A platform that gives information and raise awareness.
Don't wanna be here? Send us removal request.
Text
I hate Arabs to the core and I see them as our enemies since their culture is clearly overwhelming us and somalis are enthusiastically taking their culture. Arabs mostly shit all over us and see us as dirt. Why the hell do we give a shit about them ? We would benefit more from being friends with african and other asian countries. Id honestly rather work with india than the arab countries to be honest. When you realise islam puts arabs on a pedestal and arabs think their culture is superior, you tend to resent them. I am sorry but any qabil that claims descent from arabs is essentially admitting their inferiority complex and that automatically makes them cucks and arab worshippers. Some of us Somalis are even turning to atheism due to our dislike of arabs and their imperialistic ways and their severe hatred they have for us.
BTW do note that Islam instilled Arab superiority complex and therefore they need to believe they are the chosen people and all non Arabs are made to serve them. Which Led people with Darker skin tone at the bottom end of the scale.
I'm trying to sound like a biggot but this is just facts mate how on earth are we going to acknowledge their bollocks
they got us into this mess and quite frankly stole our identity. all we have now are a bunch of colourists and arab wannabes fuutooclapping and running around. I want to see Somalis unite as africans as BLACK people not mixed or whatever these pigs think they are. i hate those who claim to have arab lineages thats like an insecured jamaican who wants to bleach their skins see the similarity
but i do hate being associated with those individuals / representing them.
As long as The Arab supremacy has a choke hold on us.
We will always be their subjects
And just because Somalia is member state of that useless arab league due to that indespicable clown Siad Barre(he did a good on brainwashing the geeljire daaroods with the carab baanu nahay bullshit)
the Arab League was for political and religious reasons and standard Arabization programme . I've never understood the concept of it but regardless of that, Nacalatullahi cala carab iyo wixi ka daba orda! ! !
Somalis Should Wake do something Progressive
2 notes
·
View notes
Text
Dadku maxay kuu naceb yihiin
1. Ma rabaan inaad ka badiso. Waxay u arkaan nolosha inay tartan tahay, Yaa caansan, yaa taajirsan, yaa saaxiibo badan, yaa qurxoon, yaa shaqo fiican. Waxay ka baqayaan inaad adigu ka dheereyso iyagana loo arko Faashil. Mar kasta oo aad ka dheereyso neceybkaa u sii siyaadaya. 2. Waxaad leedahay dabeecadaha dadku necbeystaan sida Bakheylnimo, isla weyni, kibir, Been badan, lugooyo, qaraabo goys, iwm. 3. Waxay u heystaan inaadan u qalmin heerka aad joogto. Ma eegayaan shaqada adag & dhibta aad halkan ku soo gaartay. 4. Ma hilmaami karaan wixi la soo dhaafay. Waxbaa idin dhex maray beri hore. Laga yaabee inaad isku fiicneydeen balse kala boodeen. 5. Ma heystaan wax kaloo wanaagsan oo Nolosha ay qabtaan. Waxay maareyn waayeen dhibkooda, waxay ka baqaan is bedelka. Laga yaabee inaysan adiga shaqsiyan ku necbayn balse ay sida iska yihiin. 6. Waa dad maseyr & xaasid badan. waxay rajeeyaan inaad soo dhacdo sababtoo ah waxay rabaan inaad weydo waxa aad heysato oo aysan heysan. Waxay nolosha u arkaan sidi zero-sum game. Waxay u arkaan hadii aad saaxiibo ama taageerayaal weydo inay iyagu qeyb helayaan. 7. Kuma faraxsana qeyb noloshooda ka mid ah. Way fashilmeen. Waxayna rabaan in qof kale la dareemo. Ma rabaan inay keligood dhintaan. 8. Waxay rabaan inay attention helaan. Waxa ugu badan ee ay ka baqaan waa aamusnaanta. Waxay dareemaan inay qof jira yihiin goortii codkooda aad maqasho. Ha u jawaabin. Hala murmin. Way ka sii helayaan keliya. 9. Laga yaabee inay Qabiilkaada iyo deegaankiina neceb yihiin! 10. Is fahan la’aan. Dad baa iyagoo qofki aqoon ama arkin iska necbeysta. Waxayna dhahaan “Jinigeygaa neceb” ama “waa iska sanifay”
0 notes
Text
Maxay Dadka Kale Guul U Gaadhaan Balse Anuu Aan U Gaadhi Waayay? Xalkeedi Ka Faidayso Halkan.
Ma waxaad doonaysaa inaad ku guulaysatid waxbarashadaada? Mise shaqadaada? Mise ganacsigaaga? Mise riyooyinkaaga? Mise kasbashada quluubta dadka? Mise wax kaleba? Ma waxaad hiigsanaysaa nolol qurux badan? Mise aakhiro qurux badan? Waa maxay hawsha aad guusha ka raadinaysaa amba ku raadinaysaa? Hadaf (ujeeddo) ma u samaysattayse? Ma hammi guul ayaa kaa guuxaya mise hadaf guul? Miyaad rajaynaysaa inaad guulaysatid mise waaba ujjeeddaada dhanba? Wali ma is waydiisay tallaabada koobaad ee ugu saxsan inaad qaaddo si aad u guulaysatid? Tallaabada koobaad ee looga baahanyahay inuu la yimaado si uu guusha uu doonayo u gaadhaa waa hadaf iyo ujeeddo uu ka lahaado hawshaas uu gudanaayo. Maxaa hadaf looga baahanyahay haddii aan hammigii hayo? Farqi aad u wayn ayaa u dhaxeeya qofka hammiga qudhaata leh iyo qofka isku darsaday hammi iyo hadafba. Qofka hammiga qudhaata hayaa waxa uu la mid yahay qof wax rajaynayaa, waxa uu rajaynayaa meeshaa uu ku hammiyaayo inuu gaadho, hawshaas uu ku hammiyaayo inuu qabto. Wax la rajeynayaana waa 50% oo ay ku khasaari karto iyo 50% ay ku suurtoobi karto. Marka uu qofku rajo leeyahay waxa uu raali kaga yahay goor kasta oo ay u hirgashaba rajaadaasi, waayo wuu rajaynayaay uun markii horeba! Kuguma filna inaad wax rajaysaa si aad ficil dhab ah ula iman lahayd. Kuguma filna inaad wax rajaysaa si aad go’aan dhab ah ula iman lahayd. Rajadu marna way yaraataa, marna way korodhaa. Rajadu marna way tagtaa marna way soo noqottaa. LAAKIIN go’aanku marna intuu laabto marna masoo noqdo. Go’aanku marna inta uu yaraado marna ma saa’ido, ee barta uu ka bilaabo ayuun buu ku dhammaadaa haddii uu mid dhab ah yahay. Rajadu ma keensatto in uu qof la yimaado ficil dhab ah ee go’aanka weeyaan ka keensadaa. Hadafkuna waxa uu yimaadaa go’aan ka dib. Go’aankuna waxa uu keenaa hadaf. Laakiin go’aanku waxuunbuu ka dhashaa marka lala yimaado hammi dhaafay heerkii rajada kadib. Waa maxay Hadaf? Hadaf waa ujeeddo shay/hawl/nolosha laga leeyahay oo loogu talo galay in waqti xaddidan lagu dhammays tiro. Hadafka saxda ahi waxa uu ku siinayaa go’aan dhab ah, go’aanka dhabta ahina waxa uu ku siinayaa hadaf sax ah. Hadafka saxda ahi waxa uu ku siinayaa qorshe ballaadhan, waxa uu ku siinayaa ficil dhab ah, waxa uu kugu keenayaa is beddel dhab, waxa uu kuu siyaadinayaa doonitaan dhab ah. Hammi + Rajo/Doonitaan = Rajo Hammi/Rajo + Go’aan = Ficil (Sax amba Qalad ah) Hammi/Rajo + Go’aan + Hadaf = Ficil Sax ah = Guul Marka aad hadaf leedahay natiijada inaad heshid ma sugaysid uun ee waqti ayaad u cayyintay. Waxaad qiimaynaysaa naftaada, ficiladaada, tallaabooyinkaaga, qorshahaaga iyo wax kasta oo ku shuqul leh natiijadaas gaadhisteeda. Marka aad hadaf leedahay waxaad xisaabinaysaa naftaada, waqtigaaga iyo horumarkaaga. Marka aad hadaf leedahay ugumaad talo galin inay wax qaldamaan, waayo haddii xattaa ay wax qaldamaan qorshe labaad ayaad u haysaa oo aad ku baddashid wixii qaldamay. Markaa aad hadaf leedahay natiijada aad doonaysid mooyaanee wax kale lagama yaabo inaad raali ka noqotid oo aad ku koobnaatid. Hadafkaaga oo xaqiijisma mooyee xal kaleba ma aragtid waana dariiqa ugu saxsan ee lagu gaadho guul qurux badan. Taallaabada koobaad ee ku sugaysa inaad saxdaa waa inaad hammigaaga hadaf u baddashaa, rajadaada go’aan u baddashaa, fadhigaaga ficil u beddeshaa. Bini aadamku waxay ay xayawaanka kaga duwanyihiin waa caqliga. Bini aadamka gabigiisuna waxay kusii kala duwanyihiin waa hal hadaf, waa ujeeddada laynoo abuuday ee ah inaynu Allah swt cibaadadiisa la nimaadno; taasaa laba u kala jabisay bini aadamka (Gaal iyo Muslim). Hadaba gaalku waxa qudhaata ee uu xoolaha kaga duwanyahay waa ujeeddooyinka uu addunka ka leeyahay, waayo haddii aakhiraba aanuu aaminsanayn, oo aanuu ujeddaadii aduunka loo keenay saxin xoolo ayuun buu ahaan lahaa, laakiin waxa qudhaata ee ka badbaadisay waa ujeeddooyinka iyo ahdaafta uu adduunka ka leeyahay, wax qabadyada iyo is beddelada iyo dedaalkda uu la imaanaayo inta uu addunka joogo. Hadaba Muslimiineey, in badan oo inaga mid ahi ujeeddooyin iyo ahdaafba ma lihin kaas Rabbi swt inoo sameeyay mooyaanee. Bal adigu waxaad is waydiisaa, ka warran haddii halkaas u jeeddana kaa maqnaa ma la mid ahaan lahayd xoolo? Waayo ujeeddo intaas dhaafsiisanba ma lihidee? Muhiimadda ujeddeeda iyo hadafka waxa caddayn u ah inaan Ilaahay swt bilaa ujeeddo kuu abuurin! Ee bal ADIGUNA bilaa ujeddoo ha noolaanee hadaf samayso!!!!
0 notes
Photo
Maxaa dalalka islaamka iyo dalalka carabta aduunka dambeysiyey, maxaa keeni kara inay reer galbeedka qarniyo ay naga horumarsan yihiin anaga aanu qarniyo u dibdhacay. Maxaa keeney umaddeyda soomaaliyeed in backwards(dad dambeeyey) na lagu tilmaama caalamka oo idil. Suaashaas ma isweydiiseen. Maxaa keeni kara jaahilnimada faraha badan oo dadkeeni sababay. Maxaa dadkeeni ka dhigay dad madax adag oo runta in loo sheego nacab maxaa siyaadiyey indho-adheygooda maxaa keeney aqoon darada Yaa eeda leh ma garaneysiin Maxaa soomaali ka dhigay dad IQ-gooda aad iyo aad u liidata. Maxaa soomaali ka dhigay doqomo qabiil lahayn damiir lahayn ogol gumeeysi shiisheeya. Maxay soomaalida u caabudtaa qaabyaalad waxaad arkaysaa somali muslim qabyaaladiiste masiixi soomali oo qabyaaladiiste ah yahuud soomaali oo qabyaaladiiste ah atheist(cilmaani) somali oo qabyaaladiiste ah. War hooyadiin wasa war somali waan kiraahaystey magacaygaa chinese baan ka dhiganay ilaahay muxuu iga dhigi weeye indhoyar xitaa jareerta aanu yesno ayaa naga caqli badan. Teeda kale waxaan oron lahaa fikrada wahaabiga loo yaqaan ee sacuudiga iyo carabta futada cad laga isticmaala iskaga hara Arag naagahooda baskiil xitaa loomee ogolo gaari ba iskaba dhaaf anagana beri hore 1970's ka ayaa naagaheena somali airlines duuliye ka aha . Maxaa keeney dib u dhacdaan Dadka caaqilka waan idiin salaamay igu gudoon fikradiina nala Wadaaga
0 notes
Photo
Diinteena Hore Waaq The Old Religion Religion in arabic is call (Diin) and in old somali is call ( Dhaqan) The Somali people in pre-islamic times practiced a complex Monotheistic religion with a set of Deities superseded by a single all powerful figure called Eebe (God also known as Waaq). The Equillibrium of the Universe in Somali Mythology was tied with the Love (Gacal ) and between the beloved (Gacalo).or the sky Bull and the Cow The Universe was said to balance itself on the horns of a The Love and the Beloved or Waaq and Eebe so the Bull and the cow of the sky a beast forever staring at the cow tied to a pole in front of him. Whenever his love turned her eyes away from the Bull, it would result in a physical shift that caused natural disasters on Earth Religious temples were called (Xeero) dating from antiquity known as Taalo were the centers where important ceremonies were held led by a (Wadaad) the priest . Major Deities Eebe Eebe is the Somali word for God and was synonymously used for the ancient Cushitic Sky God Waaq. According to Somali Legend Eebe lived in the Heavens and whenever the Somalis successfully prayed for rain it was known as Bar-waaqo (God's rain) Ayaanle The Ayaanle in Ancient Somalia were known as the good spirits or Angels and acted as mediators between God Eebe ) and Humans. They were said to be bringers of luck and Blessings from Eebe in somali what they call today is Ayaanlayaal Huur Huur or Xuur was the messenger of Death and had the form of a large bird. The deity was akin to Waaq of and played a similar role in the ancient Somali society. Nidar Nidar was the righter of wrong. He was considered the champion of those that were exploited by their fellow humans. The deity has survived in modern Somalia as a popular saying; Nidar Ba Ku Heli ("Nidar will find and Punish you") Ancient Tomps and temples Many Regions of Ancient somalia had cities or specific areas whose names corroborate the stories told in Somali old Religion and the mythology. Places such as Abud waq, Ceel waq , Digil waq and so on another similar towns with the name Waq in it indicate a relation to the old religion practiced in the Somali peninsula . The Tomb of Arraweello (Taalo araweelo) is another popular mythological place in Somalia said to be the final resting place of Queen Arraweello. In modern times it's considered an important place for women. Ancient Mythology Habbad ina Kamas Habbad ina Kamas was a legendary cruel giant who ruled half of Ancient Somalia. His oppressive rule was the complete opposite to the kindness and care that was bestowed upon the other half of the land ruled by the giant Biriir ina Barqo. He was defeated and killed in battle by Biriir when he found out about the abuse and neglect through the mouths of his human subjects. Biriir ina Barqo Biriir ina Barqo was a legendary heroic Giant in Ancient Somalia known for his just rule and kindness. He lived in a cave called Shimbiraale(the cave of birds) and used to wear a heavy ring that no man could lift. He answered the pleas of those suffering under the rule of the giant called Habbad and defeated him in battle. He then united the two lands and ushered in a long period of peace. Qori ismaris Qori ismaris was a man who could transform himself into a Hyenaman by rubbing himself with a magic stick at nightfall and by repeating this process could return to his human state before dawn. Dhegdheer Dhegdheer was a female cannibalistic demon who hunted in Somali forests, her victims were usually wandering or lost
2 notes
·
View notes
Photo
Bil aadanku wax wuu ugaarsada asagana kii ka xoogbadan baa ugaarsada, lakinse ma sheegi kartaa sadexda koox oo halis ku ah amniga iyo horumarka caalamka yeeysa yihiin? Ma isweydiiseen sadexda shayaadiin caalamka ugu argaxisinimo badan oo rabshadaha ka socda aduunka wadaan. 1) Imperialism-ka(organisation oo raba inuu wadan walba u hoos yimaado , maskaxdada ka qafula xoolo aysan lahayn ay xoog u qaataan). Waa gumeysi maskaxeed iyo gumeysi jismeed. 2) Zionism Waa maxay Sionism? Sionism waa fikirka qaranka ee Israa'iil. Sionists waxay aamminsan yihiin in diinta Yuhuuddu ay tahay jinsiyad iyo sidoo kale diin, iyo in Yuhuuddu ay mudan yihiin dowlad u gaar ah gudaha dalka israel si la mid ah dadka Faransiisku u qalmaan Faransiiska ama dadka Shiinaha waa inay leeyihiin Shiinaha. Waa maxay waxa Yuhuuddu dib ugu soo noqdeen dalka Israa'iil, iyo sidoo kale bartamaha oo ka hadlaya arimaha Carabta iyo Falastiiniyiinta ku saabsan gobolka Israel. Herzl oo qoraa ah waxay aragtay aafada ku yimid yahuuda ku noolaa berigi dagaalka dunida labaad ah ee yurubiyaanka ah, oo ay ku qancisay dadka Yuhuudda ah inay weligood ka badbaado meel ka baxsan waddankooda. Wuxuu qoray qoraallo iyo kulanno abaabulan kaas oo hareeyay socdaalka yuhuuda Yurub ka yimid Yurub ilaa hadda waxa uu ahaa Israa'iil / Falastiin. Ka hor Herzl, ku dhowaad 20,000 oo Yuhuudi ah ayaa ku noolaa Israel / Falastiin; markii Adolf Hitler uu awood u siiyey Jarmalka, tiradaasi waxay ahayd siddeed jeer oo. Lakinse inta yahuuda lagu xasuuqey yurub waxa ka si badan falastiiniyiinta la xasuuqay inkasta warbaahinta caalamka oo ku dadaala inay qarsadaan waxa ka dhacaya bariga dhexe iyo nawaaxigeeda.Carabtu, ka dibna, waxay badanaa u arkaan Sionism ahaan noocyada gumeysiga iyo cunsuriyada ee loogu talagalay ku habboonaanta dhulka Falastiiniyiinta iyo nidaam ahaan si aan qallafsaneyn u filiqsanayaan Falastiiniyiinta joogtada ah. Dawladaha Carabta waxay si dhab ah u riixeen Golaha QM ee Golaha Guud oo ku tilmaamay Sionism "qaab cunsuriyad ah iyo takooris jinsiyadeed". Hadafka sionism waa domination qabsasho aduunka xaga dhaqaalaha si ay dalkooda qani noqda badana ayaga tashkiiliyaa kooxaha argaxisyada ee caalamka ku daafsan. 3) Wahhabism waxaan la soconaa in Wahaabiyadu tahay dhibka ugu wayn ee maanta Muslimiinta aduunka soo food saartay. Waxaan ognahay in ay ujeedadoodu tahay sidii loola dagaalami lahaa loona bixin laha muslimiinta diintooda. Wahaabinamdu waxay ka sii liidata labada kale aan sheegay, Dadkani diinta bay ku labistaan . Taasna waxaa kuu cadaynaya waxay yiraahdaan "Waxaan jadiidinaynaa towxiidka." Waxaa is waydiin leh towxiidku ma duqoobay markaasuu u baahadaa in la jadiidiyo?.Waxaa kale oo tusaale u ah in wahaabiyadu muslimiinta la dagaalanto, intii dagaal oo ay ku qaadeen badana waxay ku qaadeen muslimiin. Haddii ay ahaan lahayd Carabta iyo Somaliba. Wahaabinimadu waa ideology(fikrad) dambeysa waa cudur ku ah horumarka iyo bulshada,Wahaabinimada waa cancerka aduunka waa in lala hortaga waxay ka soo jeedan dalalka khaliijka khaasatam dalka ugu isticmaal badan ideology gaan foosha xun.Ugu dambayntii bogan waxaan ku falaqayn doonaa dhibaatada Wahabiyadu ama Xashawiyadu ku hayso caalamka iyo ummudda Islaamka iyo somalida .
0 notes
Quote
For decades, the Palestinians have relied on the Arab world for support in their war against Israel, and at times it did seem that the war against Israel was the focal point of the Arab world. However, the Middle East has undergone drastic changes in the past five years, and with these changes, the Arab world has apparently recalibrated its world view and priorities. For instance, in his January 2, 2017, column in the official Saudi daily Al-Jazirah, titled “The Palestinians Have No [Choice] But Peace,” journalist Muhammad Aal Al-Sheikh criticized Palestinian factions that advocate armed and violent resistance. Rejecting the option of peace is political suicide, he said. Al-Sheikh called on the Palestinians to realize that the two-state solution is the only feasible option and that it is backed by most of the world’s countries – especially given the existing circumstances. The US Congress is expressing pro-Israel positions, and the Arab world, preoccupied with more pressing crises, no longer seems intensely concerned with the Palestinian cause. A stubborn insistence on armed resistance will only end up hurting the Palestinians themselves, he argued, adding that Israel is currently a diplomatic powerhouse and enjoys the staunch support of the strong world powers. “In light of this, it can be said that relying on armed resistance to confront all of these global powers, while making the option of peace, especially the two-state solution, a more remote possibility – as implied by the statements of radical Palestinians nationalists and of those purporting to be devout – constitutes a kind of political suicide that only political ignoramuses [can] condone,” the journalist wrote, according to a translation by MEMRI (Middle East Media Research Institute). “Another thing the Palestinians need to understand is that the Arabs of today are not the Arabs of yesterday, and that the Palestinian cause has lost ground among Arabs. This cause is no longer a top priority for them, because civil wars are literally pulverizing four Arab countries, and because fighting the ‘Islamic’ terrorism is the foremost concern that causes all Arabs, without exception, to lose sleep. It is folly to ask someone to sacrifice [tending to] his own problems and national interests in order to help [you solve] your own problems,” Al-Sheikh stressed. “All I can say to my Palestinian brethren is that stubbornness, contrariness, and betting on the [support of] the Arab masses are a hopeless effort, and that ultimately you are the only ones who will pay the price of this stubbornness and contrariness,” he concluded. Al-Sheikh’s column sparked diverse responses on Twitter, with some supporting his opinion and others opposing it, saying there can be no peace with “the occupier.” A Palestinian user, Badr Madoukh, came out against Al-Sheikh’s column in several tweets; for example, “…What would you have said if your country, your land and your home had been taken by force and you and your family had been expelled from them and sent into exile?!” Omar Abu Bakr tweeted: “Reasonable words, especially the claim that Arab attention has been diverted away from the Palestinian cause due to the Arabs’ domestic problems and their opposition to the Iranian infiltration [of Arab countries].”
Journalist
0 notes
Quote
Two Cows Explain The World Economy Better Than Any Professor :- Communism = you have 2 cows the state takes two and gives you some milk Fascism = you have two cows the state takes both and sells you some milk Traditional capitalism = you have two cows , you sell one and buy a bull , your herd multiplies , and the economy grows, you sell them and retire on the income . Bureaucratism = you have two cows , the state shoot one , milk the other , and then throws the milk away. Socialism : you have two cows , you give one to your neighbour A british corporation : you have two cows , Both are mad AN American corporation : you have two cows , you sell one and then force the other to produce the milk of your cows, later you hire a consultant to analyse why the cow has died . An indian corporation : you have two cows you worship them somalinism : you have two cows , kill both of them and then beg the world for food and help .
Somali Philosopher
0 notes
Photo
Intii lagu guda jiray dhac bangi , mid ka mid ah tuugtii ayaa ku dhawaaqay "Ha dhaqaaqin. Lacagta waxaa iska leh dawlada noloshaadana adigaa iska leh " iyagoo ujeeda inaanaynafahooda iskaga ciyaarin. Qof kasta oo bangiga ku jiray aamusnaan hoos u wada jiifsadeen madaxana dhulka la wada dhigay. Tan waxa loo yaqaan "Mind changing concept" Beddelidda jidka caadiga ah ee fikirka.Gabadh saaraan miis ayaa iyadu dul jiifsatay miiskii kadib tuug ayaa ku qayliyay isagoo leh: "Fadlan ilbax noqo Tani waa dhac maaha kufsi !" Tan waxa loo yaqaan "Being Professional” Focus only on what you are trained to do!'' (Ahanshaha khabiir ayaa ah inaad diirada saarto wixii laguu tababaray inaad samayso oo kaliya) Markii tuugtii gurigoodii kusoo laabteen tuugii yaraa (MBA-trained) ayaa u sheegay tuugii waynaa inuu soo dhamaystay yaraantiisii dugsiga hoose ilaa fasalka lixaad ee aynu tirino lacagta. Tuug wayna wuxuu ku yidhi: "Waxaad tahay mid aad u doqona lacagta aan soo dhacnay waa mid aad u badan waqti fara badan ayayna inaga qaadanaysa inaan tirino ee aynu sugno warka caawa (news TV) iyaga sheegi doona inta aynu ka dhacnay bangiga! "Tan waxa loo yaqaan " Experience" Maalmahan, waayo-aragnimada ka muhiimsan warqad-aqoon ama shahaado! Marka ay tuugtii ka tageen bangiga maamulihii bangiga ayaa u sheegay horjoogihii bangiga inuu si dhakhso ah u waco police-ka Laakiin horjoogaha wuxuu ku yidhi: "Sug! inooga soo bixi khasnada bangiga $ 10 million iyo $ 70kii million ee aynu hore ugu khasaarnay ". Tan waxa loo yaqaan "Swim with the tide" La dabaalo hirka ama hirka is raaci waa halkaynu ka nidhaahno inagu qiiqa isku qari. isagoo u sheegaya inay tani tahay fursad ay tahay inay ka faaidaystaan waxa kale oo horjooguhu sheegay inay aad u ficantahay in bil kasta tuugtu lacag ka dhacaan banigiga. Tan waxaa lagu magacaabaa ''Killing Boredom'' dilkii xiiso iyagoo leh farxadaada gaarka ayaa ka muhiimsan shaqadaada Maalintii xigtay,wararka TV-ga ayaa sheegay in $ 100 milyan laga dhacay bangiga. Tuugtii ayaa lacagtii tiriyay hadana tiriyay lkn lacagtu kaliya waxay ahayd $ 20 million. aad ayay u xanaaqeen iyagoo ku andacoonaya oo ku cabanaya: "Waxaan khatar u galinay nolosheena oo dha $ 20 million halka maamulaha bangigu si sahlan u qaatay $ 80 milyan'' Waxay u muuqataa inaan ahaan lahayn qaar wax bartay halka aan tuug ka noqonay. Tan waxa loo yaqaana ''Knowledge is worth as much as gold!'' Maamulaha bangigu hada waa mid dhoola cadaynaya oo faraxsan sababtoo ah khasaaraha suuqa saamiga waxa hada daboolay dhaca bangiga. tani waxaa la yidhaahda ''Seizing the opportunity.” Daring to take risks!. ka faaidaysashada fursadu waa inad macangag ku noqoto/ubadheedho khataraha. Sawirkan hoose waa kuwee tuugta saxda ah? dulucda: waxa laga faaidaystay khaladaadka ay samynayaan kooxda yar ee islamka sheegata ee argagixisada ah muslimkii oo dhanna waxa laga dhigay danbiilayaal. aad haloogu fiirsado waxa adduunka ka dhacaya. wax walba waxa loo badali karaa wajigii lagu yaqaanay si ka kadisan iyadoo la adeegsanayo saxaafad iyo wax kasta oo suurto gal ah
0 notes
Photo
Soomaalida aad bay ugu nugulyihiin waxa loo yaqaan conspiracy theories ( mala awaal shirqool). Hadaan caawa alifo mala awaal shirqool, oo tusaale ahaan aan iraahdo xasuuqii Muqdisho xog baan ka hayaa oo reer hebel ama dowlad heblaayo baa ka dambaysay, runtii waxaa dhici karta warkaas inay kumanaan bal malaayiin dad ah ku qancaan. Dunida markaad eegto dadka inta badan rumaysta mala awaalka shirqool ( conspiracy theories) waa dad aqoontoodu hoosayso ama low IQ leh. War inkaar qabe shaki, wax walba oo lagu sheego ha rumaysan, wax walba su’aal gali. Shakigu ma aha ceeb. Waxaase ceeb ah in wax walba lagu liqsiiyo. Shakigu ma aha inaad qofka warka kuu sheegaya aad xumaan ku duhunto, shakigu waa warka laguu sheegay oo aad su’aal Waliba Soomaalida wax ma hubsadaan waxay horay umaqlaan bay sii gudbinaayaan hadana sii buunbuuniyaan ileen waa umad ku salaysan hadal gudbin reer qiila wa qaal waa shaki miiran..
0 notes
Photo
Qof kasta wuxuu soo maraa heer ilmo nimo wuxuuna ku dhashaa deegaan gaar ah , wuxuuna ka dhashaa dad gaar ah ,dadka uu ka dhashay waxay ku tallaalaan aragtiyaha ay ka qabaan qaybaha nolosha iyo xataa marki la dhinto sida xaal noqon doono ! ilma kasta isagoo yar unbaa lagu tallaalaa aragtida diimeed,midda siyaasadeed iyo midda dhaqan ee uu qaadan doono waxaana loogu sheegaa in taas uun ay tahay tan runta ah wixi ka soo harana ay yihiin habaw nololeed iyo god madoow! ilmahan yar waxaa laga ilaashaa inuu fakaro , caqliga isticmaalo ama su'aalo keeno si uusan uga dhax bixin xayn daabka bulsho ,habkan waxaa la yiraah “Mabda’a/caqiido ku tallaalis afka qalaadna waxaa lagu yiraah “ Indoctrination” Ilmaha lagu sameeyay mabd’a/caqiido kutallaalista (Indoctrination) wuxuu mustaq balka noqdaa qof maskaxdu dhagax tahay oon wixi lagu tallaalay mooyee aan wax kale qaadan Karin(Dogmatic) wuxuuna markasta cadaw u arkaa isticmaalka garaadka iyo wax kasta oo ka duwan wixi yaraantiisi lagu tallaalay ,qof ka noocan ah Su’aal kasta oo la waydiiyo wuxuu jawaabteeda ka soo dhax saaraa Buuggii/kutubkii lagu tallaalay bariguu yaraa ee marna lagama yaabo inuu garaadkiisa isticmaalo oo ka fakaro santuukha bannaankiisa , haddii buuggiisu/kutubkiisu uu qorayo 2+2=10 isagu waa uun u toban kaas si kaduwanna kama dhaadhacayso ! Aan soo Qaadanno 3 tusaale oo la xiriirta Mabda’a/caqiid ku talaalis ta(indoctrination) taasoo qof ka ka dhigta ruux aan kartoonka madaxa kala dhax bixi Karin si xor ahna u fikiri karin(Dogmatic) : 1. SIYAASADDA : Hitler wuxuu dadka jarmalka ka dhaadhiciyay kuna tallaalay in dadka jarmalku yihiin jinsiga ugu sareeyo aadanaha , wuxuu kaloo mujtamaca jarmalka ku tallaalay in xalku uu ku jiro in la laayo dadka laga tiro badan yahay sida Yuhuudda ,Shuuciyaddii Soviet ka waxay iyana dadkeeda ka dhaadhicisay in nidaam ka dhaqaale ee hanti goosigu(Capitalism) yahay musiibo loona baahan yahay in aadanaha laga badbaadiyo , sidoo kale ree galbeedku waxay dadkooda ka dhaadhiciyeen in nidaamka hanti wadaaggu (Communism) yahay musiibo loona baahan yahay in aadanaha laga badbaadiyo ! 2. MILATERIGA :Millaterigu waa nooc kamid ah “mabda’a/caqiido ku tallaalista (indoctrination) maaddaama askariga laga rabo uun addeecis iyo inay aaminaan aragtida dowladda loonna ogolayn inay fikiraan ama su’aalo ka keenaan waxa cadawga loo tusay ,tusaale barigii aan weerarnay Ethiopia waxaa askarteenna laga dhaadhiciyay in Ethiopia cadaw nagu tahay ayna guumaysato dad soomaali ah ,dhulna ka haysato jamhuuriyadda soomaaliya ma jirin askari su’aal ka keeni karay dooddaas 3. DIIMAHA : ilmaha oo caruur ah ayaa la geeyaa xarun diimeed waxaana lagu ababiyaa/tallaalaa in Diinta waalidkiis/deegaankiisa uun ay sax tahay wixi ka soo harana ay yihiin hadal dhurwaa iyo wax shaydaan xarxariiqay , waxaa hoos loo dhigaa su’aal ka keenista aaminaadda diintaas, bal su’aasha baddalkeeda waxaa la dhiiri galiyaa xifdinta iyo qurxnta codka/farta,waxaan la ogolayn ama ceeb laga dhigaa shakiga iyo su’aalaha sida dabiiciga ah garaadka uga soo maaxda ee lidka ku ah aragtidaas diimeed ,qofka saas lagu soo tallalay markuu waynaado su’aal kastoo aad waydiiso wuxuu uga jawaabi uun “ kutubkayga saa kuma qorna iyo barwaaqadaas/balaayadaas waxaa ka danbeeya waxaan aaminsanaa oo laga caraysiiyay/laga farxiyay , intaas meelna uma dhaafin kartid waayo waxaad la hadlayso waa cajalad duuban ee ma ahan garaad shaqaynaya ! Dhamaan qodobadan aan kor ku soo taxay ma ahan xaqiiq cilmi oo aadanuhu isku raaci karo lana tijaabin karo sida sayniska iyo xisaabta ee waa uun ku tallaalis mabda’a/caqiido (indoctrination) ,Aqoonta aadanaha wax ku soo kordhisa waxay dhiiri galisaa shakiga iyo su’aalaha ,Kutallaalistuna (indoctrination) waxay ka carartaa su’aalaha iyo shakiga waana middaas farqiga u dhaxeeya
0 notes
Photo
Raising Awareness That Slavery Does Exist In War Torn Libya It’s been days,weeks,months and years that passed by that have caused a huge impact on Somali migrants stranded in a racist terror stricken Libya who are vulnerable to slavery and countless torture . Reports have accumulated globally and many Somali families back home are suffering the losses of their loved ones being sold as slaves in Libyan cities. Yet I have not seen a single Zoomali talking about this particular sensitive topic , I have seen like 200 zoomali trends today chanting FREE PALESTINE! Slogans And you’ll be gobsmacked about the amounts of shares and likes it gained within a matter of split seconds . This has put me to question , are zoomalis one of those people who put others interests first and ignore their own needs and causes I have not seen a zoomali intellectual raising awareness nor have I witnessed the political whores of zoomalia condemning this violation against their citizens. Instead what I saw on their broadcast shows they’re basically showing sympathy for some strangers in a middle eastern shitehole desert that don’t give a fuck about you , I wonder do these sandniggers out there even know they have so much fans 😂😂😂😂😂 I debated with a couple of dimwits yesterday in one of these zoomalis groups and he pointed out Arabs problems comes first guess what a lot of them agreed . Basically meaning that if they themselves were to be put in chains and sold by the same guys they were cheerleading for, they wouldn’t have a problem since their masters comes first 😂😂😂😂😂 This is quite unrational behaviour and a severe low self esteem I cannot describe this as stupidity. Beyond As long they are being submissive to some fat old shisha piping arab cunt , they’re rights will always be stepped over Wake Up Somali people Good old somali people died out long time ago it’s these wedlock retarded zoomalis ruining the great image of the Ilmo Samaale race Wake up children of Samaale Realise who your real enemies are ! Ethiopia or Kenya are not your real enemy The enemy is within yourselves! Somalis First Nacalatullahi cala Arabs iyo wixi ka daba orda
0 notes
Text
Qabiilism Must Stop
I don’t think Somalida will never gonna change . It’s too late now they gone too far indoctrinating the young minds with their medieval primitive bullshit . Plus they're getting way too backwards when the rest of the world is prospering and we're too behind(literally centuries behind) to catch up with Nowadays people feel ashamed embarrassed to identify themselves as Somalis I ain't blaming them but their fucking right 100% who on earth would want to associate or intermingle with these braindead herds that worship their qabiil god day and night Qofka soomaaliga qurbaha ku dhashay oo waligooda somalia arkin oo xita luuqadi ku adag tahay ayaa qabiil lagu talaalay yaraantooda markaasa ayay ku qabyaaladsanaya cuqdad awgeed . Let’s just wait until 60’s 70’s 80's ppl die cuz they are the fucking problem It's time for us to deconstruct this fucking error religion and qabiil bullshit out of their pea sized brains these behind people Knowledge should be replaced instead we got religious textbooks that do us no good other than destruction.
0 notes
Text
Why Are Practicing Non-Arab Muslims Facing Discrimination?
Non-Arab Muslims make great strides to disregard and destroy everything they cherished to now spend their lives becoming all things Arabic. Their lives are now bound to Arabism through Islam and they are to spend the rest of their lives becoming a better Muslim even if that means living like the 7th century Arab tribal desert dwellers from which Islam spread from. The conquerors imposed propositions that included learning Arabic to communicate with their new god, Allah. Evidently even most ardent Non-Arab Muslim Quranic scholars face difficulties understanding it and constantly contradict themselves. Yet despite the glaring inconsistencies they will form an unprecedented emotional attachment to it, they will claim that they have the elements of knowledge since they say hail from the pious quraysh tribe , these people engage in cognitive dissonance to gullible individuals like non arab practicing Muslims . For Arabs Islam is a national identity, they felt Allah has sent them this religion for their people alone and initially rejected spreading Islam to non Arabs. Islam gave them everything they could possibly want and more. A non practicing Arab Muslim feels closer to Islam than the most pious non-Arab Muslim since for Arabs Islam is his/hers and others are simply emulating them to be closer to their Allah. Under Sharia law the non-Arab Muslim cannot marry Arab women, although an Arab man might marry a non-Arab women. It's a hierarchical system in which the Quraysh tribes of the prophet remain the highest and most favored by Allah; Sahih Bukhari 4.56.704: Allah's apostle said; "Authority of ruling will remain with Quraysh, and whoever bears hostility to them, Allah will destroy him as long as they abide by the laws of the religion." Sahih Bukhari 4.56.705: Narrated Ibn `Umar: The Prophet said, “Authority of ruling will remain with Quraish, even if only two of them remained.“ A non-Arab Muslim's life mission is to blindly follow what Arab rulers say – because only they are the blessed ones to have received Allah’s last message in their own language – and work for propagation of Islam so that an Arab can tomorrow become a Caliph. This is the reason why the more extremist a non-Arab Muslims is, the more likely they are to emulate Arabs while deliberately destroying their own culture and identity. The spread of Wahabbism has brought about a level of Arab-centric domination of non Arab Muslims unseen in modern times (consequent of Arab petro dollars). Simply put, they got money and began to expand the sphere of influence, for non-Arabs this has caused terror, suicide bombings, etc. This pattern has been repeated in much of history, it's the reason religions have caused more death and destruction than any other ideology in human history. While we Somalis abandon our culture and everything that we identified as before and we have replaced it with Arabic culture by pleasing some random arab in a random desert shitehole , no matter how committed we are to this religion we will always be looked down upon due to our differences of appearances. These people sees us inferior yet we are the ones that chose this slave mentality. How are we still pleasing these fat fucking arab shisha piping cunts that couldn't give a shit about your devoutness ! War hurdada ka kaca Soomaaliyey Rise up
0 notes