo ay jecel yihiin farxada hadana waxay la kulmaan shucuur buuxda sida qof kasta oo kale.
Waa muhiim in laga fogaado ku-laxowista oo loo aqoonsado inay yihiin dad leh shakhsiyad gaar ah...Read More
0 notes
yuucali143 · 4 years ago
Text
CIID MUBARAK ❤
Dhamaan Muslimiinta meel walbo eey dunida ka joogaan, waxaan idiinla wadaagayaa farxada ciida, Allaah SWT waxaan ka baryeeynaa in caafimaad iyo cimri dheeri iyo cibaado suuban nagu gaarsiiyo ciidaan ciideeda kale inshaa allah Happy Eid Mubarak(Eidul Fitr)
Rabbi SWT ha naga aqbalo soonqaadkii iyo salaaddii bishii barakeysneyd ee Ramadan.
Walaalaheen falastiina allaha cadawga ka Yahuuda ah ka dulqaado 🤲
#GazaUnderAttack 🇵🇸
#FreePalestine 🇵🇸
#eidmubarak2021
Tumblr media
1 note · View note
nacaybtire · 6 years ago
Photo
Tumblr media
#Farxada #Farxad #Nacaybtire
0 notes
somalifaces · 6 years ago
Photo
Tumblr media Tumblr media Tumblr media Tumblr media Tumblr media Tumblr media Tumblr media
We distributed more Eid gifts to more orphans as they were preparing to celebrate Eid tomorrow. Once again, thanks to the generous souls, they can now spend Eid in their new attire. We wish you and your family a blessed Eid Mubarak!
Waxaan u qaybinay dharkii ciida caruur badan oo agoon ah si ay beri ugu diyaar garoobaan farxada ciida. Sidoo kale waxaan u mahad naqayna dhamaan intii ugu deeqday una suura gelisay in ay heelan dharka ciida. Somali Faces  waxay idin rajaynaysaa ciid Mubarak dhamaantiin.
218 notes · View notes
xogsidemedia · 3 years ago
Text
Weli Waan aadinayaaR Farxadda!
Weli Waan aadinayaaR Farxadda!
Maaha lacagta iyo maalka mid qofka ku abuurta farxada joogto ah, laakiin lacagtu waxa ay fududaysaa inaad si madax banaan u iibsato hadba waxa aad rabto. Farxaduse waxa ay timaadaa marka aad noloshaada ku qaadato hawl aad xiisaynayso. Waxa dunida maanta hafiyay maalqabeeno aan werwer seexanayn.  Iyo kooxo sabool ah oo haddana ku jira farxad halkii ugu saraysay. Ujeedaduna waxa weeyi inaad noqoto…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
saami114-blog · 6 years ago
Text
Tumblr media
Robin Williams Waxa uu Ahaa Actor Jila Filimanta Sidoo Kale Waxa uu Ahaa Comedian (Shactaroole ) Shaqadiisu Ahayd Inuu Dadka Ka Qosliyo Kana Farxiyo, Dabcan Dadkuna Waxa ay uu Heysteen Inuu Yahay Kan ugu Farxada Badan, Lakin Nasiib Daro Robin Williams Noloshiisa Waxa uu Kuso Afjaray Inuu Is Dilo.
Mararka Qaar Wey Kala Duwan Yihin Qofka Wajigiisa Waxa Inooga Muuqda Iyo Waxa Qalbigiisa Jiro Ama Waxa uu Rajeynaayo Inuu Sameeyo Mustaqbalka.
0 notes
weheliy-blog · 5 years ago
Text
Farxada waxaa ugu macaan mida kaaga timaada niyad sami
Am Somalian boy
Hi all the people
2 notes · View notes
berberanews · 3 years ago
Text
Wakiilka Somaliland ee Uganda iyo Hambalyada Munaasibada Ciidul-Fidriga
Wakiilka Somaliland ee Uganda iyo Hambalyada Munaasibada Ciidul-Fidriga
‎”عيد مبارك وتقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال” Aniga oo ku Hadlaaya Magacayga Iyo Magaca Wakiilka Xafiiska Somaliland ee Dalka Uganda Waxaan Hambalyo La wadaagayaa Farxada Munaasibadda Ciidul Fidriga Awgeed Guud ahaanba shucuubta Islaamka iyo Umadda Geeska Africa gaar ahaanna shacabka Somaliland Gudo iyo Dibadba, Waayeel, Dhallinyaro, Rag iyo Haweenba, si gaar ahna waxan hambalyo udirayaa…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
calisuxufi · 5 years ago
Video
instagram
Madaxweynaheena ma yahay mid shacabkiisa la qeybsada Farxada & Murugtaba Cali Max’ed Gaaboow Madaxweynaheena maahin mid shacabkiisa la qeybsada Farxada & Murugtaba,waxaa baladwyne ka dhacday musiibooyin is Xig-xiga Daadad wabiga oo kusoo fatahay magaalada oo ay dad badan ku geeriyoodeen!, Qaar kalena ku barakaceen,waxaa daadanka ku hanti beelay boqolaal qof halka boqolaalka kale ku bara kaceen inkasto aan si rasmi ah loo heyn inta qof ee ku dhimatay iyo qaar kaloo lagu la’yahay ay jiraan , taasoo ay jirto ayuu madaxweynaheena Afka laba Taako Qoslayaa si inuu ku faraxsan yahay ama uu gaaray guul ka mid aheyd guulashii uu ku xisaabtamayay #yaab #calisuxufi #allinwithcalisuxufi #allowsahalamuuraha https://www.instagram.com/p/B4MpJZMH55H/?igshid=162xdqqszdpzq
0 notes
nacaybtire · 6 years ago
Photo
Tumblr media
#Farxada #Ubaxa #Quruxda #Nolosha #Nacaybka #Xikmad
0 notes
somalifaces · 7 years ago
Photo
Tumblr media
“Going back to Somalia was both one of my happiest and at the same time saddest life experiences. I was happy to go back to Somalia after a decade living in the West. You see, I left home at an early age as a child, and now I’m a grown man. However, my return became also one of the saddest moment of my life because I didn’t get the chance to see my mother. She sadly passed away four months before I decided to go back to Somalia. (May Allah have mercy on her). It's funny how we plan and plan delay and delay but you never know the changes you will miss. You see, I was contemplating on going back for nearly 2 and half years. My first attempt was in 2015, but it didn't work out as I was in high school at the time and had no money. I pledged to go next year as I attended college. I was extremely excited as I was going to see my mother and excitedly told my father and aunt. Unfortunately, things didn't work out, so I deferred my plans once again. After my mother's death, I pushed myself to go because I got accepted into a program that would force me not to trave for at least two years. Even though I couldn't see her face, I managed to visit my ailing grandmother who raised me when I was young. She was extremely old and but temporarily recovered once I arrived. It was a journey of mixed experience, but I'm more optimistic and determined to make more frequent trips back home and give back."
(Minneapolis, United States)
“In aan ku noqdo Soomaaliya waxay ii ahayd mid ka mid ah wakhtiyadii igu farxada badnaa hadana igu naxdinta badnaa noloshayda. Waan ku faraxsana in aan Soomaaliya ku noqdo anigoo ku noolaa dhanka galbeedka muddo gaadhaysa 10 sanno. Waad aragtaa wadankii waxaan kasoo tagay anigoo caruur ah hadana waxaan hadda ahay nin wayn. Si kasta ha ahaat’e  in aan noqdo waxay ii ahayd mid ka mid ah wakhtiyadii igu naxdinta badnaa sababto ah wakhti umaan helin aan ku arko hooyaday oo dhimatay 4 bilood ka hor intii aanan go’aansan in aan ku noqdo Soomaaliya ( rabbi naxariistii Janno ha ugu deeqo). Waa cajiib sida aynu u dejisano qorshe, hadana dib u dhac inoogu yimaado, ma ogaan kartid isbedelka kugu imaan kara. Waad aragtaa waxaan ku talo jiray muddo laba sanno iyo bar ah, markii ugu horaysay go’aanka gaaray waa 2015 , laakiin taasi iima suurta gelin maadama aan ku kujiray dugsiga sarre.  Waxaan balan qaaday in aan sanadka danbe jaamacada bilaabo, aad baan u faraxsana in aan soo arkayo hooyaday, si farxad lehna waan ugu sheegay aabbahay iyo habaryartay. Nasiib darro qorshahaas iima shaqayn. Hadana markale qorshahaygi wuu dib dhacay. Kadib geeridii hooyaday waxaan ku khasbay naftayda in aan tago, sababto an waxaan ku guulaystay barnaamiij igu khasbayey ugu yaraan in aanan safar u bixin laba sanno. Inkastoo aanan hooyaday wejigeedi arki karin, laakiin waxaan ku dedaalay in aan soo arko ayeeyday oo isoo korisay markii aan yaraa,. Waxay ahayd waayo aragnimo kala duwan. Lakiin waan ku talo jira in aan marar kale ku noqdo dalkii oo wax u qabto."
(Minneapolis, Maraykanka)
38 notes · View notes
somalidamaantacom · 4 years ago
Text
Dadka balamaha Jaceylka looga baxo oo Farxadu Ka Guurto
Dadka balamaha Jaceylka looga baxo oo Farxadu Ka Guurto
Tumblr media
Waxaa jira dhibaatoyin baaxad weyn oo ay la kulmaan dadka lagaga baxo balanta jaceylka kuwaas oo ubadan dhaawacyo qalbi jab iyo in ay ka Guurto Farxada & kalsoonida.
Cishqigu  waxaa uu maraa marxalado kala duwan waana mid huwan guul iyo guul daro mana ahan wax aad celin karto Sababtoo Ah waxaad arkeysaa isaga oo si uun qalbigaga ugu soo dhuuntay labada qofood oo uu ka dhaxeeyo jaceylka ayaa ah…
View On WordPress
0 notes
xogsidemedia · 3 years ago
Text
Madaxweyne ku xigeenka Oo Shacabka Hargeysa Kula Tukaday Garoonka Kubada Cagta Ee Hargeysa Stadium
Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka Salaadii Ciidal Adxaha kula tukaday qaar ka mida dadweynaha Caasimadda Garoonka Kubada Cagta, khudbadna u jeediyey shacabkana ku hambalyeeyey Farxada maalinta Ciida.Madaxweyne ku xigeenku waxa uu xusay in Xukuumaddu ay dagaal kula jirto Mukhaadaraadka, kuwaasi oo dhibaato ku haya bulshada Somaliland, waxaana…
View On WordPress
0 notes
barxad · 6 years ago
Text
Dhibaatada Qoom, Waa Faa’idada Qoom Kale – Waa Kuma Shaqsiga Farxada Weyn Dareemaya Ee Ka Tirsan Barcelona Isla Markaana Faa’idada Weyn Ka Heli Doona Dhaawaca Ivan Rakitic?
Dhibaatada Qoom, Waa Faa’idada Qoom Kale – Waa Kuma Shaqsiga Farxada Weyn Dareemaya Ee Ka Tirsan Barcelona Isla Markaana Faa’idada Weyn Ka Heli Doona Dhaawaca Ivan Rakitic?
Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Ivan Rakitic ayaa dhibane u noqday dhaawac kusoo gaadhay waajibaadkiisa xulka Croatia xilli ay badhtamaha kaga jireen kulankii ay guusha ka gaadheen dhigooda Spain.
Dhibaatada qoom waa faa’idada qoom kale e, Xiddiga ree Chile ee Arturo Vidal ayaa u muuqda shaqsi farxad weyn ku dareemaya dhaawaca soo gaadhay Rakitic oo kamid ahaa xiddigaha uu Arturo…
View On WordPress
0 notes